Somali Digital press

Somali Digital press Somali Digital Press is a Digital Multimedia Platform that Brings to the society Truth News, Through Fact and Inspiring.

Saaka hadaad Saalada Subax tukatay Alxamdulilah dheh.
15/09/2025

Saaka hadaad Saalada Subax tukatay Alxamdulilah dheh.

Waa dooxada ( Rift Valley) u dhexeeya Yurub iyo maraykanka, Buundadan waxaa loo yaqaana ( Mid Atlantic Ridge) Horay u ma...
14/09/2025

Waa dooxada ( Rift Valley) u dhexeeya Yurub iyo maraykanka, Buundadan waxaa loo yaqaana ( Mid Atlantic Ridge)

Horay u maqashay ? Comment it

Somali Digital press

Sanadihii lasoo dhaafay Wuxuu Hogaaminayey  Warshadaha Adduunka.Chinuhu Waa mid kamida dalalka hogaaminaya Dhinaca Warsh...
14/09/2025

Sanadihii lasoo dhaafay Wuxuu Hogaaminayey Warshadaha Adduunka.

Chinuhu Waa mid kamida dalalka hogaaminaya Dhinaca Warshadaha Caalamka, isaga oo ku hogaaminaya Segtarda Kala duwan ee Warshaha sida waxsoosaarka Alaabaha kala duwan, aaladaha Casriga ah iyo Qalabka dhismaha, sidoo kale wuxuu soo saaraa Alaabaha ugu Badan adduunka, isaga, oo leh Suuqyo Waa-waayn oo Gudaha ah kuwaas oo taageera Horumarinta Warshadaha.

Somali Digital press

(MAARAYNTA ISBADALADA): FOOQ LA DHISO (Physical  change) WAXA KA HOREEYA ARAGTI LA DHISO (Intellectual change) =========...
13/09/2025

(MAARAYNTA ISBADALADA):

FOOQ LA DHISO (Physical change) WAXA KA HOREEYA ARAGTI LA DHISO (Intellectual change)
=============
Isbadalka dawladeed oo kasta oo ka dhaca dal "X" 2-diisa nooc ee isbadalka xidid siibida ah (revolution based change) & isbadalka dib-u-habaynta ah (reform based changed) midkood uunbaa inta bdn dhaca.

Hadiise, uu dalkaas isbadalka ka dhacay uu u dhaxeeyo 2-daas nooc oo uu noqdo mid ah Paradigm kind of change iyada oo isbadalada dhacay ay yihiin kuwo kuwo badalaad ama dib-u-habayn ku sameeyay qaybaha muhiimka ah sida: tubta siyaasada iyo tubta dhaqaalaha ee dalkaas. Sidoo kalena, keenay/keenaya isbadal dhanka haayadaha & shuruucda ah (institutional & legal framework change).

Isbadalka dhinaca nidaamka ee ay tahay in la sameeyo waa nooca isbadal aas-aasi ah (transformational change) oo ah: Isbedel Xaalladii Lagu Sugnaa Looga gud-bayo Guud Ahaanba Xaallad Ka Duwan Oo Aan Odhan Karno Waa Xaallad Guud Ahaanba Cusub.
Isbedellka Noocani Ah Waa Mid Loo Maro Strategy-yada Iyo Ujeedooyin Cadcad Una Baahan: Dadaal, ka gonaansho, adkaysi, Isxillqaan Dheeri Ah, go'aan, tayo hogaamineed, Aqoon & Xirfada ku haboon.

Isbadalka noocan ah waan in la isgarab wadaa isbadal hoosaadada kala ah: intellectual change & physical change ama in loogu horaysiiyaa intellectual change.

FG: Meelaha uu inta bdn ka dhaco khaladaadka nidaam ee uu wakhtigu ku lumo waxa ka mid ah dhismaha dawlad nimada nooca isbadal hoosaadka oo la hormariyo nooca isbadal ee physical change-ga, alyacni wxy ahayd in la hormariyo intellectual change oo ah dhismaha aragtida oo loo dambaysiiyo dhismaha ISBADALKA ee PHYSICAL CHANGE-ga sida: Dhisme cusub, dayactir Dhisme iyo machineries la.badalo IWM.

Adan Ali sugal

13/09/2025

Subax wanaagsan Saaka Halkee Waagu kuugu Baryay ?

Dunida waxaa aad loo Hadal hayaa, sidoo kalena yaab iyo amakaag ku Noqotay adduunka toogashada toos ah,ee  Lagu dilay Ch...
12/09/2025

Dunida waxaa aad loo Hadal hayaa, sidoo kalena yaab iyo amakaag ku Noqotay adduunka toogashada toos ah,ee Lagu dilay Charlie Kirk, isagga oo Ka Khudbadaynaya Jaamacad Ku taala gudaha dalka Maraynka,.

Charlie Kirk,ayaa ahaa Nin Fikir ahaan ay aad isugu dhawaayeen Madaxweynaha hada ee Maraykanka Doland J trump, ayaa sidoo kalena ahaa aas- aasah Ururka Isbdalka maraynka.

Wuxuu ahaa Aftahan, inta badan Qabta doodo kala duwan, isaga oo Isku dayi jiray inuu aragtidiisa Dadka ku qanciyo, Geesta kale Aragtiyo ayaa sheegaya in uu ahaa nin ogolaan jirin in ay jirto aragtiyo kale ee Fikrado kale taaso ka dhigaysa In uu Xidhiidh iyo Fikirba la wagaagi jiray, Kooxaha Midigta Fog ee Xagjir ah, Inta badan doodihiisa iyo Hadaladiisu waxay u badan yihiin Kuwo Si cad uga Turjumaya aragtidiisa.

Khudbadihiisa midkeed daawatay ?

Qodobadan ayaa loo baahan yahay Si waxbarashu u noqoto mid Tayo leh.Eragyga education waa eray luuqada qalaad ee ingriis...
11/09/2025

Qodobadan ayaa loo baahan yahay Si waxbarashu u noqoto mid Tayo leh.

Eragyga education waa eray luuqada qalaad ee ingriiska sidaan wada ognahay waxaa loosoo gaabiyey ( Waxbarasho)

Education
1. E Energy waa in ardaydu energy Orentiated noqdaa

2. D Displine waa In aad noqontaa kuwo dabar leh oo wax badan oo naftu diidanahay balse dan kuu ah sameeya waxbadan oo ay naftu jeceshay oo aan dankuu ahayna iska daaya oo ka huleela
Displine waa in I aad adigu iska adkaatid cida kaliya ee aad tartanka kula jirta wa naftada ka guulayso oo ka awood badi.

3. U unity. Waxbarasho waxay u baahantahay in loo midoobo waxaa na jir factor badan oo saameeya

A. Macalin tayo leh
B. Arday Xiiso iyo Rabitaan u haysa
C. Sinaanta waxbarashafa (Inclusivity )
D. Isu dhignaanta buuga iyo ardayga ( Student and book ratio)

5. Deegaan ku haboon waxbarasho ( Suitable Enverment)

3. Waalidka iyo gudiyada u abaabulan Waxbarashada. ( parents and Organized Comittee)

4. C Confidence waa in ardaydu ku kalsoonaadaan nidaamka waxbarashadda sidoo kale macalinku yahay mid ka kalsooni badan ardayga uu wax barayo.

5. A stain waxbashadan ardayda la barayo waa in ay noqotaa mid midho dhashay lana taaban karo

Waa in ay jiraan tusaale yaal nool oo la xidhiidha ardayda oo guulaystay

6.T Talent Waa in macalinku leeyahay hibo dhigis qancina karo ardayda

7. Interest. Waa in xaga ardayda rabitaan iyo danayntu ka jirtaa si heer waxbarasho loo gaadho.

8.O opportunity wa in ay jiraan fursado dhiirigaliaya ardayda oo an kaliya lagu dayn qalinka iyo buuga uu wato lana dariinsoin fursadaha nolosh ee mustaqka ardayga aqoontu waxay tarayso halasiiyo tababaro gaagaaban fursaso kale haloo abuurno aqoontooda iyagoo ardayda halaga faa iidaysto oo hala isticmaalo

9. N Nationaltiy halabaro ardayda muhiimada barida ardayda micnaha qaranimada.

Waa Macnaynta Waxbarashada iyo Fasiraadeeda!

Dhibaatada sheekooyinka Halka dhinac ( dangerous of one side stories)Casrigan aan joogno Waxaa isku milmay Runtii iyo be...
11/09/2025

Dhibaatada sheekooyinka Halka dhinac ( dangerous of one side stories)

Casrigan aan joogno Waxaa isku milmay Runtii iyo beentii taas oo keentay in la kala garan Maxaa run ah, maxaase been ah
Sawiradan hoose waa qaar kamida Dhibaatada ay leedahay in la aamino sheeko hal dhinac ah ( Believing of One Side Story) iyo Saamaynta ay yeelan karto.

Akhriste Qoraal walba iyo Sawirkasta oo aad Baraha Bulshada ku aragto ha Rumaysan, waxaa jiri karta Ujeedo kale oo ka dambaysa.

Wali ma la kulantay Sheeko aad waligaa Run u haysatay, oo aad mar dambe Xaqiiqadeeda Ogaatay ?

Kigali iyo Horishima , Waa  Tusaalaha isbadalka iyo soo kabashada adduunka, ma'aha laba  Magaalo  oo isku Qaarad iyo isk...
11/09/2025

Kigali iyo Horishima , Waa Tusaalaha isbadalka iyo soo kabashada adduunka, ma'aha laba Magaalo oo isku Qaarad iyo isku wadan toona ah, Sidaas ay tahayna waxay wadaagaan, kuna Calaamadsan yihiin
In isku si u saameeyeen Dhibaatada Ugu wayn ee Dad sameega ah,

Horishima waa Tusaale loo soo qaadan karo Magaaladii aduunku Ugu horaysay ee lagu dhuftay Nuclear, halka Kigali oo Caasimad u ah Rwandana tahay, magaalo ay Sanadadii 1991di8 dagaalo sokeeye oo aad u Saamayn daran ugu yeeshay ku Habsadeen,

Maxaa laga baran karaa Labadan Magaalo iyo si guudba dalalka Japan iyo Rwanda ?

Waxaan la odhan karaa waa Tusaalaha Isbadalka iyo Soo kabadashada.

:Maskaxda oo la dhiso, ayaa ka Horaysa Dhulka oo la dhiso".

Maxay kula tahay ? Fikirkaaga ka dhiibo.

Putin oo si adag ugu hor yimi soo jeedin ay soo saareen saaxiibada Ukraine.XOG SIDE MEDIA TV
07/09/2025

Putin oo si adag ugu hor yimi soo jeedin ay soo saareen saaxiibada Ukraine.

XOG SIDE MEDIA TV

Masuuliyiin uu Horkacayo Wasiirka Xafiiska jidadka DDS, Mudane idiris  muuse cabdi, ayna ku Weheniyaan Qaarkamida Agaasi...
30/05/2025

Masuuliyiin uu Horkacayo Wasiirka Xafiiska jidadka DDS, Mudane idiris muuse cabdi, ayna ku Weheniyaan Qaarkamida Agaasinada xafiiska ayaa soo kormeeray mashaariicda ka socda Gobalka jarar.

Mashaariicdan oo heerar kala duwan ku sugan ayaa ujeedka Kormeer ka oo ahaa in loo kuurgalo Xaalada hada ay marayaan iyo in dardar galin lagu sameeyo Sidoo kalana la isla meel dhigo xaaladaha ay ku sugan yihiin mashaariicdaan.

Mashaariicdan oo kala ah.
- Buundada Rabaso (Dherer 60 m)
Buundadan oo ka socota dooxa magaalada Rabaso ayaa la dhameystirey shaqada shubabka sagxada, Waxayna mareysa meel gabogabo ah, mudo koobana waala soo afmeeri doona in sha Allah.
- Gashaamo-Daroor Lot 1 (dhererka 27km)
Mashruucan oo la bilaabay Bishii Tir ee sanadkan 2017 TI ayaa waxaa Shaqooyinka la qabtay kamida waxaa 100% dhamaaday xaadhitaanka jidka, iyada oo la carada la baahiyey 8.5km oo kamida jidka, halka la dhamaystiray islamarkaana la sameeyey 6.7km oo kamida, sidoo kalena la diyaariyey Tuubooyinka biyo mareenka jidka.
-Dhagaxbuur-Awaare (Dhererka 94 km)
Mashruucan ayaa waxaa la dhameystirey shaqada shaqada caro baahinta inta u dhexaysa awaare ilaa Yoocaale waxaana dhiman 5 km iyo kaabada kaliya.

Xafiiska ayaa waxaa u qorsheysan uu dhameystiro 62 km oo kamid ah dhererka guud oo dhan 94 km mudo 3 bilood gudahood ah.

Xuquuqda:- waaxda Warbaahinta iyo Xidhiidhka dadweynaha Xafiiska jidadka DDS

Waxaa si habsami leh u socda dayactirka jidka Mooyaale-Leey wajigiisa labaad ee carro baahinta iyada, uu hada Heerkiisu ...
11/05/2025

Waxaa si habsami leh u socda dayactirka jidka Mooyaale-Leey wajigiisa labaad ee carro baahinta iyada, uu hada Heerkiisu marayo 60%.

Dayactirka jidkan oo dheerarkiisu dhan yahay 30 km, ayaa waxuu isku xidhayaa magaalada Mooyaale iyo xarunta Gobolka Daawa ee Leey.

Jidkan oo la dhamaystiray wajiga koobaad ee carro-dhigista (Dumping) ayaa hada maraya wajiga labaad ee carro-baahinta (grading, showering & compaction)

Jidkan Mooyaale-Leey ayaa waxay hada kor bulsha adeegsata wadada kala kulmi jireen dhibaato dhanka isku socodka ah gaar ahaan xilli-roobaadka.

Xigasho Xafiiska jidadka DDS

Address

Mmj
Jijiga
T

Telephone

+251962197525

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Digital press posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Digital press:

Share