GBN TV

GBN TV Media

Xuska malitariga  dalka ethiopia ayaa lagu qabtay addis ababa,Iyadoo lasoo bandhigay dhoolatus milatari oo xaaggan.
26/10/2023

Xuska malitariga dalka ethiopia ayaa lagu qabtay addis ababa,
Iyadoo lasoo bandhigay dhoolatus milatari oo xaaggan.

27/09/2023

Reer xamar vs reer woqooyi qosol iguma harin🤣🤣🤣🤣🤣

GBN TV
Follow gareeya walaalayaal

27/09/2023

Ciyaal pupG say wax yeeleel 🤣🤣🤣
GBN TV
follow asxabey

27/09/2023

Rabi khaatumada hanoo hagaajiyo

Page ka follow garee

20/09/2023

Qiimee codkeeda
100/ imisa

“Aniga Deeqo ayan lacag Deyn ah kulahaa. Waxey igu dhaheen guriga imow. Kadib Shamso ayaa i garaacday. Waxaana la igu ha...
19/09/2023

“Aniga Deeqo ayan lacag Deyn ah kulahaa. Waxey igu dhaheen guriga imow. Kadib Shamso ayaa i garaacday. Waxaana la igu hayay Qori AK47. Gacan ma qaadi karin”

“Shukaansi nagama dhaxeyn midna. Kaliya deeqo ayan lacag kulahaa. Waxeyna iga dhaceen Telkeeyga iyo wixii lacag ku jirtay. Sidoo kale aad ayey ii garaaceen”

Waxaa soo hadlay Ninkii ay utashadeen Shamso iyo Deeqo kadibna inta garaaceen ka dhacay wixii uu heystay oo dhan. Iyaga ayuuba deyn kulahaa

GBN TV

Dab xooggan ayaa lagu soo warramayaa in uu ka kacay suuqii Ganacsiga ee Magaalo xuduudeedka Wajaale.Dadka ayaa la tacaal...
16/09/2023

Dab xooggan ayaa lagu soo warramayaa in uu ka kacay suuqii Ganacsiga ee Magaalo xuduudeedka Wajaale.

Dadka ayaa la tacaalaya dabka oo ah mid ku fidaya qaybaha kale ee suuqa magaalada.

GBN TV

Ciidanka Boliiska Ilaalada Xeebaha ayaa badda Degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir  ka soo badbaadiyay 2 dhalinyaro a...
15/09/2023

Ciidanka Boliiska Ilaalada Xeebaha ayaa badda Degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir ka soo badbaadiyay 2 dhalinyaro ah oo baddau qaadday.

Dhallinyarada oo baddu ka qaaday agagaarka Akademiyada Boliiska ee General Kaahiye ayaa la soo badbaadiyey markii ay si degdeg ah uga howl galeen doomaha dheereeya ee Boliisku, waxaana lagu wareejiyay ehelkooda.

Intii howlgalka Badbaadintu socday, ayeey Ciidanku la kulmeen meydka qof marxuum ah oo badda dul sabeynaya, kaas oo ay baddu horay u qaadday. Isna Saldhiga Boliiska Degmada Xamar Jajab iyo Isbitaalka Madiina, ayaa wada baadi goobka ehelkiisa.

GBN TV

Address

Jidka Sodonka
Tulu Dimtu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GBN TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category