Afdheer News Center

Afdheer News Center Hufnaan-sugnaan-kalsooni

Sawirkaasi muxuu katurjumayaa?
17/07/2024

Sawirkaasi muxuu katurjumayaa?

21/05/2023

Afhayeenka Onlf oo si geesinimo leh u hadlay xaalada deegaanka somalidana sheegay inay sidhow ulasocdaan.

20/04/2023
20/04/2023

Dhibaatada dhalin yaradan haysata waa in wax garadka puntland dib ubadhaan.

08/04/2023

Waa inan soomaaliyeed oo caqli badan.

Dawladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay kala dirayso dhammaan ciidankii gaarka ahaa ee dawlad deegaannadu lahaayeen e...
07/04/2023

Dawladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay kala dirayso dhammaan ciidankii gaarka ahaa ee dawlad deegaannadu lahaayeen ee Liyuu Booliska waxaana warsaxaafadeedka lagu yidhi Waxaa askari walba u furan in uu ku biiri karo noocyada kala duwan ee ciidanka Federaalka sida Booliska iyo milateriga.

29/03/2023

Cajiip CABDI WASHARA WAXAA LOODILAY IN UU KAHADLAY RUN.
Abey Axmed wuxuu sheegayey Simalidu kuma jirto miyaa?
Markii uu Nobel Peace Prize ku qaatay isbedelka Ethiopia inuu u horseedayo sinaan iyo wax wada qabsi.

Mawaxay dhashay gobolka SITI in laga barakiciyo SOMALIDA?

Tobanaan kun oo mudaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka Magaalooyinka Israa’iil, iyagoo ka cadhooday ka dib ...
27/03/2023

Tobanaan kun oo mudaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka Magaalooyinka Israa’iil, iyagoo ka cadhooday ka dib markii Raysal-wasaare Benjamin Netanyahu uu si lama filaan ah shaqada uga eryey Wasiirkiisii Gaashaan-dhiga, kaas oo ka hor yimi qorshihiisa dib u habeynta Garsoorka.

01/03/2023

shiikh mustafe Xaaji ismaaciil Haruun waa dadka fara kutiriska ah ee Sama taliska ah.

11/02/2023

Magalada lasacaanood oo duqayn adagi kusocoto 15saacadood in kabadan.
Waxa gubtay guryo badan oo madaafiicdu haleeshay.

Soomaliland waxay sheegtay inay ladagaalamayso ARGAGIXISO.

Golaha dhaqanka sare ee Ssc oo kajawaabay eeda soomaliland ayaa sheegay in aanay ogayn argagixiso aan ahayn ciidankan duqaynaya mooye.

Address

Afdheer
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afdheer News Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share