Somali Podcast Network

Somali Podcast  Network Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Podcast Network, jijiga, Jijiga.

SPN Is dynamic broadcasting platform dedecated to delivering latest news events and cultural insights from somali regional state and the world

SPN is Where your voice is heard and your stories shared

Itoobiya oo Wadahadalada Qaran guulo Hortabin leh Ka gaadhay!Inkabadan 4kun oo Ergooyinka Wada hadalka Qaran ee Itoobiya...
11/08/2026

Itoobiya oo Wadahadalada Qaran guulo Hortabin leh Ka gaadhay!

Inkabadan 4kun oo Ergooyinka Wada hadalka Qaran ee Itoobiya kaqaybgalayey ah islamarkaana ka arrinsanaya 8 Ajende oo waa weyn, halkii Ajendana ay ka doodayaan koox ka kooban 500 oo xubnood ayaa 4 kooxood oo Kamid ah waxay fahan midaysan kagaadheen 4
Ajende oo kamid ah 8da Ajende ee looga arinsanayo Wadatashiga Qaran ee Itoobiya.

Taasi oo kadhigan in arrimaha Masiiriga ah ee Ajendayaasha Wada Xaajoodka Qaran looga doodayo 50% lagu heshiiyey.

Waxayna kala yihiin Ajendayaasha la isku Afgartay sidan soo socota:-


‎ ✅ Arimaha Diimaha

‎✅ Dhismaha Nabadda

‎✅ Hanaanka Qaab dhismeedka dowladda, nidaamka siyaasada,Matalaadda siyaasadeed iyo nidaamka doorashooyinka


‎✅ ladagaalanka musuq-maasuqa iyo Maamulka suuban

‎Guul iyo Gobanimo!

11/08/2026

Wabiga Niil: Waa mid ka mida khayraadka ugu waaweyn ee Dalka Itoobiya leeyahay

11/08/2026

SOOMAALI BAAN AHAY !
Ma aqaan Sagsaaga Ee Hadalada Runtaa si cadbaan u sheegaa

Omar Artan landed in Salzburg to referee the UEFA Supercup match between PSG and Aston Villa
10/08/2026

Omar Artan landed in Salzburg to referee the UEFA Supercup match between PSG and Aston Villa

Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Dileita Maxamed Dileita Ayaa hambalyo iyo boga...
10/08/2026

Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Dileita Maxamed Dileita Ayaa hambalyo iyo bogaadin hawada usoo mariyey Gudoomiyaha Golaha Shacabka DFS Mudane Abdulkadir Mohamed Nur.

10/08/2026
10/08/2026

Jigjiga: Horumarka ay gaadhay magaalada waxaa sabab u ah dadaalada balaadhan ee ay xukuumada deegaanku gelisay Shaafi Macalin Maayerka M.M.J

Harar: Sawir jidadka Magaalada Harar
10/08/2026

Harar: Sawir jidadka Magaalada Harar

10/08/2026

Waa Madaxweyne Horumarineed, Nabadeed Lkn.....

Abdulkadir Mohamed Nur , until now Minister of Ports and Marine Transport, has been elected Speaker of the House of the ...
10/08/2026

Abdulkadir Mohamed Nur , until now Minister of Ports and Marine Transport, has been elected Speaker of the House of the People of the Federal Parliament with 142 votes, against 30 for Abdiqadir Omar Macallin.

Prime Minister Hamza Abdi Barre congratulated the new Speaker on the confidence members had shown in him, and said he hoped he would discharge the constitutional duties of the office transparently and lead work to strengthen the role of the Federal Parliament. He said close cooperation between the government and the legislature carries particular weight in advancing national plans.

Address

Jijiga
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Podcast Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Podcast Network:

Shortcuts

Share