
25/04/2025
MUHIIMADDA DHALINYARADA
dhalinyaradu waa jiika sookoraya ee bulshokasta kuhormarto,waana indhaha iyo muunada ay bulshadu kaquruxbadnaato mustabalka bulshaduna waa kaalinta koobaad ee bulshadu hagagaagto.
Muhiimda dhalinyaraddu waxay doormuhiimle ugu jirtaa kobcinta jiilka sookoraya iyagoo laga dhisayo dhinacwalba sida:waxbarashada
Madadaaladda
Kobcin maskaxda
Qofkastana lagu tababarayo waxa uu kufiicanyahay.
Dhalinyadu waxay rabtaa in aragtidheer oo siyaasadeed loosameeyo,midaasna waxa masuuliyadeeda leh aqoonyahanka iyo dowladda kadaacad ah mayalka iyo majaha sifiican ugu hagta tubta toosan.dhalinyadu maaha inla dhayalsado waa in il gaara lagu eegaa.dhalinyadu aan kor kusoo sheegnay sharafta iyo karaamada leh marka doorkooda lasiiyo,waxay samaysankaraan fursado horumarineed ee kala ah (NOLOL FIICAN,WAXBARASHO, CAAFIMAAD,CIYAARO, QABADA BULSHADA OO ILAALIYAAN)
Haseyeeshee waxan kadigayaa in dhalinyarada ayana noqon kuwa halka khaldan loo adeegsado.
Taasina waxa adeegsadda siyaasiga bulshada uu matalo waxtarka ulahayn ayaa isku difaaca xumaynta dhalinyadda isogoo kacabsiqaba hadayn dhalintu fiicnaadaan uunan sii matalikarin bulshadaas isagoo adeegsanaya kooxaysi,qabaa'il,balwadaysi iyo waxii lamid ah
Sikastaba ha ahaatee,waxa lagamamaarmaan ah indhalinyaddu yeeshaan karti iyo garaad hufan oo ay kukala gartaan waxa uwanaagsan iyo waxa aan uwanaagsanayn,waa in ilgaara iskaga eegaan cidda marahabaabinaysa ee dantoodda wadin iyo midda ummadeed toona ayna kujirin.
"Wabillahi towfiiq"