Solution Web Tv

Solution Web Tv Political Analysis

27/01/2024

Goljano District, Fafan Zone, Somali State, Ethiopia ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น

The 1977 Ogaden war The Ogaden War, also known as the Ethiopian-Somali War, was a conflict that took place from 1977 to ...
21/12/2023

The 1977 Ogaden war

The Ogaden War, also known as the Ethiopian-Somali War, was a conflict that took place from 1977 to 1978 between Ethiopia and Somalia. The war primarily revolved around the disputed region of Ogaden, which is located in the southeastern part of Ethiopia and is predominantly inhabited by ethnic Somalis.

The roots of the conflict can be traced back to the Somali irredentist claims on the region, as Somalia sought to incorporate the predominantly Somali-inhabited Ogaden into a greater Somalia. At the time, the Ogaden region was under Ethiopian administration, which led to tensions between the two countries.

The war began on July 23, 1977, when Somalia launched a full-scale invasion of Ethiopia, hoping to gain control of the Ogaden region. Somalia's military initially made significant territorial gains, advancing deep into Ethiopian territory. However, Ethiopian forces, with substantial military support from the Soviet Union and Cuba, gradually pushed back the Somali advance.

The conflict was marked by intense fighting, with both sides employing conventional military tactics. The Ethiopian armed forces ultimately managed to regain control of the Ogaden region and even pushed into Somali territory. The war officially ended in March 1978 when Somali forces withdrew from Ethiopia.

The Ogaden War had significant geopolitical ramifications. It strained relations between Somalia and Ethiopia for many years and had a lasting impact on the region. It also contributed to the broader Cold War dynamics in the Horn of Africa, as the Soviet Union supported Ethiopia, while Somalia received backing from the United States and other Western countries.

Overall, the Ogaden War was a complex conflict with historical, ethnic, and geopolitical factors at play. It had a profound impact on the Horn of Africa region and the relationship between Ethiopia and Somalia.

25/07/2022

Waa Video wax badan bidhaaminaya/ iftiiminaya .
Xog Yaab Badan : 4.5 Ma Gacmaha Dadka ayuu Ilaahay Ku qoray?

Xaqa video ga waxaaa iska leh Horyaal24 TV

22/07/2022

Waa war wax badan kaaga iftiimin doona xaalada iyo halka aya marayaan Dagaalada ka socda xuduuda u dhaxaysa Dawlad Deegaanka Somalida iyo Dalka Somalia

Waraysigan waxaa inoo soo diyaariyay Wariye Farah Abdulkadir Mohamed

22/07/2022

Ethiopiadii kore waxay leeyihiin madaxwayne mustafe oo jiida h**e ee dagaalka jooga iyo libaaxyadii bariga ee liyuuga policeka somalida iyo maleshiyadkoodii ayaa cashir udhigay argagixisadii alshabaab.

Wuxuu leeyahay waxaa lala yaabanyahay mustafe oo jiida h**e tagay oo ciidanka siinaya moral dhiiri galin.

21/07/2022

Waxaa wali laraadinayaa kooxdii sida bilaa jihada ahayd usoo gashay deeganka, waxaana afarta jihaba ka galay kuwii meeshay galaanba qiiqa ka duulin jiray.

Arinka cajiibka ah ayaa ah 2013kii markay isla meeshan kasoo galeen ee markii danbana lagu dul dhaanteeyay waxaa ciidanka liyuga watay kornayl sakariye, isla maantana waxaa wata ciidanka isagii oo general ah.

Dhanka kalena masuuliyiinta amniga ugu saraysa iyo madaxwaynihii deegankuba waxay kusuganyihiin goobtaas.

Waan bogadinayaa guushina๐Ÿ’ช

W/Q Cabdi barudd.

"Sidaad ugu Dul dhaantayn jirteen ugu DamaashaadaShabaabeey ma Daasheen ku dhaha Waanu idin dayneDiracnimada waa loo dha...
21/07/2022

"Sidaad ugu Dul dhaantayn jirteen ugu Damaashaada
Shabaabeey ma Daasheen ku dhaha Waanu idin dayne
Diracnimada waa loo dhashaa Dirir aqooneed'e
Ku Durduriya waa kaad Dagaal Dir u lahaydeene.."

Cabdishakuur Af-magaaxshe

Marwalba waxaan garab taaganahay Halyayada Liyu polis Guul inzha Allah  Waan hubnaa inaad cadawga meel saari doontaaa. H...
21/07/2022

Marwalba waxaan garab taaganahay Halyayada Liyu polis
Guul inzha Allah
Waan hubnaa inaad cadawga meel saari doontaaa.

Hala share gareeyo
si ay u gaadho cadawgeena inaan garab taaganahay halyeeyada Dhulka hooyo.
Like saara
si ay anaga dhiiri galin noogu noqoto.
Nasoo follow gareeya
si aad marwalba oolo socotaan halka ay marayso Xalaada siyaasadeed ee Dhulka soomalida iyo guud ahaanba caalamka .
Waxaana meesha ka maqnayn ciiyaraha iyo madadaada

05/04/2022

Isku soo noqod wngsn daawadayaal
RAMADAN KARIM

Uhurru kenyaata madaxweynaha Dalka Kenya ayaa maanta soo gaadhay dalka Ethiopia ia ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น waxaana soo dhaweeyay Abiye Ahmed ...
14/11/2021

Uhurru kenyaata madaxweynaha Dalka Kenya ayaa maanta soo gaadhay dalka Ethiopia ia ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น waxaana soo dhaweeyay Abiye Ahmed Ethiopia ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น .

Wali lama sheegin ujeedka safarkiisa .

https://www.webtalk.co/mohamed.kamal.10Wll Nagula soo biir oo nagala faa iidayso isticmaalka barnaamijka web talk  oo la...
07/11/2021

https://www.webtalk.co/mohamed.kamal.10

Wll Nagula soo biir oo nagala faa iidayso isticmaalka barnaamijka web talk oo laga sameeyo lacago fara badan waxaana daafaha caalamka ka soo gala barnaamijkan web talk dad gaadhaya 15million oo ruux

Mar labaad waxaan ku boorinayaa dadka igala socda page kan solution Web TV inay barnaamijkan ka faaidaystaan .

Wixii faahfaahina ee ku saabsan barnaamijkan web talk waxad nagala soo xidhiidhi karta number kan hooz ku qoran

+251905017230

Mahad sanidiin

+251905017230

student at Zolve net

Wilka waxaa laga celceliyay inuu gudaha xarunta usoogalo ilaa markii dambe gabadha lagu yiri wiil ayaabanaanka kuu taaga...
05/11/2021

Wilka waxaa laga celceliyay inuu gudaha xarunta usoo
galo ilaa markii dambe gabadha lagu yiri wiil ayaa
banaanka kuu taagan. Kadib markuu gabadha arkay wuu
suuxay

"Markuu suuxay gabadha mooto ayey la kortay. Aad ayey
u naxday, jilbaheeda ayuu jiifay muddo. Wey ku dul
fikirtay. ilaa markii dambe uu soo naaxo. Aad ayey isugu
ilmeeyeen iyagoo midba midka kale eedaya"

"Aniga ayaa gabadha Saaloonka u sameynaayay. Waan la
shekeystay waxyar. Waxey ii sheegtay in wiilka kala
hareen muddo kahor. Hadana ay dhowaan guursan rabto"

"Jaceylka waa halis. Dhalinyarada hadii jaceylka aan
daacad laga noqon dhibaato aan la fileyn ayuu qofka ku
keenayaa. Siiba dumarka aan dhihi lahaa inay wiilasha ay
jecel yihiin aysan qiyaamin"

Waa Dad Goobjoog u ahaa dhacdadii xalay ka dhacday
Mugdisho ee wiil Dhalinyaro ah, uu ku hor suuxay goob
dumarka lagu qurxiyo kadib markil uu ka warhelay in
saxibtiis guursaneyso.

Hadda Guurka gabadha waala hakiyay. Warar ayaana
sheegaya in gabadha aysan raali ka ahayn ninka ay
guursan lahayd oo qoyskeeda ayaa ku qasbayay.

Xigasho:

Address

Jijiga

Telephone

+251905017230

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Solution Web Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category