HARTA MEDIA 24

HARTA MEDIA 24 NEWS HN

Mw mustafe cagjar ayaa dhagaxdhigay dugsi sare degmada Babili
04/05/2022

Mw mustafe cagjar ayaa dhagaxdhigay dugsi sare degmada Babili

Waxaa sirasmiya u furmay shirwaynihii xisbiga Epp  waxaana hogaamin haya adan farax
11/03/2022

Waxaa sirasmiya u furmay shirwaynihii xisbiga Epp waxaana hogaamin haya adan farax

Degmada gursum ee gobalka fafan waxaa loo balansan yahay caleemo sarkii sudanga belaha somaliyeed ee AKISHO  bisha 20.3....
08/03/2022

Degmada gursum ee gobalka fafan waxaa loo balansan yahay caleemo sarkii sudanga belaha somaliyeed ee AKISHO bisha 20.3.2022 ayaa lagu wadaa in lagu caana shubo suldaan bashiir cali xaydar xarunta degmada ee banbaas halkaas oo xaflad wayn oo aad losoo abaabulay lagu qaban doono ....

Waxaa si habsamiye ooga socda magalada adama shirkii xisbiga Epp
08/03/2022

Waxaa si habsamiye ooga socda magalada adama shirkii xisbiga Epp

Ugu yaraan 9 gaal dhalinyara somaliyeed oo ka dahriibtay turkiga ayaa ku dhimatay bada giriiga  allah ha u naxariisto
04/03/2022

Ugu yaraan 9 gaal dhalinyara somaliyeed oo ka dahriibtay turkiga ayaa ku dhimatay bada giriiga allah ha u naxariisto

NEWS

Gobalka dolow waxaa dagaal ku dhaxmaray 2 belood oo wada daga  inta laxaqiijiyay 19 ruux ayaa ku dhimatay tiro intaas ka...
03/03/2022

Gobalka dolow waxaa dagaal ku dhaxmaray 2 belood oo wada daga inta laxaqiijiyay 19 ruux ayaa ku dhimatay tiro intaas kabadana way ku dhaawacantay
Allah haka laqaboojiyo

NEWS

Waxaa aad looga dayrin hayaa jelasha ku yaala dowlad deganka somalida Ilaa 3 dii sano ee u danbaysay waxaa lasheegay in ...
03/03/2022

Waxaa aad looga dayrin hayaa jelasha ku yaala dowlad deganka somalida
Ilaa 3 dii sano ee u danbaysay waxaa lasheegay in jelasha jigjiga lagu dhaxsumeeyo siyasiyiinta ka fikirduwan xisbiga Epp ee talada haya waxana cadaymo loohayaa oo jeelka dhexee jigjiga ku dhintay Allah ha u naxariisto nimcaan xamire hadana waxaa aad ugu dhax xanuunsan cabdullahi Gisile ...

Degmada guradhamole ee gobalka mana waxaa laga hirkaliyay mashruuc aad u balaadhan kasay kacanta ku hayso dowlada dds ma...
03/03/2022

Degmada guradhamole ee gobalka mana waxaa laga hirkaliyay mashruuc aad u balaadhan kasay kacanta ku hayso dowlada dds mashruucan dhulbereedka ayaa ku fadhiya 250 km2 oo dhulbereda kuna yaala qabalaha shumays oon sidaas uga fogayn degmada guradhamole waxaana ku baxaysa aduunlacageed oo dhan 95 million oo Bir
Waxaana lagu wadaa inay dadbadani kafaidaysan donaan ...

Subax wanaagsan somali somali
03/03/2022

Subax wanaagsan somali somali

NEWS

Ninkan ciyala suuqa oo xaliye lagu magacaabo aadna u afxumeya hablaha somaliyeed ayaa maanta sixun loo jidh dilay
01/03/2022

Ninkan ciyala suuqa oo xaliye lagu magacaabo aadna u afxumeya hablaha somaliyeed ayaa maanta sixun loo jidh dilay

Warimayside War hakaa hadho
01/03/2022

Warimayside
War hakaa hadho

NEWS

Mw mustafe gabdhaha xidhitankooda maxaa laga siyaa oon ka ahayn ceeb iyo gunimo Nabad TV ayuu xidhay gabadhii lahaydna  ...
01/03/2022

Mw mustafe gabdhaha xidhitankooda maxaa laga siyaa oon ka ahayn ceeb iyo gunimo
Nabad TV ayuu xidhay gabadhii lahaydna wadanka ayay iskaga tagtay .
Hadana sacda ayuu xidhay
Sacad hotel ay lahaydna woo xidhay .
Kolay waa inan gumeednimo in ladhibo gabdhaha somaliyeed

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HARTA MEDIA 24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share