Garnaqsi media

Garnaqsi media Waa bog madaxbanaan

28/10/2023

War deg deg ah hada kadaawo GARNAQSI MEDIA qaybta youtube ka kaas oo kusaabsan dagaalka qaza

28/10/2023

GARNAQSI MEDIA

09/10/2023
Xoghayaha guud ee jaamacada carabta dr axmed abul qays ayaa sheegay inuu jiro qorshe  hoose oo jaamacada carabta iyo ruu...
09/10/2023

Xoghayaha guud ee jaamacada carabta dr axmed abul qays ayaa sheegay inuu jiro qorshe hoose oo jaamacada carabta iyo ruushku wadaan si dagaalka loo joojiyo maraykankuna aanu shaqo kulahayn arintan ay wadaan

Wararkii ugu danbeeyey ee dagaalka falastiin1-Dhimashada yuhuuda =1000  oo ay 189 kamid ahi yihiin askar 11 sarkaal 2-Dh...
09/10/2023

Wararkii ugu danbeeyey ee dagaalka falastiin
1-Dhimashada yuhuuda =1000 oo ay 189 kamid ahi yihiin askar
11 sarkaal
2-Dhaawaca yuhuuda =3000
3-maxaabiista yuhuuda =145
5-goobaha lagu dagaalamayo ilaa hada waa 11 aag ama dhuka yuhuuda lagu deegaameyey sida
1.zakiim
2.isdiiroot
3.iireez
4.yaad moordukhaay
5.natiif
6.naaxil cooz
Oo gabi ahaan kudoolan marinka qaza

Dhanka falastiin
Dhimasho =590
Dhaawaca =2960
Maxaabiista =45
Sidookale gebi ahaan ama 45% magaalada qaza caawa waxa burburiyey diyaaradaha yuhuuda

26/09/2023

Miyaad taqaanaa isha wararka barnaamij kooban oo kusaabsan cinwaankan been abuurka iyo waxyaabo ceeba oo kale kushaqaysta ayaan caawa idin lawadaagaynaa

24/08/2023

Address

Qoratay Street
Jijiga

Telephone

+251992319677

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garnaqsi media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Garnaqsi media:

Share