03/04/2026
Mucjiso
Darawalkii iyo qaar kamid ah ilaaladii Madaxweynihii Venezuela ee Nicolás Maduro ayaa Markeykanka Kala shaqeeyay soo qabashadii Madaxweyne Maduro, iyada oo loo balan qaaday lacag abaal marin dhan $50 milyan, haddey xog sugan keenaan.
Halkii ay ka filayeen in la Abaal mariyo Donald Trump ayaa diiday in la bixiyo lacagtaas, isaga oo yidhi ma mudna Nin dalkiisa khiyaamay inaan ku bixino lacag intaas la eeg, isagoo u arka iney tahay Lacag aad u fara badan.
“Jaajuusku waligii heer ma gaadho, Madaxweynihiina way Khayaameen iyo qarankoodii, iyagiina waxba ma aysan helin.