Zubeir Gaaleri

Contact the business

Zubeir Gaaleri this is my personal blog

23/09/2025
Waxay ahayd 2008 G.c, Garoonka Kubada Cagta ee Magaalada Herer, Kooxdii Kubada Cagta ee DDS
23/01/2025

Waxay ahayd 2008 G.c,
Garoonka Kubada Cagta ee Magaalada Herer,
Kooxdii Kubada Cagta ee DDS

03/08/2024

إنا لله وإنا إليه راجعون
Xamar musiibaa kadhacday

Ciidanka Asluubta DDS Waa Ciidanka Qudhe lagu aamini karo nafta shacabka & Maalkoodaba, Waa Ciidan ka dhisan wadaniyada,...
16/06/2024

Ciidanka Asluubta DDS Waa Ciidanka Qudhe lagu aamini karo nafta shacabka & Maalkoodaba,
Waa Ciidan ka dhisan wadaniyada, Lahaanshiyaha shacab, Isxil qaan, Xilkasnimo & Daacadnimo

Waa Ciidanka maanta hormuudka u ah Dalka Itoobiya oo idil,
Waxayna kutimid 2da Masuul ee Commission ka Maamula & Hogaamintooda Ciidabka General illaa Dable ayaa ah Sababta wanaaga & Qiimaha uyeelay een qormadan uga qoray.

La iigama sheekaynayo waxaan lanoolaa oon agjoogay 2sano & 6 Bilood waligayna wanaag mooyaane khalad & Gaf k**a arag Cid kale iyagoo kusamayna ma arag, Sharaf & Karaamo ayaan uhayaa Ciidanka Asluubta DDS

02/02/2024

عندما تنظر إلى ماضيك سترى أنّ عظمتك قد شكَّلتها السنين الأصعب.

Bandhigii ugu wanaagsanaa sanadkanQariidada Dhulka Dawlad Deegaanka Soomaalida. Waxaa laguso bandhigay Goob ay itoobiya ...
17/12/2023

Bandhigii ugu wanaagsanaa sanadkan
Qariidada Dhulka Dawlad Deegaanka Soomaalida.
Waxaa laguso bandhigay Goob ay itoobiya madaxdeedu kudhan tahay oo ahaa Xuskii Maalinta Qawmiyadaha ee Jigjiga lagu qabtay maalmo kahor

Amiir Sacaadudiin Koobek امير سعدالدين كوبك أمير من دولة السلوقيTusaale Dawlad ka dhexdhisan dawlad, nidaam haye iyo khi...
17/12/2023

Amiir Sacaadudiin Koobek
امير سعدالدين كوبك
أمير من دولة السلوقي
Tusaale Dawlad ka dhexdhisan dawlad, nidaam haye iyo khiyaano kudhisan, damac kursi waxkasta nin unoqday cidkastana ulashuraakoobay shaydaan & Kaafirba si uu hadafkiisa ugaadho,
Khiyaano way lug gaabantahay aakhirna waxay noqon دمع كثير يمو في الطريق

Dawlada Deegaanka Gambela ayaa xilka ka qaaday 13  masuul********************************************************Dawlada...
10/09/2023

Dawlada Deegaanka Gambela ayaa xilka ka qaaday 13 masuul
********************************************************
Dawlada deegaanka Gambela ayaa xilka qaadis ku samaysay 13 masuul sida uu shaaciyay madaxwaynaha deegaankaasi mudane Umod Ujulu

Sida ay sheegayso warbixinta ay soosaartay dawlada deegaanka Gambela xilka qaadista masuuliyiintan ayaa ku lugleh waxqabad xumo dhanka adeega bulshada ah iyo ka gaabis dhanka amniga ah.

Wararku waxa kale oo ay sheegayaan in magacaabis cusub uu sameeyey madaxwaynuhu isagoona 55 xubnood umagacaabay xilal kala duwan.

Waligiin ba calan wata ama heesa, walee jabhad Ogaaden oo aan reer Haaruun horsocoinin baan lugo isku taagin, waa la wad...
07/09/2023

Waligiin ba calan wata ama heesa, walee jabhad Ogaaden oo aan reer Haaruun horsocoinin baan lugo isku taagin, waa la wada halgamay waa run, sax, halganka waa loo dhanaa..sax...laakiin hadana bahashu ducada awowgay Fiqi Haaruun bay halkaa kusoo gaadhay. Maantana halkii ay dhigeen bay ku rafanaysaa, ha ku daalina ilmaadeerayaal, xujadii iyo furihii ONLF qaali dhagax buu yaala.! Oo ma jabhad aan Qaali_dhagax wardiga looga haynin baa dhaqaaqi, waa maya.!

Fikirka iyo aas aaska h**e meeshuu doonaba ha ka yimaado, laakiin aakhir waa inuu Fiqi_Haarun ku tufo oo wardiga uhayaa.! Hadaad onlf inay soo noolaato rabtaan(ilama magaciisiiyoow) qabrigii Fiqi_Haaruun geel badan ku qala oo ka ducaysta.!

Madad yaa Fiqi_Haaruun.!
Xigasho Good Bulux

Wax kabaro Deegaanka Soomaalida  Dhulka Galbeedka Gobolka Siti waa Dhul hodan ku ah daaqsinta, waa dhul uwanaagsan xoolo...
04/09/2023

Wax kabaro Deegaanka Soomaalida
Dhulka Galbeedka Gobolka Siti waa Dhul hodan ku ah daaqsinta, waa dhul uwanaagsan xoolo dhaqatada, waa Dhul Soomaalidu ay lahayd Qarniyo,
Waa Dhul Caan ku ahaan jiray Ciise Baadiyaha oo ah laf-dhabartii Difaaca Beelaha Soomaaliyeed ee Ku dhaqan Galbeedka Siti waa Dad Xoolo dhaqato ah,

Nasiib daro Dhulkanu wuxuu kamidka yahay Dhulka ay canfartu maanta inagu haysato dad badan oo soomaaliyeedna unaf-waayeen.oo laxasuuqay, damaca dhulboobka canfar waxaa jabin dhiiranaanta iyo Dhul jacaylka Soomaaliyeed oon Taako ka quusan abidkood.

Address

Jijiga University Road
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zubeir Gaaleri posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zubeir Gaaleri:

Shortcuts

Share