Hirgal Academy

Hirgal  Academy Halkani waa Boga rasmiga ah ee
HIRGAL ACADEMY
Hoyga barashada technology yada casriga ah iyo Luuqadaha
(1)

07/03/2026
FREE ONLINE COURSE – MS EXCEL (Basic to Advanced)Ma rabtaa inaad si dhab ah u barato Microsoft Excel adigoo ka bilaabaya...
02/28/2026

FREE ONLINE COURSE – MS EXCEL (Basic to Advanced)

Ma rabtaa inaad si dhab ah u barato Microsoft Excel adigoo ka bilaabaya aasaaska ilaa heer sare? Fursadani waa mid adiga kuu furan!

Hirgal Academy waxay kuu diyaarisay koorso ONLINE ah oo ku saabsan MS-Excel.

- Kaasoo soconaysa 3 toddobaad
- Bilaash ah (Free Course)
- Shahaado la siinayo marka la dhammeeyo
- Casharro laga bilaabayo Basic ilaa Advanced

πŸ“… Registration Date: 1–5 March 2026
πŸ“… Start Date: 6 March 2026
πŸ‘₯ Class Seats: arday kooban

πŸ’° Registration Fee: 2 Dollar am 200 Birr

Haddii aad rabto inaad horumariso xirfaddaada Excel Fursadani waa Taadii ee Yaysan Ku seegin .

Hada isdiwaangali
https://wa.me/+251904360367

πŸ”₯ Bilow safarkaaga xirfadeed maanta adigoo ka bilaabaya Hirgal Academy.

Balanteenu waa Hirgalinta Hayaanka Mustaqbalkaaga

Kusoo biir Group Kan si aad ooga mid noqotid ardayda https://chat.whatsapp.com/LOlJ2bfrIAH1noFcuz3qK6?mode=hq2tcla

πŸŒ™βœ¨ AFUR WANAAGSAN βœ¨πŸŒ™Hirgal Academy waxay idiin rajaynaysaa Afur barako leh oo ay ka buuxaan naxariis iyo dambi-dhaaf πŸ€²πŸ’™M...
02/18/2026

πŸŒ™βœ¨ AFUR WANAAGSAN βœ¨πŸŒ™

Hirgal Academy waxay idiin rajaynaysaa Afur barako leh oo ay ka buuxaan naxariis iyo dambi-dhaaf πŸ€²πŸ’™

Marka qorraxdu dhacdo, qalbiyaduna deggaan, ha noqoto afurkiinu mid kheyr iyo mahadnaq ku bilowda.

🌟 Ramadaankan ku dar horumar iyo aqoon cusub.
πŸ“š Kobci xirfadahaaga, dhis mustaqbalkaaga.

πŸ“ž +251 904360367
πŸ“§ [email protected]

Jumma Mubarak πŸŒ™Allaha naga aqbalo cibaadada, hana inaga dhigo kuwa guuleysta adduun iyo aakhirabaBilow safarkaaga waxbar...
02/13/2026

Jumma Mubarak πŸŒ™
Allaha naga aqbalo cibaadada, hana inaga dhigo kuwa guuleysta adduun iyo aakhiraba

Bilow safarkaaga waxbarasho maanta.

Hirgal Academy waxay ku siinaysaa xirfadaha casriga ah ee IT-ga & Luuqadahaba oo aad ku dhisan karto mustaqbalkaaga

HIRGALINTA HAYAANKA MUSTAQBALKAAGA

πŸ“ž +251-904360367
πŸ“§ [email protected]










Address

Jigjiga
Washington D.C., DC
1000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hirgal Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share