Bookh yar media inc

Bookh yar media inc Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bookh yar media inc, Media/News Company, 00251935784284, Jijiga.

Madax Xaafiiseedka Biyaha Ee Dagmada Boookh πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚Cidii Rer Bookha Un Baa Sawirkaa Kahadli KartaπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚Allow sahal Amu...
31/08/2021

Madax Xaafiiseedka Biyaha Ee
Dagmada Boookh πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Cidii Rer Bookha Un Baa Sawirkaa
Kahadli KartaπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Allow sahal Amuuraha:-

31/08/2021

Caways wanaagsanπŸ–βœ‹

18/03/2021
Abdulaahi dhagahoor-wasiirada-Deegaanka-sharaftii-buukadilayShaaqale- dagmada-oo rer danyaraCaagad-saliida siiyey-buuba ...
26/09/2020

Abdulaahi dhagahoor-wasiirada-
Deegaanka-sharaftii-buukadilay
Shaaqale- dagmada-oo rer danyara
Caagad-saliida siiyey-buuba

Iskusawirayaah-xitaa maxisoode πŸ˜‚
Weeyaaan the next time!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Ileeen ceep looma dhinto ---------------\\\\--------------\\\\\\\-----------------Geed ay kuxoqopa hawaydo candhoBeeshad...
24/09/2020

Ileeen ceep looma dhinto
---------------\\\\--------------\\\\\\\-----------------
Geed ay kuxoqopa hawaydo candho
Beeshadu-
Marka siyaasigu inta bulshada-
Uu dhexgalo kalaqaypiyo jifo jifo
Uu ukala qaypiyo waxaad-iledahiin
Hakahadlin oo dadka hatusin
Siyaasigu dadka hakadaayo kalsoco
Qapyaaladaysan-

Maanta waxaan idin la wadagayah
Arin kataagan dagmada galhamur
Hadapa xalay-walakalaqaypiyey
Muran hasan birqis&gidomiyaha
Dagmada udhaxeeyah waxana
Laislagaray heer gobal ilaa heer
Deegaan waaana waxaad-ogaan.
Doonta aaan.

Kornaylka ciidanka ee hasan-birqis
Wuxuu shiriyey beesha rer xirsi farah
Waxuuna waydiistay inay dorashada
Codka siiyaan maadama umusharax
Yahay sidoo kalana ay beel-ahaan
Ukeenaan (50.000) oo doolar
Si uu ola olaha ugu galo badalkedana
Uu gidoomiyaha Dagmada sinayo
Markuu jigjiga-kunoqdo?

Halkaas markay-xaajudu marayso
Waxaa awoodiisa-gidoomiye nimo
Gidoomiyahii dagmada mudane Vvito
Wuxuu waxay gidoomiyaha gobalka
Wuxuuna usheegtay kalaqaypinta
Katagan-galhamur sidoo-kale wixii
Xumaada-ama labada-beelood
Kaladhexmara ama iskudhaca
Asaga bari lagaxisaptamayah
Sidaasi-darteed ogaada anigu talo
Kumalahi waxaa kasocda intaas
Buu gobalka ugudbiyey

Gidoomiyaha gobalka wuxuu toos
Uwacay madaxa xarunta dhexe
Ee xisbiga-bb enginer maxamad
Shaaale wuxuuna usheegay
Waxaa galxamur kasocda madama
Ninkaasu asagasime heer deegana
Yahay gobalku kamatilaabo qadi
Karo maxamad-shaale wuxuu wacay
Birqis wuxuuna-usheegay inuu dag
Dag jigjiga kusoogalo

Halkaas bay saka kuwaabariisatay
Howshii maamulka gobalka waxay
Iskuhowleen-inaan dadka shcapka
Lakala-qaypin aaad-bay iskugu
Howleen-ilaa madaxtooyada-bay
Gaaarsiiyeen xalay-arintaa galxamur
Madaxtooyada-walagarsiiyey

Fg:arinaa aaan kasoosheekeeyey
Hadaad-malawaa&been aaad-
Uqaptaaan waydiiya-gidomiyaha
Vito gidoomiyaha galxamur aaad-ban
Ugumahadcelinayah sapaaptoo-ah
Wuukudadalay-inaaan bulshada
Waalaalaa-oo rer Galxamur Media
Rer galxamur inaan-lakalaqaypin

Fg-muuse japriil πŸ‘

Shaqalaha xisbiga bb ee dagmadaGalaadi ayaa siyaabo kaladuwanUgahadlay sapapta-uu abdi lugay Tapapar uu uleeyahay  rer g...
23/09/2020

Shaqalaha xisbiga bb ee dagmada
Galaadi ayaa siyaabo kaladuwan
Ugahadlay sapapta-uu abdi lugay
Tapapar uu uleeyahay rer galaadi
Xubin onlf katirsan
Galaadi ayaa waxanu uqon sanynah
Meeshii lagu xabaalay xisbiga bb

Xubin onf oo aaan waligiis aaminin
Xeer-hoosadka xisbiga sidee looyiri
Shaqalaha tababar ayagoo shaqalah
Ay kujiraan xupno (30) kadirin xisbi
Ahaaaa

Bookh waxaa-sakaa soo gaarayGidoomiyaha bariga-doolo-ee xisbigaOnlf-Ahna madaxa-arimaha-siyasada Ee gobalka doolo-ee xis...
23/09/2020

Bookh waxaa-sakaa soo gaaray
Gidoomiyaha bariga-doolo-ee xisbiga
Onlf-
Ahna madaxa-arimaha-siyasada
Ee gobalka doolo-ee xisbiga (bb) ama
Barwaaqo labadaas-xisbi oo way
Midoobeen waxayna-kumidooben
Gobalka doolo
Masuul-waxaa soodhaweeyey rerkisa
Oo soocan-alow ale dadkii shcapka
Ahaa way yaabanyahiin (onlf) &(bb)
Oo wada-shaqaynayah khatar-wayn
Bakadhalankarta fadlan-hala-iska
Ilaaliyo, πŸ€£πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£

Maaashalah shaqo adag baa idin Sugaysah shacapkuna-wuu idin firinCadalad&sinaaan-kushaqeeyaSaad-hormar ugaartaa dadkana-...
21/09/2020

Maaashalah shaqo adag baa idin
Sugaysah shacapkuna-wuu idin firin
Cadalad&sinaaan-kushaqeeya

Saad-hormar ugaartaa dadkana-
Aad ugaarsiisaan

Shalay&maanta Gobalka doolo waa gobalka kaliyaOo ay kubahoobeen-oo ay kuraastaQaypsadeen xisbiyada-(onlf&bb) Mustafe - a...
21/09/2020

Shalay&maanta
Gobalka doolo waa gobalka kaliya
Oo ay kubahoobeen-oo ay kuraasta
Qaypsadeen xisbiyada-(onlf&bb)
Mustafe - abdulahi haashi oo kamid
Ahaa howlwadeenada-xisbiga onlf-
Ayaa hada-loomagacapay madaxa
Arimaha-siyaasada-gobalka doolo
Ee xisbiga bb ama-barwaaqo
Gobalka doolo iskumilan-siyasaded
Baakadhacay-waanu soodheynaynah
Xisbiyada-bahoobay onlf&xisbiga
Bb ama barqaaqo

Lacagtii cuspayd oo jigjiga sogadhayGobalada-&dagmooyinka wayUsoo-gudbaysah lakiin-dadka shacap Ah mudo (3) bilooda-baal...
19/09/2020

Lacagtii cuspayd oo jigjiga sogadhay
Gobalada-&dagmooyinka way
Usoo-gudbaysah lakiin-dadka shacap
Ah mudo (3) bilooda-baalooqapty
Lacagaha-habadashaaan oo lacagta
Cusup-hakubadashaan inshalah
Hormar-wacan baanu sugaynah

Waxaaan layaapay dadka cadifaysanOo leh mustafe abdulahi haashiOnlf mahayn Mustafe wuxuu kamid ahaa xupnahiiUu hogaamina...
19/09/2020

Waxaaan layaapay dadka cadifaysan
Oo leh mustafe abdulahi haashi
Onlf mahayn
Mustafe wuxuu kamid ahaa xupnahii
Uu hogaaminayey gidoomiyahii onlf
Mudane abdirahman maadeey
Oo socdaal Kumarayey bariga doolo
Haatan waa-madaxa arimaha
Siyaasada-gobaaalka doolo
Waxaa laiigumaqanyahay-xog
Farabadan oo laxiriirta mustafe
&shaqooyinka uu ururka kasooqabty
Si aaan bulshada-doolo ugu xaqijino
Inaan-wax beena-kasheegin mustafe
Cidii nidaam qabiil kudifacaysah
Banaaanka hais keeento

Maaashalah marlabaad hanbalyoSxp nistafe abdulahi HAASHI anakoo ah onlf waanu kuu hanbalyeyNayaaah---maashalah doolo-xis...
19/09/2020

Maaashalah marlabaad hanbalyo
Sxp nistafe abdulahi HAASHI
anakoo ah onlf waanu kuu hanbalyey
Nayaaah---maashalah doolo-xisbi
Yadii-way kumodoobeen-mashalah
Congraltion sxp mustafe

15/09/2020

Jahwarer siyaasadeed-baaka jira
Gobalka doolo

Mustafe abdulaahi haashi oo ah Xibin-onlf ayaa waxa laleeyahay Waxalagasoodhigayah-gidomiyahaBookh πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚waa jwxo seebuuKun...
01/09/2020

Mustafe abdulaahi haashi oo ah
Xibin-onlf ayaa waxa laleeyahay
Waxalagasoodhigayah-gidomiyaha
Bookh πŸ€£πŸ˜‚πŸ˜‚waa jwxo seebuu
Kunoqonkaraa gidoomiyaha magalka

28/08/2020

Soodhawaada sxpyaaal waxaaan
Idinsoo gudbin doonaa-warar
Xaqiiqa

Maaashalah hanbalyo weeyaan
03/08/2020

Maaashalah hanbalyo weeyaan

_ wardheer_wali dulmi_baalayah_Xabsiga_wardheer_oo_noqday_kii_jeel_Ogaaadeen_oo kaleWaxaa_xabsiga_wardheer wali kuxiran_...
11/06/2020

_ wardheer_wali dulmi_baalayah_
Xabsiga_wardheer_oo_noqday_kii_jeel_
Ogaaadeen_oo kale
Waxaa_xabsiga_wardheer wali kuxiran_
Dhalinyaro_lagasoo_afduuptay_magalada
Bookh_ayaagoona_wax di_ah laguwaayey_
Waxayna_ilaaa&hada_kuxiranyahiin_
Xabsiga_wardheeer_ wali_wax maxkamada_
Xitaa_lamagayn_wardheer_wali_wali
Dulmi_baayaalah_
gidoomiyaha_cusup_ee_gobalka doolo

Abdishakuur_xaashi cali_saafi_
Wainuu_dhalinyaradaas_dulmiga_kuxiran
Wainuu_xuriyadooda_dip_ugusooceliyah

Address

00251935784284
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bookh yar media inc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share