Culumo media TV

  • Home
  • Culumo media TV

Culumo media TV Kusoo Biir Warbaahin Culimo media TV oo aad Kala Socon Doontaan Muxaadaraadka Culimada Soomaaliyeed iyo Duruusta Diiniga Ah

03/04/2026

Kalmadii Sheikh Cabdi Qaadir Siira Ka Jeediyay Kulanka Culimada Deegaanka

Culumo media TV 📺

03/04/2026

Kalmadii Sheikh Aabi Mataan Xafidahullaah oo Ka jeediyay Kulanka

Culumo media TV 📺

03/04/2026

Kalmadii Muftiga Dowlada Deegaanka Soomaalida Sheikh Cabdi Fatax

Culumo media TV 📺 Share dhaha

03/04/2026

Kalmadii uu Kulanka Ka Jeediyay Gudoomiya Ku Xigeenka Xafiiska Golaha Sare Arimaha Islaamka DDS. Sheekh Cabdulaahi Mahamed khalif

Culumo media TV 📺

03/04/2026

Kulan Lagu Xoojinayo is Dhaxgalka iyo isbarashada Culimada deegaanka Soomaalida Ayaa Waxaa Soo Qaban Qaabiyay

Prof Faysal Maxamed Cali oo Kamida culimada Deeganka Somalida Xafidahullaah

Culumo media TV 📺

📰 WAR-SAXAAFADEED | Kulan Qado Sharafeed lagu xoojinayo Midnimada Culimada DDSProf. Dr. Faysal Maxamed Cali, oo ah xubin...
03/04/2026

📰 WAR-SAXAAFADEED | Kulan Qado Sharafeed lagu xoojinayo Midnimada Culimada DDS

Prof. Dr. Faysal Maxamed Cali, oo ah xubin ka tirsan Hay’adda Culimada iyo Fatwada ee Golaha Islaamka heer Federaal, ayaa qabtay kulan qado sharafeed muhiim ah oo ay kasoo qayb galeen haldoorka culimada, madaxda Golaha Islaamka DDS, iyo madaxda Maxkamadda Shareecada DDS.

Kulankan ayaa ujeeddadiisu ahayd xoojinta midnimada culimada iyo sidii loo heli lahaa culimo mideysan oo si wadajir ah uga shaqeeya danta guud, nabadda bulshada, iyo horumarinta dacwada Islaamka ee DDS.
Intii uu kulanku socday, waxaa si qoto dheer looga wada hadlay muhiimadda wadajirka culimada iyo doorkooda ku aaddan hanuuninta bulshada, ilaalinta
nabadda, iyo horumarinta arrimaha diinta.

✅ Qodobada ugu muhiimsan ee kasoo baxay kulanka waxaa kamid ah:

1️⃣ Waxaa la isla qiray muhiimadda ay leedahay midnimada culimada.
2️⃣ Waxaa la go’aamiyay in culimadu kor u qaadaan wada shaqeyntooda, iyagoo si mideysan u fulinaya cilmi-baaris, safarro dacwadeed, iyo kulamo diimeed.
3️⃣ In si wadajir ah looga hortago cid kasta oo isku dayaysa inay bulshada, deegaanka, iyo dowladdaba dhibaato u geysato.
4️⃣ In la dhiso guddi culimo oo ay iska kaashanayaan Golaha Islaamka DDS iyo Maxkamadda Shareecada.
5️⃣ In la qabto kulan cilmiyeed xal loogu raadinayo kala soomka iyo kala ciidda soo noqnoqda.
Kulankan ayaa lagu tilmaamay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo wadajirka culimada iyo horumarinta dacwada Islaamka ee deegaanka.

📌

Culumo media TV 📺 Share

Caasimada  Dalka. Ethiopia Adiss ababa iyo qaabka looga tukaday 2 rakcadood ee ciidaCulumo media TV 📲
20/03/2026

Caasimada Dalka. Ethiopia Adiss ababa iyo qaabka looga tukaday 2 rakcadood ee ciida

Culumo media TV 📲

18/03/2026

Su'aal ; maalinka ciida iyo maalinka jimcaha haday kulmaan maxaa la tukan

Culumo media TV 📲

17/03/2026

Sakaatul Fidriga Qaabkeen u Bixiyaa

|| Sh Maxamed Weli.

Culumo media TV 📲

Masuuliyiinka xukuumada oo ugu horeeyo madaxwaynaha DDS mustafe muxumed cumer, madaxwayne ku xigeenka DDS mudane ibraahi...
17/03/2026

Masuuliyiinka xukuumada oo ugu horeeyo madaxwaynaha DDS mustafe muxumed cumer, madaxwayne ku xigeenka DDS mudane ibraahim cismaan faarax, iyo wiziirka madaxtooyada DDS Dr xuseen qaasim ayaa salaada tarawiixda ku oogay masjidka cuthmaan binu cafaan ee magaalada jigjiga.

Waxaana marti ku ahaa masjidka sheekh yuusuf abdul bashar xaamud oo ah qaari u dhashay dalka sudaan, kaas oo ay xukumada deegaanku marti qaaday.

MasJid Cuthman Binu Cafaan Jigjiga

Culumo media TV 📲

Shaacinta Guulaystayaasha  1 Maria Fantastic                  255  Reaction 👈2 KHAALID CABDI AHMET     217. Reaction 👈 3...
15/03/2026

Shaacinta Guulaystayaasha

1 Maria Fantastic 255 Reaction 👈

2 KHAALID CABDI AHMET 217. Reaction 👈

3 Sacad Yuusf Maxamed. 146 Reaction 👈

Culumo media TV 📺

Ku Guulayso Xaqulciidkaaga Guulaystaha Koobaad 2,000 Birr ✔️Guulaystaha Laabad.   15,00 Birr ✔️Guulaystaha Sadexaad  100...
14/03/2026

Ku Guulayso Xaqulciidkaaga

Guulaystaha Koobaad 2,000 Birr ✔️
Guulaystaha Laabad. 15,00 Birr ✔️
Guulaystaha Sadexaad 1000 Birr ✔️

Waxa guuleysanayo 3 Sadexda Qof ugu Sareyso
Dhanka Reaction ka✔️

Shuruudaha Guulaystayaasha

1️⃣Hoos Kusoo Qor Hal Xigmad ah oo Ummada Anfacdo ✔️

2️⃣ Like Saar Bostiga Culumo media TV ✔️

3️⃣ Share dheh Bostiga ✔️

4️⃣ follow Dheh Warbaahin Culimo media TV ✔️

Guulaystuhu wuxuu noqonayaa Qofka buuxiya Shuruudaha Kor Ku Xusan.

Waa Mamnuuc ah Reaction Fake 🚫🚫
Muddada Uu soconayo Tartanku 24 Saac Culumo media TV TV 📲
Muniir cabdi

Address

Jigjiga Soomaali Galbed

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Culumo media TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share