Abdi ahmed Mahamos

Abdi ahmed Mahamos arimaha bulshada
warbixin kusaabsan arimaha bulshada

Masuul leh aqoon xirfadeed oo xafiiska caafimaadka Waana hogaamiya waxbadan kabadalay xafiska caafimaadka degmada awaare...
03/02/2025

Masuul leh aqoon xirfadeed oo xafiiska caafimaadka
Waana hogaamiya waxbadan kabadalay xafiska caafimaadka degmada awaare
Laakiin xadaw lagaranayo ayaa cagaha
Raba inay qabtaa

18/01/2025

Nabadu waaa tiir mihiim ah

15/01/2025

DEGDEG: Dhaqankii Dacawaaley oo Mustafe Cagjar Kala Kulmay Dhacdo la yaabkeeda leh.

Odayaashii Dhaqanka ahaa ee Ka Jawaabay Nabadii uu Mustafe Cagjar H**e ugu Dhawaaqay ee Jigjiga Tagay Ayaa Jawaab Amakaag Ku Riday Kala Kulmay Mustafe Cagjar

Mustafe Cagjar Ayaa Ku yidhi Odayaashii Dhaqanka Ahaa ee Xaaladii Dacawaaley Usocday Maxaad Iga Soo Doonteen Anigu Arab oo Kaliya Wax Uma Haysto Isaaq oo Dhan Ayaa i Wada Dilay Hadii Nabada Aad Doonaysaan Dhab idinka Tahay Hada Xageeya Ciidanka Liyuu Booliska oo Geeye Goobihii Lagu Dagaalmay

Sideed U Aragtaa?

Dhacdooyinka fadeexada ah ee dulhoganaya hogaaminta sare ee ciidanka deegaankaQaabkii ay u maamuleen qorsha xumada dagaa...
08/01/2025

Dhacdooyinka fadeexada ah ee dulhoganaya hogaaminta sare ee ciidanka deegaanka
Qaabkii ay u maamuleen qorsha xumada dagaalka iyo ceebta iyo dayaca ciidanka haleelay markaad fiiriso waaa kuwo sal u ah hab maamulka guud ee ciidanka.
Fadeexada hadahaysay
[ ] 1.inaan ilaa hada la ogayn tirada rasmiga ah ee kudhimatay dagaalkaa
[ ] 2.maydka ciidanka oo ilaahada aan la aasin oo yaala aaagagii dagaalka
[ ] 3.ciidan aan dhiman oo qoyskoodii loosheegay inay dhinteen oo hada kasoofakaday cadawga
[ ] 4.shacabka kaladuwan ee wiilashoodii wali raadinaya raq iyo ruux
Dhibaatadaas maqiyaasikaro wax lagu tilmaamo noocay doontaba hanoqotee. Waaa fadeexad dulhoganaysa hogaaminta ciidanka

20/12/2024

DEG-DEG:- Ciidamada deegaanka soomaalida ayaa la'wareegay dhamaan goobohii ay ku'gabanayeen maleeshi argagixiso ah oo kasoo duushay somaliland soona weeraray ciidamada geeshka ah ee deegaanka soomaalida .

Dhimashada maleeshida argagixisada ah ee weerarka soo'qaaday ayaa tiro ahaan dhan 70 ruux halka maxaabiista laga qabtay ay tiro ahaan dhan tahay 109 ruux .

17/12/2024
16/12/2024

Muxumed Fanax oo ahaa ninkii 25-kii November magaalada Raaskanbooni kuwareejiyey Dowlada Federaal oo ciidan 40 askari ah wata ayaa saaka xuduudka Kenya katalaabay waxuuna isudhiibay askarka Kenya. Faahfaahinta warkan dhowaan ayaan baahin doonaa.

“Heshiiskii Ankara Ee Soomaaliya Iyo Itoobiya waxa uu caddeynayaa in loo soo guurey oo loo soo noqday in lagu wada shaqe...
13/12/2024

“Heshiiskii Ankara Ee Soomaaliya Iyo Itoobiya waxa uu caddeynayaa in loo soo guurey oo loo soo noqday in lagu wada shaqeeyo xayndaabka sharciga Caalamiga ah iyo Qawaaniinta u yaala Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey” Raysalwasaare Ku Xigeenka Soomaaliya

Ciidanka la wareegay xukunka Suuriya, waxay gaareen inay qabsadaan ceelasha shidaalka ee Al-Taym oo ku yaalla saxaraha D...
10/12/2024

Ciidanka la wareegay xukunka Suuriya, waxay gaareen inay qabsadaan ceelasha shidaalka ee Al-Taym oo ku yaalla saxaraha Deir Ezzor, iyadoo ceelashan lagu sheegay inay maalintii soo saaraan 5,000 oo fuusto, sida ay ku warrantay warbaahinta Suuriya.

Fiiro gaar ah;

Waa guushii u horreysay oo ay ku gaarayaan sidii ay dib usoo ceshan lahaayeen khayraadka Suuriya ee uu lumiyay Assad, markaa oo 80% shidaalkii Suuriya uu gacanta u galay kooxda kurdida ee SDF.

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Abdulhamid Reshid Dire, Eyoo Asrat, Tofik Siraj Musa, Lua...
10/12/2024

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Abdulhamid Reshid Dire, Eyoo Asrat, Tofik Siraj Musa, Luaull Brihan, Khalid Page, Addii Yanetu Lji, Tadi Tadi Ta, Tawakkal Imiru, Sadex Tujuba, Legesse Taffere Abreha, Habtamu Jima Habtshi, Lemacha Dayee, Sh*taye Yewaybla Lej, Hari Mohe, Girjaa Dukkallee Qilxaa, Dav Love, ባምላክ ካሳሁን, Ture Chal, Werkiye Diga, Dozeree Boss, Yohannis Dejene

Address

Jarar
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi ahmed Mahamos posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdi ahmed Mahamos:

Share

Category