Abdirahman’ Baari

Abdirahman’ Baari Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahman’ Baari, News & Media Website, Mogadishu.

Yaa sheegi kara Hasha waxa afka uga xiran Iyo Ula jeedada loogu xiray
12/09/2026

Yaa sheegi kara Hasha waxa afka uga xiran Iyo Ula jeedada loogu xiray

11/09/2026

Meeshan wiilka Lagu Haysoto Oo sida An shaxdarada ah loo la dhaqmayo Laguna warsaysanayo Waa Dawlad deeganka Somalida Palse Wali lama Xaqijinin Halka ay thy

🚨 WAR-DEG-DEG AH | JIGJIGAWaxaa xabsiga laga sii daayay 268 maxbuus oo ku xirnaa xabsiyada Dowlad Deegaanka Soomaalida I...
11/09/2026

🚨 WAR-DEG-DEG AH | JIGJIGA

Waxaa xabsiga laga sii daayay 268 maxbuus oo ku xirnaa xabsiyada Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, gaar ahaan Jigjiga.

Maxaabiista la sii daayay waxaa kamid ah Bisle Cumer, oo kamid ahaa maxaabiista xukuman. Hawsha sii-daynta maxaabiista ayaa hadda soo dhammaatay.

🔴 DEG-DEG: Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xuuthiyiintu ay la wareegeen Jasiiradda Mayun (Perim) ee ku taalla marinka ...
10/09/2026

🔴 DEG-DEG: Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xuuthiyiintu ay la wareegeen Jasiiradda Mayun (Perim) ee ku taalla marinka Bab al-Mandab.

Jasiiraddu waxay leedahay muhiimad istiraatiiji ah, maadaama Bab al-Mandab uu isku xiro Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed. Haddii warkan la xaqiijiyo, wuxuu saameyn weyn ku yeelan karaa amniga iyo isu-socodka maraakiibta ganacsiga ee gobolka.

⚠️ Sheegashada ah in Xuuthiyiintu si buuxda u maamulaan Bab al-Mandab weli waxay u baahan tahay xaqiijin rasmi ah.

10/09/2026

Land of punt Somalia 🇸🇴

09/09/2026

😢 Kani waa muuqaalkii ugu murugada badnaa.

Axmed Shire Xuseen oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sida la sheegay aano qabiil loogu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe, isagoo fasax ku jiray kuna sii jeeday deegaankiisa Hiiraan.

Kahor dilkiisa ayuu yiri: “Abtiyaalow, ha idilina, xaalad caafimaad ayaan reerkayga ugu socdaa.” 💔

Dilalka aano-qabiilka ahi waa dulmi iyo dembi weyn. Islaamkuna wuxuu reebay in naf aan xaq lagu dilin. Qabiilna ma noqon karo sabab lagu daadiyo dhiig aan waxba galabsan.

Alle ha u naxariisto Axmed, ehelkiisana samir iyo iimaan ha ka siiyo. 🤲🏽

09/09/2026

Wiil Askari ah oo loo dilay Aano Qabiil oo ka Dhaxaysa Xaawadale iyo Abgaal

Diil-hara ayaa loogu Baa Ba Ayaa Oon Dartiis halka meel aan sidaas uga fogayn Ee Dhanka Baay ay biyo ka cabbaan xooluhu....
09/09/2026

Diil-hara ayaa loogu Baa Ba Ayaa Oon Dartiis halka meel aan sidaas uga fogayn Ee Dhanka Baay ay biyo ka cabbaan xooluhu. Tani waa xaalad u baahan su’aalo adag, baaritaan dhab ah iyo isla-xisaabtan.

Dawladda iyo maamulka waxaa waajib ku ah inay dadka u adeegaan, gaar ahaan marka ay wajahayaan xaalad nololeed oo halis ah. Haddii qof biyo la’aan ugu dhinto, masuuliyadda waxaa qaadaya maamulka ay khusayso.

Waxaan si cad ugu baaqaynaa maamulka Jarati iyo dhammaan hay’adaha ay khusayso inay si degdeg ah u baarayaan xaaladda, una caddeeyaan shacabka sababta dadka loogu waayay biyo iyo gargaar.

Maamulka Jarati lagama rabo hadal iyo ballanqaad oo keliya; waxaa laga rabaa ficil iyo isla-xisaabtan. Haddii qof ku dhinto oon iyo biyo la’aan, masuuliyiintu waa inay mas’uuliyadda qaadaan, cid kasta oo dayacday waajibaadkeedana lala xisaabtamo.

09/09/2026

Xooga Dalka

Address

Mogadishu
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman’ Baari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share