Abdullahi M Ismail

Abdullahi M Ismail Capacity trainings and guidance for pre-and post-harvest handling technologies

18/07/2025

وَذَكِّرۡ فَإِنَّ ٱلذِّكۡرَىٰ تَنفَعُ]
ٱلۡمُؤۡمِنِینَ }
{ وَمَا خَلَقۡتُ ٱلۡجِنَّ وَٱلۡإِنسَ إِلَّا لِیَعۡبُدُونِ }
[Surah Adh-Dhāriyāt]

27/06/2025

تبي الرزق. اطيع الله ثم اطيع امك. واذا ما رزقت اذهب لامك وصحح العلاقه معها وقبل اقدامها. وقل ادعي لي يا امي. والله سياتيك الله بالارزاق من حيث لا تمشي.

12/06/2025

{ مَنۡ عَمِلَ صَـٰلِحࣰا مِّن ذَكَرٍ أَوۡ أُنثَىٰ وَهُوَ مُؤۡمِنࣱ فَلَنُحۡیِیَنَّهُۥ حَیَوٰةࣰ طَیِّبَةࣰۖ وَلَنَجۡزِیَنَّهُمۡ أَجۡرَهُم بِأَحۡسَنِ مَا كَانُوا۟ یَعۡمَلُونَ }
[Surah An-Naḥl: 97]

10/06/2025
Mac'hadka Cilmi Baadhista Xoolaha iyo Beeraha DDS ayaa soo agaasimay kulan dood cilmiyeeda oo lagu xusayay Megabit 24 oo...
02/04/2025

Mac'hadka Cilmi Baadhista Xoolaha iyo Beeraha DDS ayaa soo agaasimay kulan dood cilmiyeeda oo lagu xusayay Megabit 24 oo halkudheg looga dhigay "Midhaha Megabit 24 iyo rajada qarankeena"

Kulankani oo loo qabtay hawlwadeenada mac’hadka ayaa waxaa shir Gudoomiyay Maareeye kuxigeenka Mac'hadka Cilmi Baadhista Xoolaha iyo Beeraha DDS.
Mudane Maxamed Ibraahim, Waxaana lagu falanqeeyay isbarbardhiga waxqabadka isbedelkii kahor iyo waxyaabaha qabsoomay mudadii isbedelka, iyadoo la isbarbar dhigay intii ka horeysay isbedelka tiknoolojiyadihii lasoo saaray oo tiro ahaan dhanaa 159 tiknooloji halka isbedelkii kadib lasoo saaray tiknoolojiyado gaadhaya 117 tiknooloji oo ay kamid yihiin, daraasaadyo laga sameeyay cimilo beereedka Deegaanka, tijaabooyinka dalagyo kala gadisan oo u adkeysan kara cimilada kulul, cudurada iyo cayayaanada, daraasaadka khayraadka dabiicaga ah iyo hawlo kale oo la xidhiidha tiknoolojiyadaha lagu horumarinayo dalaga beeraha, calafka xoolaha, iyo badqabka caafimaad ee xoolaha ayaa halkaasi lagu soo jeediyay.

Dhinaca kale, hawlwadeenada ayaa looga warbixiyay jihooyinka mustaqbalka ee Xisbiga Barwaaqo sida: dhisida xisbi iyo nidaam hay'adeed oo adag, dhisida iyo xoojinta qaran adag oo la wada leeyahay, xoojinta hawlaha lagu xaqiijinayo barwaaqo bulsho iyo qodobada kale ee qorshuhu yahay in xisbigu xoogga saaro mustaqbalka.

Xigasho/SRTV

06/03/2025

إحذر ثلاث دمعات
Ka taxaddara sadex (3) Ilmadooda

1 – دمعة المظلوم : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم (إتقوا دعوة المظلوم فإنها ليس بينها وبين الله حجاب)
1.Ilmada qofka la dulmay wuxuuna Rasuulku Dhahay NNKH, ka baqa ilmada qofka la dulmiyay maxaa yeelay qofkaas la dulmiyay iyo Illaahay ooma dhaxeeyo Xijaab

2 – دمعة اليتيم : قال تعالى في كتابه العزيز( فأما اليتيم فلا تقهر )
2. Ilmada ilmaha Agoonka ah wuxuuna Allah dhahay sareeye ha guul guulina Agoonka/agoomadda
3- دمعة امك وأبيك… قال تعالى ( وقضى ربك ألا تعبدوا إلا إياه وبالوالدين إحسانا )
3. Ilmada Waalidka Hooyo & Aabo wuxuuna dhahay Allaah Sareeye Waxaa la idin amray in aydan Caabudin Allah mooyeene Cid kale, waana in aad u,ixsaan fashaan (wanaag kula dhaqantaan) Labadiina Waalid Hooyo iyo Aabo.
هل تعلم معنى هذه الآية؟ معناها أن الله عزوجل أمر بعد عبادته مباشرة بالإحسان إلى الوالدين والبر بهما . ((فلا تقل أف ولاتنهرهما وقل لهما قولا كريما، واخفض لهما جناح الذل من الرحمة وقل ربي إرحمهما كما ربياني صغيرا))
Miyaad ogtahay ayaadan macnaheeda? Macnaheedu waxaa weeyo in uu Allah inagu Amray caabudistiisa ka dib in wanaag loo sameeyo labada waalid.
Wuxuuna Allaah dhahay haku odhanina labadiina waalid uf, hana guul guulina; waxaad dhahdaan qawl wanaagsan.
Waxaadna u,raaricisaan dhinaca idinka oo u,muujinaya naxariis (Dabacsanaan iyo waynayn).
Waxaadna dhahdaan Illaahayow iigu naxariiso sida markaan yaraa ay iigu Naxariisan Jireen.

ثلاثه أعانك الله عليهم الجار السوء الإبن العاق المراه سيئة الخلق ثلاثة لا تفرط فيهم أبدا الوالدان فإنهم سبب البركه فى حي...
04/03/2025

ثلاثه أعانك الله عليهم
الجار السوء
الإبن العاق
المراه سيئة الخلق
ثلاثة لا تفرط فيهم أبدا
الوالدان فإنهم سبب البركه فى حياتك
الصديق الصادق فإنه عونك فى الشدائد
الوقت الذى ان ضاع لا يعود
ثلاثه لا يدخلن بيتك
الشامت الذى يفرح بمصيبتك
الخائن الذى يفشى سرك
الحاقد الذى يتمنى زوال نعمتك

01/02/2025

عَنْ عَبْدِ اللَّهِ بِن مَسْعُودٍ رضي الله عنه قَالَ:
سَأَلْتُ النَّبِيَّ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: أَيُّ العَمَلِ أَحَبُّ إِلَى اللَّهِ؟ قَالَ: «الصَّلاَةُ عَلَى وَقْتِهَا»، قَالَ: ثُمَّ أَيٌّ؟ قَالَ: «ثُمَّ بِرُّ الوَالِدَيْنِ» قَالَ: ثُمَّ أَيٌّ؟ قَالَ: «الجِهَادُ فِي سَبِيلِ اللَّهِ»

01/02/2025

{قَالَ رَبِّ فَأَنْظِرْنِي إِلَىٰ يَوْمِ يُبْعَثُونَ}
{قَالَ فَإِنَّكَ مِنَ الْمُنْظَرِينَ}
{إِلَىٰ يَوْمِ الْوَقْتِ الْمَعْلُومِ}
{قَالَ فَبِعِزَّتِكَ لَأُغْوِيَنَّهُمْ أَجْمَعِينَ}
{إِلَّا عِبَادَكَ مِنْهُمُ الْمُخْلَصِينَ}
{قَالَ فَالْحَقُّ وَالْحَقَّ أَقُول}
{لَأَمْلَأَنَّ جَهَنَّمَ مِنْكَ وَمِمَّنْ تَبِعَكَ مِنْهُمْ أَجْمَعِينَ}

Maalinta aas-aaska Dawlad Deegaanka Soomaalida ee 23/ January/1993GC. Waxay gun-dhig u tahay wada Noolaanshaha, is-dhexg...
23/01/2025

Maalinta aas-aaska Dawlad Deegaanka Soomaalida ee 23/ January/1993GC.
Waxay gun-dhig u tahay wada Noolaanshaha, is-dhexgalka bulsho iyo xoojinta Dareenka hayb-siyaasadeed oo u gaar ah Qowmiyadda Soomaalida oo ka mid ah Qowmiyadaha kala duwan ee ku bahoobay Dalka Itoobiya.
Hambalyo sanad guuradii 32aad ee aas-aaska DDS!

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi M Ismail posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share