Haldoorka somaliyeee

Haldoorka somaliyeee Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Haldoorka somaliyeee, Lovely, Shinile.

Weeraryahanka xulka dalka Faransiiska Kylian Mbappé ayaa markii labaad ku guulaystay Kabta Dahabka ah ee Koobka Adduunka...
19/07/2026

Weeraryahanka xulka dalka Faransiiska Kylian Mbappé ayaa markii labaad ku guulaystay Kabta Dahabka ah ee Koobka Adduunka isaga oo noqday ciyaaryahankii koowaad ee taariikhdan sameeya.

WAR NAXDINLE: Iyadoo maanta ay 13 qof ku geeriyoodeen shil gaari,DDS Magaalada Qabri bayax ayaa haddana dhacdo kale oo m...
19/07/2026

WAR NAXDINLE: Iyadoo maanta ay 13 qof ku geeriyoodeen shil gaari,DDS Magaalada Qabri bayax ayaa haddana dhacdo kale oo murugo leh dhacday, kadib markii xabaal wadareed ay ku duntay dad ku jiray hawlaha qodista. Ilaa hadda waxaa la xaqiijiyey geerida laba qof, halka dhaawacyo kalena la soo wariyey.
Alle ha u naxariisto intii geeriyootay, dhaawaca ahna Alle ha u booga dhayo.

Weerar dhanka internet-ka ah ayaa lagu qaaday website-ka rasmiga ah ee Madaxweynaha Kenya, William Ruto, iyadoo kooxaha ...
18/07/2026

Weerar dhanka internet-ka ah ayaa lagu qaaday website-ka rasmiga ah ee Madaxweynaha Kenya, William Ruto, iyadoo kooxaha hackers-ka ay ku xireen madax-furasho dhan 41 milyan oo Shilinka Kenya una dhiganta dollar ahaan $300,000.

🗣️ Wariyaha: “Rio, haddii Messi uu ku guuleysto Koob Adduun kale, ma u aqbali doontaa inuu yahay ciyaaryahanka ugu weyn ...
17/07/2026

🗣️ Wariyaha: “Rio, haddii Messi uu ku guuleysto Koob Adduun kale, ma u aqbali doontaa inuu yahay ciyaaryahanka ugu weyn taariikhda?”

🗣️ Rio Ferdinand: “Xitaa haddii Messi uu mar kale ku guuleysto Koobka Adduunka, taasi waxba k**a beddeli doonto aragtidayda ah in Cristiano Ronaldo yahay ciyaaryahanka ugu weyn taariikhda kubadda cagta.

“Argentina waxay ku guuleysan jirtay Koobka Adduunka ka hor Messi, sidaas darteed ma aha in Messi keliya uu ka dhigay quwad kubadeed. Argentina mar walba waxay ahayd mid ka mid ah waddamada ugu awoodda badan kubadda cagta.

“Waxaan aaminsanahay in Argentina ay lahayd tayo ay ku qaadi karto Koobkii Adduunka ee Qatar 2022 xitaa haddii Messi uusan joogin. Sidoo kale Tartan kooban oo asiga dhanba ah toddobo kulan oo keliya ma aha waxa lagu go’aamiyo ciyaaryahanka ugu weyn taariikhda kubadda cagta.

“Weynaantu waxay ku dhisan tahay waxqabadka ciyaaryahanka inta uu xirfaddiisa ciyaareed socoto oo dhan, anigana aragtidayda, Cristiano Ronaldo weli waa halbeegga lagu cabbiro weynaanta GOAT-nimada 🐐

Koob la qaado ama final la tago laguma noqdo GOAT ee GOAT-ka saxda ah waa kan kubada cagta ku sii jira ilaa Da’aysan dadku filen iyo Records aan inaba caadi ahy malin walbo la jabinayo ama la dhigayo GOAT-nimadu ma ah wax meel iska taal taala ee waa wax la shaqeesto muse yeysan ka hoos bixin Argentina ka hor Messi wala yaqanay lkn Portugal ka hor CR7 lama aqoon markasu siiyey 1 Euro iyo 2 Nations league

Address

Lovely
Shinile

Telephone

+251929399724

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haldoorka somaliyeee posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share