Aarka mudug

Aarka mudug Bogan waxad ka helaysaa dhaman warar xiiso leh oo ku raali galiya

28/12/2024

Jiicboor πŸ‘ πŸ‘€

Xaalka cabudwaaq Ak47 qiimo k**a laho Alaab ahaan baa loo meydhaa πŸ˜†
16/07/2024

Xaalka cabudwaaq Ak47 qiimo k**a laho Alaab ahaan baa loo meydhaa πŸ˜†

15/07/2024

Mareexaan maanta dakad qalalan baa cirka ugu so dhacday lol

Wiil dhalinyaro ah oo muddo dheer kadib soo ogaaday qabiilka saxda ah ee uu kasoo jeedo! Akhriso Qiso Murugo leh.W/Q: Ja...
11/07/2024

Wiil dhalinyaro ah oo muddo dheer kadib soo ogaaday qabiilka saxda ah ee uu kasoo jeedo! Akhriso Qiso Murugo leh.
W/Q: Jacfaan Noofaan.

Waxaan go'aansaday inaan asxaabtayda lawadaago arimo badan oo ka dahsoon oo aniga i quseeya waa arin yaabkiisa wata waana ilhaano aniga la iga galay yaraantaydii , maadaama maalmahan aad aan soodhigayay qoraalo aan kumuujinayo in culays isoo foodsaaray dad badanna ay uqaateen inay dhibaato dhaqaale ihayso .

Hadaba marka koowaad waxaan idinka codsanayaa inaad HOOYADAY oo dhimatay iigu soo ducaysaan danbigeeda in ALLE dhaafo janadiina RABBI ku casuumo
Waxa qasab ah inaan arintan ka hadlo maadaama ay taabanayso aniga nasabadayda iyo abtirkayga iyo meesha aan kasoo jeedo oo sida loo fahansanyahay waxwayn kaqaldanyihiin
Sidoo kale waxan rabaa inaan tilmaamo si guud mar ah sida ay arintan ku dhacday iyo dadka arintaas kataliyey aniga oo aan cidna eedaynayn waayo waxa mudo idul hoganayey dhalan rog aniga la igu sameeyey si ulakac ah inkastoo dhamaantood aan cafiyey dadkii sidaas yeelay oo ay hooyaday macaan ugu horayso kun jeer ayaan markale kucelinayaa ilaahayna marqaati buu kayahay inaan cafiyey hooyo macaan waayo 9 bilood ayey caloosha igu siday naaskeeda ayaan soo nuugay silic iyo rafaad ayeyna igu soo korisay

Hase yeeshee waxa qasab ah inaan waxa jira sheego waayo anigu waxa aan ahay nin caan ah in badan oo bulshada kamid ahna ay taqaano sharaftiisana aysan fiicnayn wixii hada kadambeeya inaysan mugdi kujiri karin
Waayo h**e ayaa loo yiri wixii aad qarsato way ku qarsadaan
Hadaba xaqiiqda aan rabo inaan umada somaliyed lawadaago ayaa ah in wax badan ka qaldanaayeen qabiilka la ii yaqaanay
Aabahay iyo hooyaday waxay isku guursadeen koonfurta somalia waxyar ka hor 1990 intii aysan
Burburin dawladii dhexe guurkooda kadib waxay isu dhaleen labo caruur ah aniga iyo gabadh yaraanti ku saqiirtay burburkii dawladii somalia kadib hooyo iyo aabe waxay degenaayeen gobolka gedo gaar ahaan magaalooyinka garbahaaray iyo beled xaawo oo

04/07/2024

With Cali Dhuux – I just got recognized as one of their top fans!

22/06/2024

Shalay ayuu FIFA ku wargeliyey inuu kubadii jacayl uu u qabo dartii uga fariistay iyaduna xalay ayeey xiriirkii u jartay iyadoo leh dantaydii waa ka gaaray oo markii h**eba ujeedkaygu wuxuu ahaa in aan 1M Followrs ah ku gaaro.

Nin foolxun ma rabo in aan ilmo u dhalo maadaama aan ahay gabadh qurux badan oo san dheer, ayeey sii raacisay

Ragoow maydkaa inoo soo jiida πŸ˜‚ wiilkii aan is lahayn Real Madrid ama Barcelona ayuu u safan doonaa waxa nolosha ku dubatay Hafsa Queen πŸ˜‚ RIP Haafid πŸ’€.

Dhacdo yaab leh: Ninkaan oo indian ah ayaa Sanadkii 1999 kii Raacay Tareen deedna Lacagtii ayuu siiyey , Marka Waxay Aha...
13/08/2022

Dhacdo yaab leh: Ninkaan oo indian ah ayaa Sanadkii 1999 kii Raacay Tareen deedna Lacagtii ayuu siiyey , Marka Waxay Ahayd in Kirish booygu usoo Celiyo 21 rupee oo udhiganta ( 0.25$ ) Kirish booygu uma soo Celin 0.25 kii..

Markaa intuu Xanaaqay ayuu Maxk**ad La Fuulay Qolyihii , Maxk**adaan oo socotay 22 sano isla markaana yeelatay 122 fadhi oo mar walba Maxk**adu ka Fariisanaysay arintan
ugu dambayn Maalin Dhoweyd Ayuu Ninkaan ku Guulaystay qaddiyadii , wuxuuna Heli Doonaa 0.25$

Maxay kula tahay?

Dorashada kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ Kisumu Nin asagoo shukumaan kaliya wato safka doorashada soogalay oo sidaas ku codeeyay.Wuxuu sheegay...
10/08/2022

Dorashada kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ

Kisumu Nin asagoo shukumaan kaliya wato safka doorashada soogalay oo sidaas ku codeeyay.

Wuxuu sheegay inuu dagdagsanaa oo asagoo suliga kujiro sxbkiis soowacay sidaasna kusoo baxay.

Xiliyda doorashada ee wadanka kenya waxaa dhaco waxyabo funny ah oo dadka kayabiyo

Dorashadii 2017 waxaa soo caanbaxay
β€œNinkii Digirta”
Sawir ayaa laga qaaday asagoo safka kujira oo cunayo Digir, sawirkaas ayaa aad ugu faafay baraha bulshada.

08/08/2022

Shil gaadhi ayaa ka dhacay aaga hoolka sayidka kaasoo dhimasho sababay hoyo io ilmaheedi

Codsi ka yimid xildhaanad sacdiya salaadCidii sawirkaa hyso ha delete Shacabka Soomaliyed ee Sharafta leh waxaan ka cods...
07/08/2022

Codsi ka yimid xildhaanad sacdiya salaad
Cidii sawirkaa hyso ha delete

Shacabka Soomaliyed ee Sharafta leh waxaan ka codsanayaa inaad sawirkan ka saartaan baraha bulshada kana delete gareysan mobiladiina inshallaah.

07/08/2022

Address

Addis Ababa

Telephone

+251925344048

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aarka mudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share