JTN TV

JTN TV 𝗞𝘂𝘀𝗼𝗼𝗱𝗵𝗮𝘄𝗼𝗼𝘄 𝗝𝗧𝗡 . Warbaahin tabisa dhacdooyinka Taagan, Documentryada Iyo Baadhista.
(1)

Waa wiilkii dhalinyarada ahaa ee kasoodhacay Dabaqa KAAH ee Jigjiga sawirkani waa Midkii koowaad ee laga Helo goobta dha...
23/04/2025

Waa wiilkii dhalinyarada ahaa ee kasoodhacay Dabaqa KAAH ee Jigjiga sawirkani waa Midkii koowaad ee laga Helo goobta dhacdada.

Lama aqoonsanin wali sidookale Lama garanayo Inuu kasoo dhacay iyo Inuu iska soo tuuray , lamana garanayo In xanuun dhimirka ahi uu hayay Iyo Inay duruufo nololeed oo kale ku kalifeen.

23/04/2025

Jeel Ogaden baa Dib loo ranjiyayn...seemore

23/04/2025

Qudus Iyo Telabib dhexdooda ayuu Dabkani ka holcayaa .

Oromia : 16 Qof ayaa ku dhimatay 22 kalena way ku dhaawacmeen Shil gaadhi oo ka dhacay degmada arsi ee Deegaanka Oromia.
23/04/2025

Oromia : 16 Qof ayaa ku dhimatay 22 kalena way ku dhaawacmeen Shil gaadhi oo ka dhacay degmada arsi ee Deegaanka Oromia.

Warkii oo Kooban.
23/04/2025

Warkii oo Kooban.

23/04/2025

Xataa Reer Cabdille Soo Dhawee... Waano Ku socota MD. Mustafa
Follow . Muxiyediin show. -

23/04/2025

Nabada Iyo Isbadalku Dad baynan Dan u ahayn.... MD. Mustafa .

23/04/2025

Bulshadu waa inay Is dhaliisho Farta uun inay Fiiqdo maaha.
MD. Mustafe oo la hadlaya dhalinyarada DDS .

Xabsiga Havana ee Jigjiga.
23/04/2025

Xabsiga Havana ee Jigjiga.

23/04/2025

Qof ayaa kasoo dhacay Dabaqa KAAH ee Jigjiga Wali lama Xaqiijin Geeri iyo Nolol midka uu ku suganyahay !

Wariye Hubeysnaa oo Bariis Dartiis (Sab) qof ugu Dilay Baydhabo.Bariis darteed ayuu qof maskiin ah udiley Maslax Raage o...
23/04/2025

Wariye Hubeysnaa oo Bariis Dartiis (Sab) qof ugu Dilay Baydhabo.

Bariis darteed ayuu qof maskiin ah udiley Maslax Raage oo ah xidigle muuqaalada u duubo qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka.

Goobta dilka ka dhacay waxaa ka dhacaysay Sab ay lahaayeen Ninka dilka geystay Qoyskoodu.

Sawirkan waa Ninka dilka geystay oo lagu magacaabo Maslax.

  : Jeelka Havana ayaa saaka Laga Fuliyay Olole Lagu Nadiifinayo iyo Buufin Gudaha jeelka Guraha Iyo Xattaa maxaabiista ...
23/04/2025

: Jeelka Havana ayaa saaka Laga Fuliyay Olole Lagu Nadiifinayo iyo Buufin Gudaha jeelka Guraha Iyo Xattaa maxaabiista laftooda ayaa Jidhka loo maydhayaa Waxana Howshan kuguda jira koox khubaro caafimaadka ah oo saaka lagu soorogay Jeelka . Sida ay inoo xaqiijiyeen xubno halkaas booqday saaka.

Qorshuhu waa in ladabar gooyo xanuuno halis ah oo ka dilaacay gudaha jeelka waxyeelo caafimaad darana u horseeday in badan oo kamid maxaabiista Jeelkan galay dhowaanahan.

Address

Laamida Ducaale
Jijiga

Telephone

+251933270606

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JTN TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to JTN TV:

Share

Category