Cisman Jagna

Cisman Jagna Singer,songwriter, Somali famous musician in East Africa studied public administration (bachelor)

26/07/2026

MUDA BADAN HADII AY MANDAQADATANI
AAYIHIYO MASIIRKOODU MURAN KU JIREY
HALGAN MASAAFA DHEER QAATAY DHIIG MIIRATADA
HADA WAA MAAMUL GAAROO KA MADAXBANAAN

19/07/2026

Rad gabdhaha ku nooloow gobaad tihiin
Dhaanto cusub oo loo hibeeyay faadumo gini
Abwaan cisman saleban

18/07/2026

Dhaanto cusub hablaha aadan siciid(Abwaan cisman jagnaa)

17/07/2026
22/06/2026

Ifkani intuu jirey ee lasoo abuurnaa
Awood la isu sheegtiyo itaal la isma dheerayn
Dagaal aan islaam iyo u dhaxaynin gaalada
Oo ay isdilayaan dad kuwii isugu xigay
In lakala adkaadaa abidkeed ma ay dhicin

21/06/2026

Doolo iyo warkii jooga yimid wardheer
Walwal nagu weligii aan lamaqal

08/05/2026

Xisbiga barwaaqo iyo qabridahar
Anwar Totti

Address

Jijiga
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cisman Jagna posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cisman Jagna:

Shortcuts

Share