Haboon Ugaas

Haboon Ugaas Halkaan waa Page-ka rasmiga ah ku soo dhawaada gacmo furan.

29/07/2025

Wareysi xiiso badan oo aan la yeeshay fanaanka xariir Axmed ayaa idiin soo wadaa u diyaar garooba.

27/07/2025

Goorma Maqalkeeda idin kugu dambeesay Fanaantaan da’da yar.

Maalin wanaagsan qaraabo.
21/07/2025

Maalin wanaagsan qaraabo.

19/07/2025

Waa madadaaliyaan gayiga Soomaalidu degto laga garan og yahay, Alla yaa raxma Sooraan jawaan Wll Adna cimri dheer ayaa kuu rajeyn.

12/07/2025

Waa mid ka ah wareysiyadii ugu xiisaha badnaa oo aan qaado Fanaan weyn Axmed Cali Cigaal.

Gacmo Furan Kusoo Dhawaada Dhamaan Taagerayaashayda, waxaan mudo dheer kadib ugu soo laabtay Social Media,wax badana waa...
12/07/2025

Gacmo Furan Kusoo Dhawaada Dhamaan Taagerayaashayda, waxaan mudo dheer kadib ugu soo laabtay Social Media,wax badana waa soo wadaa insha Allah.

Address

Jijiga Shewa
Shewa
JIGJIGA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haboon Ugaas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share