Cadaley TV

Cadaley TV Cadaley tv

Waxaa maanta Magaalada Qabridahare lagu qabtay munaasabad ballaadhan oo lagu xarig-jarayay ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐˜† ๐—ฒ๐—ฒ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ...
15/07/2026

Waxaa maanta Magaalada Qabridahare lagu qabtay munaasabad ballaadhan oo lagu xarig-jarayay ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐˜† ๐—ฒ๐—ฒ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ค๐˜‚๐—ฟโ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ด๐—ฎ, kaas oo qayb ka ah Muโ€™asasadda Qorraxeey International School (QORIS), oo Magaalada Qabridahare ka shaqaynaysay shantii sano ee u dambaysay.

Munaasabadda xarig-jarka Machadka QORIS qaybtiisa Diiniga ah oo keliya loogu talagalay waxaa ka soo qayb galay:

Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Kobcinta Awoodda Xisbiga Barwaaqo Laantiisa DDS, Mudane Abdirahman Ahmed Hassan.

Wasiirka Madaxtooyada DDS, Mudane Dr. Hussein Kasim.

Madaxweynaha Jaamacadda Qabridahare, Mudane Eng. Abdifatah Ahmed Raabi.

Maayarka Maamulka Magaalada Qabridahare, Mudane Eng. Abdirezak Awil.

Guddoomiyaha Gobolka Qorraxeey, Mudane Shaafi Muxumed.

Guddoomiyaha Guddiga Guud ee QORIS, Mudane Dr. Abdirashid Hassan Aabi, madaxda kala duwan ee Muโ€™asasadda QORIS, waalidiinta carruurtoodu wax ka bartaan iskuulkan qaybihiisa kala duwan, marti sharaf, culimo, ganacsato, salaaddiin, haldoorka dumarka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Qabridahare.

Madaxdii iyo waxgaradkii kale ee munaasabadda ka soo qayb galay, oo intooda badani goobta ka hadlay, ayaa ka markhaati kacay tayada iyo wanaagga waxbarasho ee uu Magaalada Qabridahare ku soo kordhiyay Iskuulka Qorraxeey International School (QORIS).

Waxayna u mahadceliyeen maamulka iskuulka iyo dhammaan guddiga sare ee Schoolka QORIS iyo qurbajoogta reer Qabridahare ee ka qayb qaatay taabbo-gelinta iyo hanaqaadka Schoolka QORIS, oo ay hadda dhigtaan ama wax ka bartaan 890 arday, kuwaas oo barta culuumta kala duwan ee Diiniga iyo Maadigaba.

Dhismahan cusub ee maanta la xarig-jaray ayaa noqon doona mid gaar u ah barashada Qurโ€™aanka Alle ee Kariimka io diinta

Waxaa magaalada Qabridahare laga dhagax-dhigay mashruuca Daharre Villas Cooperative, kaas oo lagu dhisi doono 500 oo gur...
14/07/2026

Waxaa magaalada Qabridahare laga dhagax-dhigay mashruuca Daharre Villas Cooperative, kaas oo lagu dhisi doono 500 oo guri oo casri ah.

Mashruucan oo qayb ka ah qorshaha bilicda iyo horumarinta magaalada, ayaa la filayaa inuu door weyn ka qaato daboolidda baahida dhinaca guryaha, kor u qaadista bilicda iyo muuqaalka magaalada, iyo abuurista fursado shaqo iyo dhaqaale oo ay bulshada deegaanku ka faa'iidaysato.

Horumarka magaalooyinka waxa lagu gaadhaa aragti fog, qorsheyn hufan iyo maalgashi waara. Dhismaha mashruucan wuxuu astaan u yahay dadaalka lagu doonayo in Qabridahare noqoto magaalo casri ah oo qurux badan, isla markaana ku habboon nolosha bulshada.

Qabridahare waxay sii qaadayaa tallaabooyin miro-dhal ah oo ku wajahan horumar iyo bilic waarta.

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.Rabbiga wayni naxariis waasac ah ha siiyo Halgamaa Cali Cabille Fiixiye (Cali S...
10/07/2026

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Rabbiga wayni naxariis waasac ah ha siiyo Halgamaa Cali Cabille Fiixiye (Cali Shoocaac) oo geeridiisu isoo gaadhay.

Runtii waxaa ummadda soomaaliyeed ka baxay qaamuus iyo nin karmeed qiimo wayn ugu fadhiyay.

Si gaar ah ayaan ugu tacsiyaynayaa awlaadda iyo ehellada marxuumka. Samir iyo iimaan Rabbi ha innaga siiyo dhammaan Aammiin Aammiin.

29/06/2026

Dulmiga halaga daayo hablaha somaliyeed deeganka wax ku soobirinaya

26/06/2026

Waxa si kadis ah ku dhintay ๐Ÿ˜ญmmj wll cawaale nuur cabdisalan waa geeri xanuun kulul walhy allaah ha unaxariisto wllken samir io imaan allaah aniga siiyo dhamaanten ๐Ÿคฒ

Maxaa ka jira howshan rer ceel ogaden
17/06/2026

Maxaa ka jira howshan rer ceel ogaden

16/06/2026

Hees tan ma qabiil aan loo qadin ayaa jira fananadu wayba ka qadaysay in badan hal hees bu ilaahy oga dhigay 100 hees tv Cadaley TV@

Misaaniyda Dawlada Dhexe shaacisay sanada 2019 ec
10/06/2026

Misaaniyda Dawlada Dhexe shaacisay sanada 2019 ec

Wabiyar qoraxey
08/06/2026

Wabiyar qoraxey

Address

05 Qabale
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cadaley TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category