Abdirasak M M DHORE Yare

Abdirasak M M DHORE Yare Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirasak M M DHORE Yare, Jijiga.

RAMADAN MOUBARAK
08/03/2024

RAMADAN MOUBARAK

17/10/2023

"Calanyahow waxa tahy haybad iyo himiladeniye
"Waxa tahy Astan iyo tilman aduun nagu garwaaqsado,e
"Waxa tahy hu' iyo hoy dugsoon badane
"Waxa tahy cisiyo sharaf laygu tix galiyaye
"Waxa tahay agoon iyo maati daadihiye
"Waxa tahay iftiin iyo ileys uunka wada gaadhay
"Waxa tahay aqoon iyo horumar heersare,e
"Waxa tahy cadaw jabiye aan ku diirsadaye
"Waxa tahay udgoon iyo ubaxyo dayreede
"Waxa tahay boogo dhaye lagu bogsoodaaye
"Waxa tahay hide dhawre iyo dhaqan guyaal badane
"Waxa tahay anqariye iyo ababsheheniye
"Waxa tahay cadaw jabiye aan ku diirsadaye
"Waan kuu duceeyee Calan yahow cadawga ma libin helo

Wabilahi tawfiiq dhore yare

17/10/2023

JIMCE MUPARIK

17/10/2023

Runta iyo Riyada waxaa u dhexeeya masaafo aad udheer

29/09/2023
29/09/2023

Maxaa foojiganeyaal
Dantooda ku foogan iyo
Bulshada faydane ku jira
Fiidmeerey Waa aroor

29/09/2023

FIIDMEEREEY WAA AROOR

maxaa ceeb feedhatoo
Timaha sino loogu furay
Shinkeeda u foolataye
Fadeexad ninkii kufsaday
Miyuu filan waa ku yimi Fiidmeerey waa aroor

Fiintaa roob kaa ogoo
Hortaabay foodhyi layd
Foocaar baa soo shalwaday
Fooruhu wuxuu siday ba keen
Fiidmeerey waa aroor

Salaan sare dhalinyarada xaq u dirirka gobolka awdal state sharfan

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirasak M M DHORE Yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share