Muxiyodin makhtal Hasan

Muxiyodin makhtal Hasan rajo raagtay mar unbay rumawo daa

jaha wareer ka adon yada iyo wakhti goo jikar ah haujojin jeerkad usucotiyo halkad jihay satay ba
23/08/2026

jaha wareer ka adon yada iyo wakhti goo jikar ah haujojin jeerkad usucotiyo halkad jihay satay ba

08/08/2026
22/07/2026

inahlilah wainaliho rajacon shil kale oo ka dhacay jigjiga xafada karamardha ilahow unaxariso intii ku dhimatay intii dhawacana no bogo dhay waa labo masibo oon kala fogayn

inaaliha wainaaliho raajaco masibo naxadinleh yaa kadhacday qabribayax Allah ha unaxariisto
19/07/2026

inaaliha wainaaliho raajaco
masibo naxadinleh yaa kadhacday qabribayax Allah ha unaxariisto

15/07/2026

haben wacan oo wanagsan
ikhyarta

21/06/2026

Marka H**e Waxan rabaa in an tartan qurux badan u Rajeyo walalahey Reer Dowlad deganka Somaliyed

Marka xigta Waxan Rabaa in La ogaado tartan quruxdiisa waa Garsoorka iyo cadalada ee ma ahan Quruxda Garonka iyo inta tagere ee timado.

Sidaas daradeed Kooxda Garsoorayasha ( Team one ) si Goni ah halooga taxadaro Qalabkoda iyo dhaqalaha la siinayo iyo in la sharfo Lana weyneyo Ragaan la’aantod aysan kubbad in la ciyaro aysan suuro gal aheyn

Waxa dhaqan ka noqotay dhaman deganada Somaliyed in la dayaco garsoorka Nasiib daro ma jiro Hal Xirir Somaliyed oo u arka muhim garsorka dhaman dhulka Somaliyed

Fadlan ogaada sida kooxaha ay wasaaro, shirkado ama shaqsiyad u leyihiin oo u maalgashtan ayey xiriradana u leeyihiin kooxaha garsoorka ay u shaqeya Ayna tahay in ay u maalgaliyan

Garsorkana waxa kula talina gaajeysmow hada rabto waligaa Cadalad ahow si Alle ku Hormariyo

Guuleysta

Address

Jigjiga
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muxiyodin makhtal Hasan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share