hormuud tv

hormuud tv bandhig baaxadle kala soco hormuud tv

02/07/2025
WAR DEGDEGA.Komishiner Kuxigenka Booliska,Cali Cabdi oo hada warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay Kiiskii gabadha yaree ...
02/07/2025

WAR DEGDEGA.

Komishiner Kuxigenka Booliska,Cali Cabdi oo hada warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay Kiiskii gabadha yaree sidda xun loo dilay. Wuxuu sheegay in Kiiskan loo fuliyay qaab ahaa inaan wax raada la reebin. Wuxuu xusay in natiijo fiican la maqli doono xili dhaw.

Cali Cabdi, ayaa sheegay in dad kala duwan Kiiskan loo xidhay, islamarkaana aysan denbi wada gaysan balse baadhista lagu kala saari doono. Cali, ayaa sheegay in Kiis uus Xabbaala oo noocana 10 Bilood kahor dhacay, balse bishan gudaheeda la soo qabtay dembilihii gaystay falka. Wuxuu sheegay in marxumadii dhimatay odaygeedii Kiisku ku caddaaday.

"Waxaa baadhitanka h**e naga caawiyay qalab Casri ah oo Federalku hada keenay. Cid fal dembi gaysata oo qarsoomi karta majirto. Waa lasoo qaban doona, ku kalsoonada.." ayuu yidhi.

W-Q: Macalinka Soomaaliyed (Ms)
Voss Tv

Deegaanka ayaa dhawaan laga bilaabi doonaa adeegga Hal Goob (MOSEB).‎‎Tabbabar ay ka soo qayb’galeen xafiisyada bixinaya...
02/07/2025

Deegaanka ayaa dhawaan laga bilaabi doonaa adeegga Hal Goob (MOSEB).

‎Tabbabar ay ka soo qayb’galeen xafiisyada bixinaya adeegga Hal Goob, oo 117 adeeg Hal Goob ku bixin doona, ayaa lagu qabtay magaalada Jigjiga. Madaxweyne ku-xigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, oo tabbabarkan furay, ayaa sheegay in xubnaha tabbabarkan qaadanaya looga baahan yahay in ay sidii loogu talo’galay uga faa’iidaystaan tabbabarkan, maadaama ay hoos u dhaadhici doonaan.

‎Adeega Hal Goob (MOSEB) ayaa si weyn u fududeyn doona adeegga ay bulshada ka helaan xafiisyada, sidoo kalena kor u qaadi doona awoodda hay’adaha fulineed ee dawladda.

SRTV Somali

*Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga ee Xafiiska Xisbigeena Barwaaqo ee Soomaalida ku Lee yahay Baraha Bulshada Riix Link-gan hoose;👇

👉

Muwaadin Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga ee Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida.

Uqubaa ku dhacday
05/03/2023

Uqubaa ku dhacday

“Gobonimadu gurigay ka timi gudo nugaaled dheh”Qalcadii taleex ❤️
05/03/2023

“Gobonimadu gurigay ka timi gudo nugaaled dheh”

Qalcadii taleex ❤️

Ciidanka Booliska SSC  khaatumo 🐎🇸🇴 ayaa maanta la aasaasay horaaa loo soconayaaaa    5.3.2023
05/03/2023

Ciidanka Booliska SSC khaatumo 🐎🇸🇴 ayaa maanta la aasaasay horaaa loo soconayaaaa 5.3.2023

05/03/2023

Muuse Biixi, waa ninka keliya ee ilaa Madaxiisu dhulka taabto oo Qac ka yeedho aan miyirsan.

Muusoow kadaa iyo Muusoow waa halis weligii ma yeelin.

Saraakiil ka Socda Dawladda Ethiopia ayaa Magaalada Garoowe kula kulmay Garaadada SSCInkasta oo aanay jirin qodobo Rasmi...
05/03/2023

Saraakiil ka Socda Dawladda Ethiopia ayaa Magaalada Garoowe kula kulmay Garaadada SSC

Inkasta oo aanay jirin qodobo Rasmi ah oo kasoo baxay kulanka oo labada dhinac ay soo bandhigeen, balse xoguhu waxay tibaaxayaan in kulankaasi is afgarad kuso dhamatay.

SSC TV

Dawlad goboledka khatumo aya manta sirasmi aha u aas aastay cidanka booliska ee ay yelanhayso reer khatumo waxanu lenaha...
05/03/2023

Dawlad goboledka khatumo aya manta sirasmi aha u aas aastay cidanka booliska ee ay yelanhayso reer khatumo waxanu lenahay hanbalyo horay usocda

05/03/2023

Dhulku guuri maayee
Waxa ceebka dhowrsaday
Ninka maanta dhiidhiya!.

13/02/2023

Nabada ceelkaan kurido haday cidi kasoo sarto

Address

Jijiga

Telephone

+251924413030

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when hormuud tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category