NOGOB WEB TV

NOGOB WEB TV writer

14/11/2024

Mudo kadib waan soo noqonay alx

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Todobaadka xoriyada umda soomaliyeed 1 luulyo iyo 26 june Hambalyo somali w...
26/06/2021

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Todobaadka xoriyada umda soomaliyeed
1 luulyo iyo 26 june
Hambalyo somali wayn

Nogob TV

Shacab waynha ku dhaqan dagmada ceel wayne oo maanta salaadii ciida isugu soobaxay .
13/05/2021

Shacab waynha ku dhaqan dagmada ceel wayne oo maanta salaadii ciida isugu soobaxay .

Kadib qoraalkan oo aan hawda ka saarny waxaan hadana dibna dib ayaan ugu soo celiyay Nin rageedku labo ma aha .
13/05/2021

Kadib qoraalkan oo aan hawda ka saarny waxaan hadana dibna dib ayaan ugu soo celiyay
Nin rageedku labo ma aha .

Dugsiga ugu wayn gobolka Nogob Dugsi sare Nasiiib daro umadeed
13/05/2021

Dugsiga ugu wayn gobolka Nogob
Dugsi sare

Nasiiib daro umadeed

Update call us we are ready to help you as soon as possible Nogob web tv ka dhigo wehelkaga wararka
13/05/2021

Update call us we are ready to help you as soon as possible

Nogob web tv ka dhigo wehelkaga wararka

Ciiid mucaafiya guuud  ahaaan umada soomaaliyeed ciiid mucaafiya
13/05/2021

Ciiid mucaafiya guuud ahaaan umada soomaaliyeed ciiid mucaafiya

Qaarka ka mid aha dhalinta dhaxda u xidhay ushaqaynta dalkooda iyo ciidoodan dahabka aha ee lagu dul maamulo siday guuma...
17/04/2021

Qaarka ka mid aha dhalinta dhaxda u xidhay ushaqaynta dalkooda iyo ciidoodan dahabka aha ee lagu dul maamulo siday guumaysiga uga dulqaadi lahaayen .
Xornimo doon ayaan nahy freeeπŸ‡¬πŸ‡²πŸ‡¬πŸ‡² ogadenia

Afhayeenka ururka wadaniga aha ee onlf oo shir jara id qabtay ayaa yidhi diwaan galinta doorashada ee ka bilaabatay deeg...
17/04/2021

Afhayeenka ururka wadaniga aha ee onlf oo shir jara id qabtay ayaa yidhi diwaan galinta doorashada ee ka bilaabatay deeganka waxay ka daciifsan tahy ku wii uu male zanaawi ka qaban jiray wadanka .

Shacabka dagmada garbo ee gobalka nogob oo u dareeray qadashada kaarka diwaan galinta cod bixiyayaasha doorashada lafila...
17/04/2021

Shacabka dagmada garbo ee gobalka nogob oo u dareeray qadashada kaarka diwaan galinta cod bixiyayaasha doorashada lafilayo in ay ka dhacdo guud ahaan dalka iyo deeganka.

Jaahil nimada pp ee xaga wax qorida Waxay kala saari laayihiin marwo iyo mudane 😁😁  fadlan share dhe si farta looga saxo...
26/03/2021

Jaahil nimada pp ee xaga wax qorida
Waxay kala saari laayihiin marwo iyo mudane 😁😁 fadlan share dhe si farta looga saxo niman ka pp ahaa

By nogob web tv

Dawlada eratariya ayaa oga laatay in ay ciida madee kala baxdo ethiopia sida uu sheegay raysalwasare abiye ahmed.
26/03/2021

Dawlada eratariya ayaa oga laatay in ay ciida madee kala baxdo ethiopia sida uu sheegay raysalwasare abiye ahmed.

Address

Jijiga

Telephone

+251929296141

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NOGOB WEB TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share