JigJiga Journalist

JigJiga Journalist journalist

24/05/2026
Qamadi Maanta La Beero Barwaaqo Bari La helo.
24/05/2026

Qamadi Maanta La Beero Barwaaqo Bari La helo.

Asc, Jimco Wanaagsan Walaalayaal 🤲Maanta waa maalin Jimco ah, waa maalin kheyr iyo barako leh. Waxaan dib u bilaabaynaa ...
01/05/2026

Asc, Jimco Wanaagsan Walaalayaal 🤲

Maanta waa maalin Jimco ah, waa maalin kheyr iyo barako leh. Waxaan dib u bilaabaynaa geeddi-socodkii sadaqada ee aan ugu deeqaynay Masjidka Masjid Al-Aqsa.

Walaalayaal, aan mar kale isu gurmano oo aan ka qayb qaadanno oo Qof walba ha ku darsado 100 riyal ama wixii uu awoodi karo.

Xusuusnow: waxa aad bixiso waa kayd aakhiro, Eebbena wuu kuugu badali doonaa khayr iyo ajar badan Insha Allah.

Aan isku kaashanno kheyrka 🤝

29/04/2026

”Kartidu ma laxaad la’a” waa sheekada Aabe Maxamed Ciise Muxumed, oo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

Mashaaiircdii Ugu Badnaa oo Xadhiga Laga Jarayo. Xukuumada DDS ayaa la filayaa in mudo bil gudeheed ah ay xadhiga ka jar...
29/04/2026

Mashaaiircdii Ugu Badnaa oo Xadhiga Laga Jarayo.

Xukuumada DDS ayaa la filayaa in mudo bil gudeheed ah ay xadhiga ka jarto 71 mashruuc oo waawayn kuwaas oo isugu jira.

▪︎ Waxbarashada 12 Mashruuc
▪︎ Ganacsiga 12 Mashruuc
▪︎ Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha 11 Mashruuc
▪︎ Horumarinta Magaalooyinka 10 Mashruuc
▪︎ Caafimaadka 8 Mashruuc
▪︎ Biyaha 8 Mashruuc
▪︎ Dhismaha 6 Mashruuc
▪︎ Waxsoosaarka Beeraha 4 Mashruuc.

Wadarta Mashaaiircdan ayaa waxaa ku baxday lacag kor u dhaafaysa 8.5 Billion oo Birr.

21/04/2026

Soo dhawaynta Nimco samriye Anaga ayay naga maseersiisay madaxwayanaha Mustafe Muxumed Cumar

Kalasaraynta groupbyada koobka nabada dhalinyarada cuslaatay ee garoonka wiilwaal park 🏆
21/04/2026

Kalasaraynta groupbyada koobka nabada dhalinyarada cuslaatay ee garoonka wiilwaal park 🏆

Dawlad deegaanka Soomaalida: Beesha Yabare oo kamid ah beelweynta Jidwaaq ee Absame, Daarood ayaa hantida meherka gabadh...
12/04/2026

Dawlad deegaanka Soomaalida: Beesha Yabare oo kamid ah beelweynta Jidwaaq ee Absame, Daarood ayaa hantida meherka gabadha ee qoysku qaadanayo ka dhigay 10 kun oo birr [lacagta Itoobiya] oo u dhiganta qiyaastii ilaa $70 [toddobaatan dollar].

Sidoo kale, beeshu waxay mamnuucday in habluhu guurka shuruud dahab ah ku xidhaan; tii ku xidhana waxa lagu habaaray in Ilaahay madhalays ka dhigo.

Beeshu shuruucdan keliya dhexdeeda kuma dhaqmayso, ee xitaa beelaha kale ee la xididaya ama ay iyagu la xididayaan sidaas ayay yeelayaan, waxayna uga dan leedahay in dhalinyarada guurka loo fududeeyo si ay macsi iyo dembi uga badbaadaan.

Jigjiga Stadium galabta salaada casar ka bacdi
09/04/2026

Jigjiga Stadium galabta salaada casar ka bacdi

Dhalinyartii Caasimada iyo mayorkii Caasimada
07/04/2026

Dhalinyartii Caasimada iyo mayorkii Caasimada

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JigJiga Journalist posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to JigJiga Journalist:

Share