Ugaas nogob

Ugaas nogob Dhiig soamaalinimo

Saaka jig-jiga caasimada kililka shanaad waxay kulmisey wafuud sare oo ah madaxda geeska Africa Ethiopia jabuuti iyo Som...
31/01/2026

Saaka jig-jiga caasimada kililka shanaad waxay kulmisey wafuud sare oo ah madaxda geeska Africa Ethiopia jabuuti iyo Somalia

22/06/2025

Russia oo ka fikireyso iney gasho iyadana ciyaarta caawa

22/06/2025

Waxaa la xaqiijiyay in Iran qalabkeedii kala baxday marhore xarumihii USA duqeysay

21/06/2025

Diyaaradaha Israa’iil ayaa duqeymo ka gaystay saldhigyo milatari oo ku yaalla magaalada Shiraz, ee koonfurta Iiraan, sida ay werisay wakaaladda wararka Iiraan ee ISNA.

21/06/2025

Degdeg

Diyaaradaha Israa’iil ayaa duqeymo ka wada waqooyiga marinka Qasa, halkaa oo waqti horaba laga soo sheegay dhimasho iyo dhaawac ka dhashay duqeymaha socda.

21/06/2025

Wararka digaalka iiraan iyo isreal ee bariga dhaxe halkan isha ku hay

Update kii oogu danbeeyey

Allow biyo la,aanta ka soo gaadh dadkaaga  gacantaadaa lagu baahi bixi karaaye Bisha barakaysan ee ramaantu waxay ku soo...
11/03/2025

Allow biyo la,aanta ka soo gaadh dadkaaga gacantaadaa lagu baahi bixi karaaye
Bisha barakaysan ee ramaantu waxay ku soo aaday xili adag

Sawirku waa Gurrebakaksa DDs maxaad u maleen xaalada qabalayaasha hadayba degmadii maamushey sidan tahay

10/08/2024

Bal ka waran waxaas oo subax walbe aad ku waa bariisato halkan waa waa Daanta galbeed ee Ghasa duulaanta Xaqdaradee ay ka wado guumeysiga Israel

Follow noo soo dhaha. Asxaabta 1k na gaadhsiiya

Geesigu ma dhintee wuu dhoofaa
31/07/2024

Geesigu ma dhintee wuu dhoofaa

Waa laba qof oo caan ka ah gayiga soomalida bal isku day inaad garato
27/07/2024

Waa laba qof oo caan ka ah gayiga soomalida bal isku day inaad garato

Address

Somalian��
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ugaas nogob posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ugaas nogob:

Share