WARSIDE NEWS PAGE

WARSIDE NEWS PAGE Non profit page

11/02/2021

SHABAKADA WARSIDE NEWS PAGE KALASOCO WARAR XAQIIQO AH IYO MUUQAALO IYO BARNAAMIJYO KUXIISAGALIYA LIKE SAAR AMA SUBSCRIBE DHEH MAHADSANID

Hotel casriya oo lagu magacaabo stanbul hotel ayaa laga furay dhagaxbuur
11/02/2021

Hotel casriya oo lagu magacaabo stanbul hotel ayaa laga furay dhagaxbuur

The next mayor of hargeysa Insha AllahXildhibaan siciid c.samad cudhay
25/01/2021

The next mayor of hargeysa Insha Allah
Xildhibaan siciid c.samad cudhay

20/01/2021
20/01/2021

Musharaxa golaha degaanka ee hargeysa waa musharaxa ugu taageerada badan murashaxiinta golahadegaanka waa ninka kaliya ee wax uqabankara degaankaas uu kasoojeedo waa ay uhanka waynyiin aqoonyahanka iyo dhalinyarta caasimada hargeysa kunooli waa xul siciid c.samad cudhay .
Maaha amaan ee waa waxa aan ka aragnay kartida iyo bisaylkiisa hogaamineed .

Safiya xasan aadam iyo gabadheeda ayaa kawada qalinjabiyey kuliyada accounting and management ee jaamacada burco Waa hoo...
08/12/2020

Safiya xasan aadam iyo gabadheeda ayaa kawada qalinjabiyey kuliyada accounting and management ee jaamacada burco
Waa hooyo bogaadin mudan

Muslimiinta shiinaha ayaa soo bandhigay arin foolxun oo dawlada shiinuhu kula kacday muslimiinta shiinaha iyadoo kuqasba...
04/12/2020

Muslimiinta shiinaha ayaa soo bandhigay arin foolxun oo dawlada shiinuhu kula kacday muslimiinta shiinaha
iyadoo kuqasbaysa jimce kasta inay cunaan hilibka doofarka oo sharecada islaamku xaaraantinimaysay

Address

Qorahay Street
Jijiga
N

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WARSIDE NEWS PAGE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to WARSIDE NEWS PAGE:

Share