AXMED GURAY WEB TV

AXMED GURAY   WEB TV AXMED GURAY WEB TV KALA SOCO WARAR XAQIIQA OO DHAX DHAXAADA ,

13/02/2025

Madaxweynaha JSL Muddane Cabdiraxmaan Kala soco Goor dhow warbaahinta CNN ..

11/02/2025

MADAX WAYNAHA SOMALILAND CABDIRAXMAAN CABDULLAHI OO SHIRKA EMARADKA KHUDBAD KA JEEDIYAY .

Magacaabis cusub: Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa Injineer Axmed Miraad Layli umagacaabay, Madaxa X...
10/02/2025

Magacaabis cusub: Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa Injineer Axmed Miraad Layli umagacaabay, Madaxa Xafiiska Biyaha DDS.

Isku Shaandheen Hordhaca Ayuu Sameeyay Mustafe Cagjar.Wasiirkii Biyaha Xassan Taadhi Ayuu Xilkii ka Qaaday isagoo Booska...
06/02/2025

Isku Shaandheen Hordhaca Ayuu Sameeyay Mustafe Cagjar.

Wasiirkii Biyaha Xassan Taadhi Ayuu Xilkii ka Qaaday isagoo Booskaas u Magacaabay Madaxii Arimaha Siyaasadda Xisbiga Barwaaqo.

Sidoo kale Abdiraxman Hurre ayuu ka Qaaday Wasaaradii Maaliyadda wuxuuna u Weeciyay Booski Maxamed Cumar ee Arimaha Siyaasadda,

06/02/2025

Umadi waxay meel ku gadhaa midnimo iyo is maqal
,

06/02/2025

Golaha wasirada deganka somalida
1.cabdi h**e.......... xarunta dhexe
2.mohamed omar.....biyaha
3. Fatah mohamed ...... hawlaha guud
4.mohamed sheik adan ....gadidka iyo ganacasiga.

06/02/2025

Axmed guray web TV
Ku soo dhowaada asaxaybay

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AXMED GURAY WEB TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category