Somali Podcast Network

Somali Podcast  Network Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Podcast Network, jijiga, Jijiga.

SPN Is dynamic broadcasting platform dedecated to delivering latest news events and cultural insights from somali regional state and the world

SPN is Where your voice is heard and your stories shared

08/06/2026

CUMAR C/QAADIR CARTAN OO LAGA SOO CELIYAY MARAYKANKA

Wararkii ugu dambeeyay Cumar Abdulkadir ArtanXaaladda Cumar Artan ayaa weli ah mid aad u cakiran, iyadoo FIFA ay ilaa ha...
08/06/2026

Wararkii ugu dambeeyay Cumar Abdulkadir Artan

Xaaladda Cumar Artan ayaa weli ah mid aad u cakiran, iyadoo FIFA ay ilaa hadda diidan tahay in laga saaro liiska garsoorayaasha Koobka Adduunka.

24-ka saac ee soo socda ayaa laga sugayaa go’aan rasmi ah oo ka soo bixi doona FIFA, kaasoo noqon kara in lagu wargeliyo inuu dib ugu laabto dalkiisa, ama xal kale loo raadiyo.

Waxaa jira hadal hayn sheegaysa suurtagalnimada in xitaa la geeyo Canada ama Mexico, inkastoo rajada arrintaas ay hadda u muuqato mid aad u yar.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

08/06/2026

Ma adoo qudhaa uuman?
Ma adoo qudhaa aawan?
Dadka kale ka maan awran?
Amran oo karaamaysan?

Mise waa ammaantayda
Ahlantiyo salaantayda
Iyo eemamayntayda
Waxan ururka kuu qaaday
Kaa dhigay ilays kaahay?

Top African referee Omar Artan refused access to US before World CupA Somali referee, who was set to become the first pe...
08/06/2026

Top African referee Omar Artan refused access to US before World Cup

A Somali referee, who was set to become the first person from his country to officiate at a World Cup, has been denied access to the US, according to reports.

Omar Artan is alleged to have been refused entry to the US at Miami International airport this past weekend, despite having a valid travel visa.

08/06/2026

Dhismaha Wadadada Gunagado ilaa Dig oo si aad u wanaagsan u socota

08/06/2026

War-saxaafadeed | Ururka wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya (ONLF) ayaa sheegay inuusan wax-xidhiidh ah la lahayn kooxaha nabad-diidka ah ee hubaysan.

Masuuliyiinta Xafiiska Waxbarashada Deegaanka ayaa kormeer shaqo ku tagay dugsiga sare iyo dugsiga Sheekh C/salaan, halk...
08/06/2026

Masuuliyiinta Xafiiska Waxbarashada Deegaanka ayaa kormeer shaqo ku tagay dugsiga sare iyo dugsiga Sheekh C/salaan, halkaas oo ay u kuurgaleen heerka uu marayo dayactirka iyo dib u habaynta lagu wado dugsiyadan.

Sawiro Wadada dheer Ee isku xidha Hartasheekha Xarshin laanqayr ilaa Balaygubadle
08/06/2026

Sawiro Wadada dheer Ee isku xidha Hartasheekha Xarshin laanqayr ilaa Balaygubadle

Golaha 6aad Ee Wakiillada Shacabka JDFI ayaa berri yeelanaya kulankiisii 24-aad ee caadiga ahaa.
08/06/2026

Golaha 6aad Ee Wakiillada Shacabka JDFI ayaa berri yeelanaya kulankiisii 24-aad ee caadiga ahaa.

08/06/2026

Mustafe Muxumed Cumar, Madaxweynaha DDS Ma mudan yahay in Markale loo doorto Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida ee 5-ta sanno ee Soo socota ?

HighLight Somali Podcast Network Facebook for Creators Khadar A. Gescade Abdirazak Kafi Muhiyadin Abdi Nasri Kalif Ahmed Ali K'nan Caliya Hashim Maher Abdijabar Dacar Rageedii Aqoon-kaal Farhan Ahmed fans

Address

Jijiga
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Podcast Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Podcast Network:

Share