19/08/2026
Mashaaricaha ka socda Degmada barey ayay maamulka Degmada iyo maamul heer gobal ah ayay maanta si wadajir ah ugu sameeyen kormeer iyo dabagal iyado la xaqiijinayo tayada Hab usocod ka dhismaha
Mashaariicaha👇
1__Xafiiska maamulka
2__Guriga danyarta
3__Iskuulka barbaarinta
4__Hoolka degmada