Kaf somali media

Kaf somali media CODKA SHACABKAđź—Ł

19/09/2026

Kani waa muuqal laduubay sanadkii 2022-dii mar ciidamada deeganku dagaal kula jireen kooxaha alshabab oo soo weeraray gobalka afdheer.

16/09/2026

Ilaahow yaa bisad kaa dhiga buu taagan yahay wiilku gabadh balaaya ahaa heshay. Hhh

Somaliland ayaa hadda xabsiga utaxaabtay Aadan Sahan oo Aayad kamid ah Qur'aanka Kariimka ah sheegay in aysan shaqaynayn...
15/09/2026

Somaliland ayaa hadda xabsiga utaxaabtay Aadan Sahan oo Aayad kamid ah Qur'aanka Kariimka ah sheegay in aysan shaqaynayn.

Kaf somali media

Magalada Diridhaba 1937kii.
13/09/2026

Magalada Diridhaba 1937kii.

13/09/2026

Sheekhaas farxadiisa taleefankaga jaajarkiisa intuu marayo Ku qiyaas.

12/09/2026

jigjiga roob weynba ka Da ,aaya xafdaha danayarta ah ha laga war hayo 🌧️

Sabax Xaji khaliif oo  Xanunsaysa dadeedu tahay  23 Jir ah oo kasoo luntay qabalaha 12 (keela herar) shalay 4:00 Casarni...
11/09/2026

Sabax Xaji khaliif oo Xanunsaysa dadeedu tahay
23 Jir ah oo kasoo luntay qabalaha 12 (keela herar) shalay 4:00 Casarnimo
Waxay xidhantahay Xijaab sibidhi ah

Lambaradan hoose ha kala xidhidho cidii meel ku aragta wllyal

0915744279,

0915106061

iyo 0915055166

Kaf somali media

Waa gadhi Jaad oo maanta Dhagaxle iyo Bambas inta u dhacaysa Xoolo ku jiidhay. Gaadidkan qaadka oo ah kuwa Xawaare ku so...
11/09/2026

Waa gadhi Jaad oo maanta Dhagaxle iyo Bambas inta u dhacaysa Xoolo ku jiidhay.

Gaadidkan qaadka oo ah kuwa Xawaare ku socda markay Deeganka soo gallaan ayaa khasaare badan geysta.

Kaf somali media

DEGDEG: Ninkan Lagu Magacaabo “Faraska Madow” Ayaa Lagu Eedeeyay Inuu Meel Kaga Dhacay Sharafta Jinsiyadda SoomaaliyeedN...
11/09/2026

DEGDEG: Ninkan Lagu Magacaabo “Faraska Madow” Ayaa Lagu Eedeeyay Inuu Meel Kaga Dhacay Sharafta Jinsiyadda Soomaaliyeed

Ninkan oo lagu magacaabo “Faraska Madow” ayaa ogolaaday inuu kasoo dhex muuqdo xayeysiis lagu matalayo inuu adoon u yahay Carabta.

Arrintan ayaa dhalisay hadal-hayn iyo caro xooggan, iyadoo dad badan ay u arkaan inay tahay fadeexad iyo dhaawac loo geystay sumcadda dadka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay dunida kaga nool yihiin.

Doodda ayaa si gaar ah u taabanaysa qaabka qof Soomaaliyeed loogu matalay xayeysiiskan, iyadoo dadka dhaliilaya ay sheegayaan in sawirka loo sameeyay uu yahay mid khaldan oo dhaawacaya karaamada iyo sumcadda bulshada Soomaaliyeed.

Kaf somali media

Deg Deg:-Bisle Omer ayaa dib uhelay xorriyadiisa waxa uuna kujiraa 268 maxbuus oo uu Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Mu...
11/09/2026

Deg Deg:-Bisle Omer ayaa dib uhelay xorriyadiisa waxa uuna kujiraa 268 maxbuus oo uu Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ufidiyay cafis, munaasibadda sanadka cusub ee 2019 T.I awgeed.

Kaf somali media

Address

Jigjiga
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaf somali media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share