DABLE ALI TUBE

DABLE ALI TUBE Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DABLE ALI TUBE, Jijiga.

09/06/2025
01/05/2025
28/04/2025
🇺🇸 Trump wuxuu ku dhawaaqi doonaa heerar cusub oo cashuur ah (tariffs) oo lagu soo rogi doono semiconductors-ka laga kee...
15/04/2025

🇺🇸 Trump wuxuu ku dhawaaqi doonaa heerar cusub oo cashuur ah (tariffs) oo lagu soo rogi doono semiconductors-ka laga keeno dibadda, toddobaad gudihiis.

Wuxuu sidoo kale soo jeediyay in qaar ka mid ah shirkadaha laga yaabo in laga dhaafo ama loo fududeeyo shuruudahaas.

Waxaa inoo dhamaaday 15 h**e ee bisha barakaysan ee Ramadan rabi ha inaga aqbalo acmaasho wanaagsan 15 danbe nabad qab i...
15/03/2025

Waxaa inoo dhamaaday 15 h**e ee bisha barakaysan ee Ramadan rabi ha inaga aqbalo acmaasho wanaagsan 15 danbe nabad qab iyo caafimaad rabi ha inoogu dhameeye

Real Madrid, waxay usoo baxday warreega xigga.Kulan ay daallanayeen oo iyagoo kubada 61 haysta hadana ay sameeyen 3 onta...
12/03/2025

Real Madrid, waxay usoo baxday warreega xigga.Kulan ay daallanayeen oo iyagoo kubada 61 haysta hadana ay sameeyen 3 ontarget kaliya ayuu ahaa.Atletico, oo aan kubad haysana 8 jeer ayay beegsatay.

REAL, nasiibkii ayaa usoo xaadiray.Rigoore ilaa Var tagay ayay ku badiyeen.Ancelt, waa nasiibkii oo luge ah.0

Vinicius ayaa lumiyay rigoore markii ugu h**eysay Real Madrid tartamada oo dhan, iyadoo rigooradii maanta loo dhigay ay ...
12/03/2025

Vinicius ayaa lumiyay rigoore markii ugu h**eysay Real Madrid tartamada oo dhan, iyadoo rigooradii maanta loo dhigay ay aheyd rigoore 8-aad ee loo dhigay

qaybta labaad. Wax badan ayaa laga filan doonaa afarta weeraryahan ee Mbappe, Vinicius, Rodrygo iyo Bellingham, Ancelott...
12/03/2025

qaybta labaad. Wax badan ayaa laga filan doonaa afarta weeraryahan ee Mbappe, Vinicius, Rodrygo iyo Bellingham, Ancelotti ayaana isku haleyn doona afartan si uu u helo guusha kooxdiisa.

Simeone ayaa aad ugu farxi doona qaabka ay kooxdiisu ku bilaabatay kulanka lugta labaad, wuxuuna doonayaa in ay sii ilaashadaan qaab ciyaareedkooda difaaca si ayna u ogolaan in weeraryahanada Real Madrid ay boos badan ku galaan.

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DABLE ALI TUBE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share