Carale amaadin Community

Carale amaadin Community Please follow like Shere comments

Budhcada trafficada aha wanba ronahay haday dhibtay nagu hayan umadu ogtahay
22/02/2024

Budhcada trafficada aha wanba ronahay haday dhibtay nagu hayan umadu ogtahay

Bajaaj layaasha Magaaladu way dhiban yihin waliba ila xad wax loo dul qaadan karana ma ah qof Bajaaj wata oo reerkisi bil iyo masaarif ka suugayan ayay qabanayan qolyo taraafig ku sheg ah labaadi cisho cisho ayu suuqa u soo baxaya cishadina waa la qabanaya waliba wadoyinka wawayn ma mari karaan luqaaqa waxa u tagan tarafig iyo askar an taraafig ahayn lkn shaqadi taraafiga haysaa oo in ay bajaaj qabtan moye an hawl kale haynin

Ilaahayba ina diliye sidani xal ma ah labaadi cisho hal cisho shaqo tag cishadina ha lagu qabto oo adu waliba dayn sii gal sii ad isku fur fuurato adiga iyo bajaajtadu waa hawl ka tagan Magaalada Jigjiga ciid walbana markhti ka tahay masuul iyo shacaaba.

Isha xogta: Hadi Mahad Ibraahin

09/05/2023
05/05/2023

Saadaali oo ku guulayso $𝟓𝟎, ciyaarta go'aamin doonta inay soo baxdo Sooomaaliya, taas oo caawa dhexmari doonta 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 iyo 𝐒𝐞𝐧𝐞𝐠𝐚𝐥 ee koobka 𝐔-𝟏𝟕 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚 𝐂𝐮𝐩 𝐨𝐟 𝐍𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬.
𝐅𝐈𝐈𝐑𝐎 𝐆𝐀𝐀𝐑 𝐀𝐇: Saadaashu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato.
𝐒𝐇𝐔𝐑𝐔𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀:
1. 𝐋𝐢𝐤𝐞-𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐩𝐚𝐠𝐞-𝐤𝐚,
2. 𝐏𝐨𝐬𝐭𝐞𝐫-𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐞-𝐠𝐚𝐫𝐞𝐞𝐲.
3. Hadii ay wada saxaan dhowr qofood natiijada ciyaarta waxaa ku guulaysan doona abaalmarinta 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐱𝐚𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲.




29/04/2023

Saadaali Kulanka Caawa oo ku guuleyso$10.
Shuruuddaha:
** follower gareey Page-Ka.
** Share-Garey Post-Ga.
** Saadaalintu Waxeey ku egtahay ciyaarta markeey bilaabato.

19/04/2023
12/04/2023

“Wan idin salamay dhaman umada somaliyed”

Warda xaashi nikeeda
19/01/2023

Warda xaashi nikeeda

Meldhantow waydiyu wayay ninkasi  wuutagay iyo wuu jogada kubadatay 😁😁😁😁
18/01/2023

Meldhantow waydiyu wayay ninkasi wuutagay iyo wuu jogada kubadatay 😁😁😁😁

Cabdulaahi muxumed Gaas waa Wiil reer fiiq ah kasoo jeeda qabalaha Hilaac oo an indhaha waxba ka arag mudo Walalken wuxu...
18/01/2023

Cabdulaahi muxumed Gaas waa Wiil reer fiiq ah kasoo jeeda qabalaha Hilaac oo an indhaha waxba ka arag mudo

Walalken wuxu Indho laayahy mudo 15 sano ah wuxuna kunoolaa meel miyi ah oo fiiq udhaw hadase si uu cid gargaarta uhelo dhakhtarna ugaysa Magaalada ayuu yimid xanunka kudhacay wuxuu ahaa isagoo socda ayay dabayl kudhufatay indhaha kadib inyar ayuu xanunsanayay markii danbe wuxuu indho beelay isagoo sooman xili Aroor ah 2 saac tahay indhaha waxba ka arki waayay ayuu idhahay 😭

Majiro ilaa iyo wakhtigaas uu indho beelay cid caawisay oo dhakhtar gaysay ama xil iska saartay hooyadii oo inbadan Arintiisa kujirtay marar badana isku dayday in Ay dhakhtar gayso mudo ayay xanunsatay waana ay geeriyootay😭 Allah haunaxarsto

wixi intaas kadanbeeyay wuxuu iisheegay inu Aad uga walbaaharay geerida Maamada uuna helayn cid caawisa oo kale ama garab

Kasokoow duruufaha nololeed iyo xaalada uu kusugan yahy cabdulaahi waxa kasii Daran siduuna wall Garab taagan oo caawiya uhaysan

walalken oo aan meel Yar oo shah laga cabo sikadis ah kula kulmay kadibna aan go aan saday inan bulshada usoo bandhigo xaaladisa ayan wareystay wuxu iisheegay isagoo dhahay markan saabuun jidhka kumaydho aad ayay saabuunta iigubtaa indhaha taasoo cadaynaysa in indhihisa wax laga qaban karo Allah khayr haka dhigee

Walalken wuxuu ubaahan yahay Garab istaag iyo hiil Fadlan aan caawino cidii dar Allah ucaawin karta numberkaas halaga caawiyo

Cabdulahi Cabdi Cali +251 91 505 9315
0920438378 Ayanle Haji

Fadlan hadada caawin Karin kucaawi inaad Qoraalkan meel fog gayso siloo caawiyo wall adoo share gareynaya taasoo kadhigan inad nagala qayn qaadatay caawinta walalken

✍AyAyanle Dalmar CapitanoaAyanle Dalmar CapitanoaAyanle Dalmar Capitano

Address

Jigjiga
Jijiga
SACWALLWADKUMAHADSANTAHAYFARINTADASIDAUGUDHAKHSABADANBALAGAGAJAWABIFARINTADAINSH

Telephone

+18587878778

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carale amaadin Community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share