Girona Somali fans

Girona Somali fans fotball page

Match day ❤️Waxaa noo balansan macaamisheena mida aan aadka u jecelnahay Barcelona Shaki kuma jiro inaan ka badineyno ee...
15/09/2024

Match day ❤️

Waxaa noo balansan macaamisheena mida aan aadka u jecelnahay Barcelona

Shaki kuma jiro inaan ka badineyno ee ilaa meqo Goal baan gaadhsiin karnaa
Sadaali aniga 4 iyo 0

Back to back waaweynka waso laabten❤️🔥horyaalka Spain 🇪🇸 dadki xooga ku heeystey ba dib uso laabtey ee kaalimihiina hoos...
01/09/2024

Back to back waaweynka waso laabten❤️🔥

horyaalka Spain 🇪🇸 dadki xooga ku heeystey ba dib uso laabtey ee kaalimihiina hoose ulaabta

Welcome back kooxda ugu awooda badan Spain 🇪🇸 Girona Match day🔥 waxaa noo balansan macaamiisheena Atletico Madrid oo ah ...
25/08/2024

Welcome back kooxda ugu awooda badan Spain 🇪🇸 Girona

Match day🔥 waxaa noo balansan macaamiisheena Atletico Madrid oo ah koox aan ka adagnahay dhinwac walba kaga fiicanahy

Sidii caadada eheyd inaan ka badineyno shaki kuma jiree meeqo Goal ayaan ku dhufan karnaa
Ani ahaa 4.1

Come on Girona🔥💪

Markale iyo soo noqosho wanaagsan dhamaan family Girona waxaan rajeyneynayaa inaad caafimad qabtaanPrime Van de Beeck is...
03/08/2024

Markale iyo soo noqosho wanaagsan dhamaan family Girona waxaan rajeyneynayaa inaad caafimad qabtaan

Prime Van de Beeck is back 🙌 🔥

Hambalyo tageryaasha kooxda Real Madrid ku guuleysiga Champions 15aad 🔥Well done 👏 wad uqalanteen runti
01/06/2024

Hambalyo tageryaasha kooxda Real Madrid ku guuleysiga Champions 15aad 🔥

Well done 👏 wad uqalanteen runti

Bes yaa Gironaa bes😭😭😭
24/05/2024

Bes yaa Gironaa bes😭😭😭

Girona funsow soma soo jeedan kuwa meshan ah ku baashaleynaaye🥰
24/05/2024

Girona funsow soma soo jeedan kuwa meshan ah ku baashaleynaaye🥰

Hambalyo taageryasha kooxda Manchester city ku guuleysigina horyalka Inaad 4 sano o isku xigto qaado wax fudud ma ahaan ...
19/05/2024

Hambalyo taageryasha kooxda Manchester city ku guuleysigina horyalka
Inaad 4 sano o isku xigto qaado wax fudud ma ahaan wa awood cad oon shaki ku jirin
👏 💙🔥

Koox yar ban luuqa ku heysanaa saaxibyal mala socotaan🔥
10/05/2024

Koox yar ban luuqa ku heysanaa saaxibyal mala socotaan🔥

Official ✅️ Savio iyo yan cauto ayaa looga yeedhey xulka qaranka Brazil 🇧🇷 ee ciyaarayo copa AmericaSirta guusha wa inad...
10/05/2024

Official ✅️

Savio iyo yan cauto ayaa looga yeedhey xulka qaranka Brazil 🇧🇷 ee ciyaarayo copa America

Sirta guusha wa inad so kaxeysato khabiirada udheelo Girona

Hogaamiyaha Goal dhalinta horyalka laliga Dovbyk 🔥
07/05/2024

Hogaamiyaha Goal dhalinta horyalka laliga Dovbyk 🔥

Legendkii h**e ee kooxda Girona Oriol Romeu ayaa koxda Girona dib ugu soo laaban doono kadib xili ciyaared uula joogey B...
06/05/2024

Legendkii h**e ee kooxda Girona Oriol Romeu ayaa koxda Girona dib ugu soo laaban doono kadib xili ciyaared uula joogey Barcelona isago ka caawiyay iney kaso qeybgalaan Champions league oo ay ku dhibanaayen

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Girona Somali fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share