Somali Prosperity Party-ብልጽግና

Somali Prosperity Party-ብልጽግና This is the Somali Prosperity party (SPP) page to communicate with supporters and fans where ever they are.
(13)

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Dhexe ee Xisbiga Barwaaqo, ayaa saaka xarigga ka jara...
03/08/2025

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Dhexe ee Xisbiga Barwaaqo, ayaa saaka xarigga ka jaray qaybo ka mid ah dhismaha horumarinta magaalada Addis Ababa, gaar ahaan inta u dhaxaysa Intootoo, Gerje ilaa barxadda Arat Kiilo.

Goobahan ayaa laga hirgaliyay waddooyin cusub oo loogu talagalay lugta iyo baaskiilka, laydh casri ah, iyo dukaamo agagaarka Suuqa Tiberias ee Shuromeda.

Sidoo kale, waxaa ka mid ah garoommo carruurta ah, garoon kubbadda cagta ah, iyo dhismayaal adeegyo bulshada ah bixiya.

03/08/2025
01/08/2025

Muuqaal:
Booqashada iyo kormeerka waftiga heer qaran iyo masuuliyiinta deegaanka ay ku tageen kabaayasha horumarineed iyo xarumaha adeeg-bixinta dowladda.

01/08/2025
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka JDFI, Mudane Tamesgen Tiruneh, Mudane Aadan Faarax Ibraahim, Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga...
31/07/2025

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka JDFI, Mudane Tamesgen Tiruneh, Mudane Aadan Faarax Ibraahim, Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga Barwaaqo, lehna awood Ra’iisul Wasaare Ku-xigeen iyo masuuliyiin kale ayaa soo kormeeray dhismaha Xarunta Cusub ee Xisbiga Barwaaqo Laanta Deegaanka Soomaalida oo gabagabo maraya.

Dhismaha Xarunta Cusub ee Xisbiga ayaa ah dhisme si casri ah loo diyaariyey. Masuuliyiinta oo maanta magaalada Jigjiga ka daahfuray Barnaamijka Dhaxal-reebka Cagaaran oo lagu beeray 2.5 milyan oo geed deegaanka Soomaalida, ayaa dhir-beeris ku sameeyay dhismaha xaruntan cusub ee Xisbiga Barwaaqo Laanta D.S. oo dhawaan xadhiga laga jari doono.

31/07/2025

"Geed beer oo dhaxal reeb"

"Hiigsiga Xisbigeena Barwaaqo waa deegaan cagaaran oo xasilloon."

31/07/2025

ኢትዮጵያውያን ሲተባበሩ ተአምር እንደሚሠሩ ዛሬ ዳግም ታይቷል።

"በመትከል ማንሠራራት" በሚል መሪ ቃል ፣ በአንድ ቀን 700 ሚልዮን ዛፎችን ለመትከል ያቀድነው ዕቅድ ከታሰበው በላይ ተሳክቷል።
አመራሮችና ሠራተኞች፣ የግልና የመንግሥት ተቋማት፣ ኤምባሲዎች እና ዓለም አቀፍ ድርጅቶች፣ ሕጻናት፣ ወጣቶች፣ ጎልማሶች፣ አረጋውያን፣ ወንዶችና ሴቶች ለአረንጓዴ ዐሻራ፣ ዛሬ በማለዳ፣ ከወፎች ቀድመው ወጥተዋል።

አረንጓዴ ዐሻራ የኢትዮጵያውያን ባህል እየሆነ ነው። የኢትዮጵያን መልክም እየቀየረ ነው። የኢትዮጵያን ታሪክም እየቀየረ ነው። የዓለምንም መልክ እየቀየረ ነው።

ይሄንን ተልዕኮ የሚያስተባብሩትን፣ ጥሪያችንን ሰምተው ወጥተው የተከሉትን ሁሉ እናመሰግናለን። ኢትዮጵያውያን ፣ ትውልደ ኢትዮጵያውያን እና የውጭ ዜጎች በብዛት እና በምልዐት ስላደረጉት ተሳትፎ በኢትዮጵያ ስም እናመሰግናለን።

መትከል ለልጆቻችን ጥላ መዘርጋት ነው!

Itoophiyaanonni yoo walta'an ajaa'iba hojjechuu akka danda'an har'as irra deebiidhaan mul'ateera.

Yaada ijoo "Dhaabuudhaan Bayyanachuu" jedhuun karoorri guyyaa tokkotti biqiltuuwwan miliyoona 700 daabuuf karoorfanne isa yaadamee ol milkaa'eera.
Hooggantoonnifi hojjettoonni, dhaabbileen dhuunfaafi mootummaa, embaasiiwwaniifi dhaabbileen idil-addunyaa, daa'imman, dargaggoonni, gaheessonni, maannguddoonni, dhiironniifi dubartoonni har'a barii Ashaaraa Magariisaaf simbirroowwan dursanii bahaniiru.

Ashaaraan Magariisaa aadaa Itoophiyaanotaa ta'aa jira. Bifa Itoophiyaas jijjiiraa jira. Seenaa Itoophiyaas jijjiiraa jira. Bifa addunyaas jijjiiraa jira.

Warra ergama kana qindeessan, kanneen waamicha keenya dhagahanii bahanii dhaaban hunda ni galateeffanna. Itoophiyaanonni, dhalooteen Itoophiyaafi lammiileen biyya alaa hirmaannaa baay'inaafi guutummaatti taasisaniif maqaa Itoophiyaatiin ni galateeffanna.

Dhaabuun ilmaan keenyaaf dibaabee diriirsuudha!

Waxaa dalka iyo Deegaanka Soomaalida laga daah-furay Barnaamijka Dhaxal-reebka Cagaaran ee sanadka 2018 T.I, kaasoo la q...
31/07/2025

Waxaa dalka iyo Deegaanka Soomaalida laga daah-furay Barnaamijka Dhaxal-reebka Cagaaran ee sanadka 2018 T.I, kaasoo la qorsheeyay in lagu beero Dalka 7 milyan oo geed halka deegaanka Soomaalida lagu beeray 2.5 milyan oo geed.

Munaasabadda daah-furka barnaamijkan ayaa waxaa ka qaybgalay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka JDFI, Mudane Tamesgen Tiruneh, Mudane Aadan Faarax Ibraahim — Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga Barwaaqo oo lehna awoodda Ra’iisul Wasaare Ku-xigeen — iyo Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar. Waxaa sidoo kale ka qaybqaatay masuuliyiin heerar kala duwan ah, shaqaalaha dawladda, iyo bulshada deegaanka.

Dhir-beeristaan ayaa si isku mid ah uga qabsoontay dhammaan gobollada iyo maamul magaalooyinka Deegaanka Soomaalida.

Sanadkan waxaa guud ahaan deegaanka laga qorsheeyay in la beero 14 milyan oo geed, waxaana la beeray maanta qaybo ka mid ah hadafka oo gaaraya 2.5 milyan oo geed. Noocyada dhirta la beeray ayaana isugu jira:
Geedaha kaymaha,Geedaha midho-dhalka ah,Geedaha calafka,iyo Geedaha qurxinta.

Barnaamijka Dhaxal-reebka Cagaaran waxa uu noqday mid leh faa’iidooyin badan oo muhiim ah, waana mid ka mid ah barnaamijyada ugu ballaaran ee Xisbiga Barwaaqo xoogga saaray.

“Dhir beer oo dhaxal reeb”

Xisbiga Barwaaqo.

31/07/2025

"Marka la eego qaabka loogu diyaar garoobay baraamijka Dhaxal-reebka Cagaaran Waxaan ku rajo wanahay in aan uga midho dhalin doono sidii loogu talogalay" Mudane Aadan Faarax, Madaxweyne ku-xigeennada Xisbiga barwaaqo, Lehna awood Ra'iisul Wasaare kuxigeen."

Address

Jijiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:30
Tuesday 09:00 - 17:30
Wednesday 08:00 - 17:30
Thursday 08:00 - 17:30
Friday 08:00 - 17:30

Telephone

+251257752911

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Prosperity Party-ብልጽግና posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share