Mustafe Muhammed Abdi

Mustafe Muhammed Abdi Markaad la daristo cafinta iyo raali gelinta,
sidoo kale waxaad la daristay farxadda iyo xasilloonida. sidaas daraadeed yaan lagaa badan

22/07/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH.....

Dadka daneynaya barashada cilmiga naxwaha iyo Duruusta kala duwan ee kusugan magaalada qabri bayax. (ka faa'iideysi wanaagsan)

Hadaba Waxaa loogu bishaaraynayaa dhamaan Bulshada kunool magaalada qabribayax ee jecel barashada Cilmiga naxwaha iyo durusta diinta in Dhawaan la bilaabi doono kitaab muhiim ah oo ku saabsan cilmiga naxwaha, kaasoo in middo ah fasax kooban lagu kala maqnaa. waa dowro muhiim ah waxaana soo dhammaaday 5 kitaab oo h**e haddana waxaa la bilaabayaa kitaabkii 6aad

(شرح بن عقيل على ألفية بن مالك )

Kitaabkan, waxaa bilaabaya Shariif Anwar sharif Haadi (Sayid Anwar Al Hashimi) wakhtiguna waa Bacdal cisha, goobtuna waa masjidu nuur

>Goobtu waa Masjid Nuur KB.
>Goortu waa 7:30 Bacdal cishe...

Dawradda Sayid Anwar Al Hashimi waxay kamid tahay dadalada lataaban karo ee lagu kobcinayo garaadka diimeed ee jiilka cusub.

Dalladda Wacyigelinta Bulshada oo hawshan ka dambeysa ayaa ku boorrinaysa waaliddiinta iyo bulshada inteeda kale inay dhiirigeliyaan ardayda si ay uga faa’iidaystaan fursadan qiimaha leh.

FG. Yaan lamoogaan Kitaabka ibnu caqiilku waa kitaabka ugu muhiimsan ee faniga Naxwaha ee lagu akhriyo Gayiga soomaalida..

W/Q: Jimcaale Bulle

20/07/2025
18/07/2025
14/07/2025

Wiil iyo adeeradii ❤️❤️

Ninkasta waxaa profile picture u saaran adeerkii ama ina adeerkii oo xukumada ka mid ah adi haday ku arkaan Adoo la fadhiya oo ku fanaya ilma adeerada waxay ku dhahayaan waad leef leefaysa !!

Kiisiina wuxuu ka dhigayaa kii Kali ahaa ee xukumada ugu jiray gar iyo gardaraba kuwani waa adeeraday iyo dhiigayga ee isku xishooda oo bal dhagihiina iyo afkiinu ha is maqlo

Address

Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustafe Muhammed Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mustafe Muhammed Abdi:

Share