04/04/2025
๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ซ๐:
Waa furitaanka indhaha kamarada (lens) Ama waa dalool ku yaalla lens-ka kamaradda kaasi oo u ogalaada in iftiinku galo kamaradda. Sidoo kale wuxuu xakameyaa inta iftiin ah ee gudaha u galaya kamaradda.waxayna sidoo kale saameyneysaa sida sawirka u fogaanta iyo dhawaantu ugu wada muuqdaan (depth of field).
Waxaa Calaamad ahaan lagu gartaa ama u taagan ๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ -ka โ๐/โ ay raacsiisan tahay tiro, ๐ญ๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐ฅ๐; ๐/๐.๐, ๐/๐.๐, ๐/๐.๐, ๐/๐.๐โฆ...
Kordhinta (furitaanka) cabbirka aperture-ka waxay sawirkaaga ka dhigtaa mid iftiin badan
Yaraynta cabbirka aperture-ka waxay sawirkaaga ka dhigtaa mid mugdi ah (daran)
๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐:
๐ โ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐๐ฆ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐ฐ๐๐ฒ๐ง (๐/๐.๐):
Waxaad aperture-kaaaga ka dhigataa (f/1.8), si aad ugu ogalaatid in kaameradaada uu galo iftiin badan โ ๐๐๐ฐ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ช๐๐๐๐จ ๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐ง๐ฎ๐ฎ๐๐๐ง ๐๐ก ๐ฐ๐ฎ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ง๐ข ๐๐จ๐ง๐๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐ข๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐๐๐๐๐ง ๐จ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐๐ฅ ๐ฐ๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง ๐ฅ๐๐ก.
๐ โ ๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐๐ฆ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐ฒ๐๐ซ (๐/๐๐):
Sawir ku qaad bannaanka maalinimo adoo iftiin ka dhiganaya qorraxda.
Aperture-ka waxaad ka dhigaysaa mid yar (f/16), si uusan iftiinka badani sawirka uga dhigin mid aad u dhalaalaya ama mid iftiin badani soo galo โ ๐๐๐ฐ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ง๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข ๐ญ๐ข๐ซ๐๐ง ๐จ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐.
๐
๐ข๐ข๐ซ๐จ ๐๐๐๐ซ ๐๐ก.
๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐ฅ๐ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ ๐จ ๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ซ๐-๐ค๐ ๐ฐ๐๐ ๐ข๐ง๐๐๐ ๐จ๐ ๐๐๐ญ๐ ๐ฑ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐๐ง๐ข
Aperture-ba aperture ka uu ka yar yahay wuu ka iftiin badan yahay, Sidoo kale waxaa layidhaah ๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ซ๐-๐ค๐ ๐๐๐ฒ๐ง ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐ (๐/๐.๐, ๐/๐.๐, ๐/๐.๐, ๐/๐.๐)
Aperture-ba Aperture-ka uu ka wayn yahay wuu ka iftiin yar yahay, sidoo kale waxaa layidhaah ๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐ฒ๐๐ซ. ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐ (๐/๐๐, ๐/๐๐, ๐/๐๐, โฆ๐/๐๐)
"๐๐ ๐๐ก๐ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐ฅ๐๐ง๐ฌ๐๐ฌ-๐ค๐ฎ ๐ข๐ง๐๐ฒ ๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐ฌ๐๐ง ๐ค๐๐ซ๐๐๐ง ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐ซ๐๐๐ ๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ซ๐-๐ค๐."
๐๐ก๐๐ซ๐๐ฑ๐๐๐:
Lens walba wuxuu leeyahay xad gaar ah oo u gaar ah aperture-kiisa. Tani waxay ka dhigan tahay in:
Lens-yada qaarkood ay furi karaan aperture aad u weyn (sida f/1.4 ama f/2.8),
Halka kuwa kale aysan dhaafin f/3.5 ama f/5.6.
๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐:
๐๐๐ง๐ฌ ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐ ๐๐ก (oo aan zoom lahayn) sida ๐๐๐ฆ๐ฆ ๐/๐.๐ โ wuxuu leeyahay ๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐ฐ๐๐ฒ๐ง.
๐๐๐ง๐ฌ ๐๐จ๐จ๐ฆ ๐๐ก sida ๐๐-๐๐๐ฆ๐ฆ ๐/๐.๐-๐.๐ โ marka aad soo zoom gareyso, ๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ซ๐-๐ค๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ ๐ฒ๐๐ซ๐๐๐๐๐.
๐๐จ๐จ ๐ค๐จ๐จ๐๐ข๐:
๐๐ ๐ฃ๐ข๐ซ๐จ ๐ก๐๐ฅ ๐ฅ๐๐ง๐ฌ ๐จ๐จ ๐ช๐๐๐๐ง ๐ค๐๐ซ๐ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐
-๐ฌ๐ญ๐จ๐ฉ-๐ฒ๐๐๐. Marka aad dooranayso lens, waa muhiim in aad eegto inta u dhaxeysa ee uu qaban karo, ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐ ๐๐ก๐๐๐ง: ๐/๐.๐โ๐/๐๐.
๐๐ข๐ญ ๐๐๐ง๐ฌ.
Waa lens-ka badanaa la socda kamaradda marka la iibsanayo.
Aperture-koodu mararka qaar ma gaari karo furitaan weyn (f-number yar sida f/1.8).
๐๐ก๐๐ซ๐๐ฑ๐๐๐ ๐๐ก๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ก:
Kit lens waa lens-ka aas-aasiga ah ee lagu bilaabo marka aad iibsato kamarad cusub, gaar ahaan ๐๐๐๐ ๐๐ฆ๐ ๐๐ข๐ซ๐ซ๐จ๐ซ๐ฅ๐๐ฌ๐ฌ.
๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐ ๐๐๐ง๐ฌ-๐ ๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐ก ๐๐ ๐ค๐ข๐ญ ๐ฅ๐๐ง๐ฌ ๐๐ก ๐ฐ๐๐: ๐๐-๐๐๐ฆ๐ฆ ๐/๐.๐-๐.๐.
๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐๐ซ๐ค๐๐ฒ๐ฌ๐๐:
Marka lens-ka uu yahay ๐๐๐ฆ๐ฆ, aperture-kiisu wuxuu noqon karaa ๐/๐.๐.
Marka aad soo zoom-gareyso wuxuu noqdaa ilaa ๐๐๐ฆ๐ฆ, aperture-ka ugu weyn wuxuu noqonayaa ๐/๐.๐.
๐๐ข๐ญ ๐ฅ๐๐ง๐ฌ ๐ฆ๐ ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐ฌ๐ข๐๐ ๐/๐.๐ ๐๐ฆ๐ ๐/๐.๐ โ taasoo muhiim u ah sawirrada mugdiga ah ama background blur (bokeh).
๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ง๐จ๐ฐ:
๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ญ๐ข๐ซ๐๐๐ ๐
-๐ฌ๐ญ๐จ๐ฉ-๐ญ๐ฎ ๐๐ฒ ๐ฒ๐๐ซ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ, ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ซ๐-๐ค๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ ๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ.
๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ญ๐ข๐ซ๐๐๐ ๐
-๐ฌ๐ญ๐จ๐ฉ-๐ญ๐ฎ ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ, ๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ซ๐-๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ ๐ฒ๐๐ซ ๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ.
โก๏ธ ๐
/๐.๐ = ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐๐๐ง ๐ฐ๐๐ฒ๐ง = ๐ฌ๐๐ฐ๐ข๐ซ ๐ข๐๐ญ๐ข๐ข๐ง ๐ฅ๐๐ก
โก๏ธ ๐
/๐๐ = ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐๐๐ง ๐ฒ๐๐ซ = ๐ฌ๐๐ฐ๐ข๐ซ ๐ฆ๐ฎ๐ ๐๐ข ๐๐ก
Dhammaad Xagaas waxa inoogu eeg Cashirkeenna Aperture-ka oo ahaa Cashirka kobaad ee iftiinka, waxaa inoogu xiga ๐๐ก๐ฎ๐ญ๐ญ๐๐ซ ๐๐ฉ๐๐๐.
Mohamed Haji AliMH MediaNiman A CabeeyeJiilka Maanta MediaVoss TvGeedka NabadaNuun Academy