Hiil shacab

Hiil shacab Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hiil shacab, News & Media Website, Jijiga.

15/12/2022

KUSali Nabiga NNKH Wa heben khayrbadan
Waxad donaysana alle gacnta haksiyo
SCW SCW SCW
HAdhafin wll

Waxaa cabaaro 10:00am subaxnimo ee manta xoriyadoodii loo soo ceshay labadii nin ee awbare ay gudbisay, sidewalk waxa iy...
28/11/2022

Waxaa cabaaro 10:00am subaxnimo ee manta xoriyadoodii loo soo ceshay labadii nin ee awbare ay gudbisay, sidewalk waxa iyagana xoriyadodi lasiyay labdi nin ee jinacsani ay haysatay waa ilaahay mahadi hadii ay soo afjarantay colaadii so dhawaatay

like dhehe shere dhehe nagala soco warar qiiqa mahadsani ld

Wxaa magaalada lafa ise ee dagmada abware kasocda bananbax shacabku ay kaga soo hor jeedaadan hoganka nabdgalyada d.awbr...
28/11/2022

Wxaa magaalada lafa ise ee dagmada abware kasocda bananbax shacabku ay kaga soo hor jeedaadan hoganka nabdgalyada d.awbre ali abdi ade iyo taliyaha saldhiga,
Kuwaaso ay sameeyen falal keeni kara isku dhac laba belod oo jaara ilaa imika waxa kamaqan besha jaarso 2wiil oo ay labadaanin ay ugacan galiyeen beelo kale oo ay cadow ahaaye besha jaarso wali lama hayo wilashas

NAGALA SOCO WARARKA cusub
Shere dhehe like mahadsanid.....

25/11/2022

KUSALI NABIGA SCW SCW
KUSALI NABIGA SCW SCW

QATAR:Qoys dhan oo qaatay diinta macaan ee islamka hdii aad tahay qof muslima wadkufarxaysaa si ad walalahaga kalena ad ...
24/11/2022

QATAR:Qoys dhan oo qaatay diinta macaan ee islamka hdii aad tahay qof muslima wadkufarxaysaa si ad walalahaga kalena ad uga farxiso sii faafi share iyo like
Mahadsanid

21/11/2022

QATAR WAXAY MUDANTAHY IN LAGU DAYDO SHARE DHEH WALAL SI AY UGADHO WADAMA MUSLIMINTA

21/11/2022

QATAR runtii waxay samaysay Waa wax lagu faano walal si ay wadamada kale ay ugu daydan muslimka ahi walal sii faafi share dheh like dana ha hilmaamin mhdsanid!

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil shacab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiil shacab:

Share