Dhamole news

Dhamole news political

  'region
16/04/2026


'region

28/02/2025

Ramadan kariim

Ramadan mubarak All Muslims around the world
28/02/2025

Ramadan mubarak All Muslims around the world

  Mountain  DDS
30/09/2023

Mountain DDS

03/09/2022

Wasiirkii caafiimaadka Portugal oo xilkii iska casishay ka dib Geerida Haweeney Xaamilo ahayd.Wasiirka caafimaadka dalka...
31/08/2022

Wasiirkii caafiimaadka Portugal oo xilkii iska casishay ka dib Geerida Haweeney Xaamilo ahayd.

Wasiirka caafimaadka dalka Portugal Haweeneyda lagu magacaabo Dr. Marta Temido, ayaa xilka iska casishay saacado uun kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ay geeriyootay Haweeney xaamilo ahayd oo dalkaasi dalxiis u joogtay kaddib markii laga soo celiyay qeybta Haweenka ku umulaan ee Cusbitaal ku yaalla Magaalada Lisbon.

Haweeneydan oo 34 sano jir ahayd una dhalatay dalka Hindiya ayaa sida la sheegay Wadnuhu uu istaagay, xilli marba la geynayey mid ka mid ah Cusbitaallada ku yaal Magaalada Lisbon.

Arrintan ayaa timid xilli ay soo baxayeen dhacdooyin is-xigxigay oo ka dhacayay Cusbitaallada dalkaasi, kuwaa oo loo aaneynayo shaqaale la’aanta ka jirta qaybaha Haweenka ku umulaan ee guud ahaan Cusibitaalalda dalka Portugal.

Dr. Marta Temido ayaa Wasaaraddan caafimaadka madax ka ahayd tan iyo 2018-kii, waxaana lagu amaanaa sidii ay u maareysay Masiibada cudurka Covid-19.

BBC.

Kal-fadhi degdeg ah oo galabta uu yeeshay Golaha Xildhibaanada DDS ayna shir guduuminayeen Af-hayeenka Golaha Marwo Ayaa...
26/08/2022

Kal-fadhi degdeg ah oo galabta uu yeeshay Golaha Xildhibaanada DDS ayna shir guduuminayeen Af-hayeenka Golaha Marwo Ayaan Cabdi iyo Af-hayeen kuxigeenka Mudane Ibraahim Xasan ayna kasoo qeybgaleen hogaaminta Xukuumada DDS oo uu ugu horeeyo MW DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa lagaga dooday laguna ansixiyay laba ajande oo kala ah:-

1-Ansixinta hadal-qoraaleedkii Kal-fadhigii kan kahoreeyay.
2-Ansixinta labada degmo ee kala ah Dhuunyar iyo Deymeed oo katirsan Gobolka Siti.

Source: Xafiiska Golaha Xildhibaanada DDS

Degmada Qarsaaduula iyo Tuulooyinka Hoos yimaada  Waxaa ka Jira Biya la,aan Daran
23/08/2022

Degmada Qarsaaduula iyo Tuulooyinka Hoos yimaada Waxaa ka Jira Biya la,aan Daran

23/08/2022

23/08/2022

Address

Gura Dhaamole
Jijiga
SULDAANKA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhamole news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share