Caynaan vlog’s

Caynaan vlog’s Caynaan Vlog’s a Guy with the phone vedio graph

26/08/2026

Asc.
Maanta waxaan la kulannay aabbe Soomaaliyeed oo meel kaligiis fadhiya, kana muuqato inuu ka fikirayo duruufaha iyo nolosha adag ee haysta.
Ilaahay wuxuu yiri: “Markaad is-naxariisataan, ayaan idiin naxariisanayaa.”
Fadlan, aabbaha Soomaaliyeed ee dhibaataysan aan garab istaagno, aan ka dulqaadno kurbada, oo aan u fidinno gacan caawimaad. Qof kasta oo awooda inuu wax u qabto, xitaa haddii ay tahay wax yar, yaanu ka hagran.

25/08/2026

13/08/2026

Borama dad ilbax ree magaalnimo soo dhawayn fcn m.a

04/08/2026

Maanta waxaan la kulannay aabbe Soomaaliyeed oo meel bannaan fadhiya, wejigiisana ay ka muuqato walwal iyo murugo, kana fikiraya halkii uu ka heli lahaa wax uu u geeyo carruurtiisa.
Alle mahaddii, walaal Soomaaliyeed oo naxariis leh ayaa u gurmaday kana dulqaaday culayskii haystay.
Noloshu way is beddeshaa, qof walbana maalin ayuu u baahan karaa garab iyo gargaar. Sidaa darteed, aynu isu naxariisanno, isuna gargaarnno, Nasrudiin Hiil Shacab Caynaan vlog’s

24/07/2026

Qofka muslinka ah ee dhabtii marka ay dhip ku timaado waa kan ilahy u laabta

24/07/2026

Xaaskisii oo dhimaty iyo bishii 2000 birr = 14$ fadlan hala caawiyo abahn somaliyeed

24/07/2026

Aabe somaliyeed oo dhibaataysan weeye fadlan hala soo cawiyo

13/07/2026

) Inaan iska dhintaa macquule hab isii #( cumaroow ninka bal habsii ) DDS

12/07/2026

Goat gessey ) waa na walooysaa ( goat ka oo wacdaro ka dhigay xaly garoonka wil waal stadium ) Goat Geesey

12/07/2026

Garsoore ( Cumar Artan )

Address

ABDIQANI HASSEN AHMED
Jijiga
HARGAYSASOMALILAND

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caynaan vlog’s posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category