World cities

World cities World cities is a public motivation plateform that always shares The BEAUTY of cities All over the World

Riyadh, Saudi Arabia skyline looks absolutely stunning! 🇸🇦
28/06/2025

Riyadh, Saudi Arabia skyline looks absolutely stunning! 🇸🇦

Mogadishu and Addis Ababa
16/02/2025

Mogadishu and Addis Ababa

Addis Ababa, Ethiopia. night view photo
14/02/2025

Addis Ababa, Ethiopia. night view photo

Mogadishu City, Somalia
12/02/2025

Mogadishu City, Somalia

Madrid, Spain 🇪🇸.
05/02/2025

Madrid, Spain 🇪🇸.

(❤️ﷺ❤️) wuxu yiri: hadii uu gabadhiina idinka soo doono qof aad ku raali noqotaan diintisa iyo dabeecadisa uguuriya, had...
30/12/2024

(❤️ﷺ❤️) wuxu yiri: hadii uu gabadhiina idinka soo doono qof aad ku raali noqotaan diintisa iyo dabeecadisa uguuriya, hadii aad sidaa sameyn weysaan fitno aya dhulka kadhaceyo iyo fasaad weyn.❤️
▪️ عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ ، قَالَ :
قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ : (( إِذَا خَطَبَ إِلَيْكُمْ مَنْ تَرْضَوْنَ دِينَهُ، وَخُلُقَهُ فَزَوِّجُوهُ، إِلَّا تَفْعَلُوا تَكُنْ فِتْنَةٌ فِي الْأَرْضِ، وَفَسَادٌ عَرِيضٌ ))

حسنه الألباني في
صحيح الترمذي - رقم : (1084).

Naxariistu waa shayga kaliya Ee xayawaanku xiitaa Dareemo 🤝
28/12/2024

Naxariistu waa shayga kaliya Ee xayawaanku xiitaa Dareemo 🤝

 Camal oo aad ufadli badan haddii aad samaysid. 1-Dadka Oo leyska Cafiyo:  "Lama Soo Koobi karo Ajarka laga helo is cafi...
28/11/2024

Camal oo aad ufadli badan haddii aad samaysid.

1-Dadka Oo leyska Cafiyo: "Lama Soo Koobi karo Ajarka laga helo is cafinta ; Allah Wuxuu yiri.
[فمن عفا واصلح فأجره علي الله].

2-Sabarka badan: "isna lama soo koobi karo ajarka laga helo Sabarka , Rabbi Wuxuu yiri
[انما يوفي الصابرون اجرهم بغير حساب].

3 -Soonka badan: "isagane lama soo koobi karo ajarka laga helo Soonka .
allah ayaa xadiisul qudsi ku yiri:

[كل عمل ابنءادم له الاالصوم فانه لي وانا اجزي به ].

"Banko Carafo Waxaa la oranayaa
"Aaway kuwii ajarka allaah ku laahay .?
Waxaa soo bixi doono Kuwii soonka badnaa , Sabarka badnaa, Cafiska badnaa.

🌿 *Allow naga dhigo Kuwa maalintaa loo yeeri doono*

Sagaal caado oo naftaada  faa'iido uleh.1. Si tartiib ah u hadal.2. Wax badan u fiirso/kafiirso.3. Hadalkaagu ha yaraado...
27/11/2024

Sagaal caado oo naftaada faa'iido uleh.

1. Si tartiib ah u hadal.
2. Wax badan u fiirso/kafiirso.
3. Hadalkaagu ha yaraado.
4. Cidna ha'aaminin.
5. Mar walba mudnaanta sii caafimaadkaaga.
6. Weligaa ha joojin is-baridda/inaad wax kororsato.
7. Xakamee nafsaddaada, rabitaankaaga iyo cadhadaada.
8. Wax badan dhoola cadee, oo walwalka jooji.
9. Qoyskaaga wax walba ka hormari.

~Turjumid~
LA SII WADAAG ASXAABTA.

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when World cities posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category