Radio Liibaan

Radio Liibaan Hoyga dhiirigalinta iyo hal-abuurka dhalinyaradda

01/10/2025

Ku bilow maalinkaaaga cusub wanaag Rabbina u tallo saaro amuurahaaga khaaska ah .

30/09/2025

Maalin kale oo qurxoon iyo fursad kale oo nalaleed, Eebe royooyinkeenna nolasha ha inoo rumeeyo .

Suuf hooyada aqoonta iyo  hoyga bilicda,  magaalo kulmisay bulsho hibo iyo hal-abuur ku asteysan . Hoyga xirfadaha iyo m...
29/09/2025

Suuf hooyada aqoonta iyo hoyga bilicda, magaalo kulmisay bulsho hibo iyo hal-abuur ku asteysan .

Hoyga xirfadaha iyo magaalo soo saarto aqoonyahano iyo da'yar leh himilooyin nolaleed .

Suuf hooyada aqoonta iyo hal-abuurka

πŸ“· Ahmed Bulle

Radio Liibaan

29/09/2025

Iftiin cadceedeed iyo arooryo kale oo qurxoon, Eebe maalinkeenna cusub ha inooga yeello midkii guusha iyo farxada

"  Farxaddu uma baahna mucjisooyin ee waxay u baahan tahay oo keliya qirasho iyo in aad ku qanacdo waxa Eebbe ku siiyey ...
28/09/2025

" Farxaddu uma baahna mucjisooyin ee waxay u baahan tahay oo keliya qirasho iyo in aad ku qanacdo waxa Eebbe ku siiyey " .

Sun Haj Ruzaki

Radio Liibaan

Alxamdulilaah maalin qurxoon iyo Iftiin kale oo cad-ceedeed hadayacin fursadaada cusub ee nolasha  . Noolasha darajada a...
28/09/2025

Alxamdulilaah maalin qurxoon iyo Iftiin kale oo cad-ceedeed hadayacin fursadaada cusub ee nolasha .

Noolasha darajada aad kaga nooshahay ma go’aamineyso qaabka uu ekaanayo maalinkaaga cusub ee berrito ah ee adiga sida aad u qorsheyso qadar Eebe gadaasheed ayaa ah udub dhexaadka maalinkaaga cusub oo ka bilaabmaya arooryada h**e salaada subax dabadeed iyo ilaa gabal dhaca .

Riix lifaaqa hoose :-

https://www.facebook.com/profile.php?id=61554864208398



Radio Liibaan

Sheikh Aamin saaxibul Qur'aan mid ka mid ah xufaada gobalka iyo ubaxa jiiilka maanta ee uu Eebe u had'yadeeyey wanaaga i...
26/09/2025

Sheikh Aamin saaxibul Qur'aan mid ka mid ah xufaada gobalka iyo ubaxa jiiilka maanta ee uu Eebe u had'yadeeyey wanaaga iyo kheyrka .

'aan

Radio Liibaan

π—™π—”π—Ÿ-π—–π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—œπ—‘π—§π—” π—ͺπ—”π—¬π——π—œπ—œπ—‘π—§π—” Mustaqbalka ummad ma ku dhisan yahay dhallinyarada aqoonta leh mise waayeelka khibradda leh?Musta...
26/09/2025

π—™π—”π—Ÿ-π—–π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—œπ—‘π—§π—” π—ͺπ—”π—¬π——π—œπ—œπ—‘π—§π—”

Mustaqbalka ummad ma ku dhisan yahay dhallinyarada aqoonta leh mise waayeelka khibradda leh?

Mustaqbalka ummadda waxaa lagu gaari karaa isku-darka awoodaha labada dhinac. Dhallinyarada aqoonta leh waxay soo kordhiyaan hal-abuurnimo iyo tignoolajiyo cusub, halka waayeelka khibradda leh ay keeni karaan xasilooni iyo hagid ku saleysan waayo-aragnimo.

Tusaale ahaan, haddii dhallinyarada iyo waayeelka ay iska kaashan karaan horumarinta dhaqaalaha, siyaasadda, iyo arrimaha bulshada, waxay abuuri karaan bulsho adkeysi leh oo ka jawaabta isbeddelada waqtiga.

Marka la eego, mustaqbalka ummadda waxa uu ku dhisan yahay isku-darka awoodaha aqoonta iyo khibradda, midna k**a maarmayo midka kale. Kaalinta mid kasta waxay tahay inay wax ka dhistaan bulsho is-dhexgal ah oo leh awood iyo mustaqbal waara.

Mohammed deick Yussuf Ali

Dib u milicso falcelinta waaydiinta oo riix lifaaqa hoose. https://www.facebook.com/100076199350498/posts/798082022741769/?app=fbl

Wadadeena Alle ha inooga dhigo middii guusha iyo halkii nolasha xasilkeeda aheyd . Radio Liibaan
26/09/2025

Wadadeena Alle ha inooga dhigo middii guusha iyo halkii nolasha xasilkeeda aheyd .



Radio Liibaan

25/09/2025

Booqo xabaalaha: si aad u ogaato dhawaanshaha β€œGeerida” imisa ayaa maalinkasta, Bilkasta & Sanadkaba la Aasaa ruux aad taqaaney ama Aad jecleyd noloshiisa.

Radio liibaan

π—™π—”π—Ÿ-π—–π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—œπ—‘π—§π—” π—ͺπ—”π—¬π——π—œπ—œπ—‘π—§π—” Mustaqbalka ummad ma ku dhisan yahay dhallinyarada aqoonta leh mise waayeelka khibradda leh?Marka...
25/09/2025

π—™π—”π—Ÿ-π—–π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—œπ—‘π—§π—” π—ͺπ—”π—¬π——π—œπ—œπ—‘π—§π—”

Mustaqbalka ummad ma ku dhisan yahay dhallinyarada aqoonta leh mise waayeelka khibradda leh?

Marka aan eegno nidaamka iyo waaqiciga hadda jira runtii way adag tahay dhalinyaradu inay door muuqda ka qaataan horumarinta bulshada, balse marka laga hadlayo mustaqbalka jawaabteydu waa Haa, maxaa yeelay dhalinyaradu waa jiil ku hubeysan tacliin, diin iyo maadi, waa maskax saliim ah oo ka fog qabyaalad, nin jecleysi iyo laaluush, taas oo u suurtagelineysa inay noqdaan hoggaan lagu doorto aqoon iyo karti, ugu dambeyntiina waa tiirka kaliya ee lagu gaari karo mustaqbal ifaya iyo aayaha ummadda

Hassan Mohammed Aaden

Dibu milicso falcelinta Waaydiinta oo riix lifaaqa hoose.
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=798082022741769&id=100076199350498&mibextid=Nif5oz

Radio liibaan

25/09/2025

Halka uga hooseysa ayey wax ka saxmaan kana qaldamaan, nolashaada ka cidhib tir niyad jabka .

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Liibaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Radio Liibaan:

Share

Category