TODOB TV

TODOB TV Todob tv is online media covers from around the globe.

22/06/2025

DEG-DEG:🚨Iran oo bilowday wejigii 6aad ee duqeynta Is^raa'iil iyo gantaalada Hypersonic oo hadda hawada ku jira.

30/04/2025

With Ogaden media – I'm on a streak! I've been a top fan for 6 months in a row. 🎉

26/04/2025
15/04/2025
14/03/2025

~Kaydkii Shilaabiyo Wardheer Keynta Qoraxaya.

Fahima yar" & muuqal kale

With Ogaden media – I'm on a streak! I've been a top fan for 3 months in a row. 🎉
01/02/2025

With Ogaden media – I'm on a streak! I've been a top fan for 3 months in a row. 🎉

1- Ma ogtahay: Sonkortu ma laha taariikh dhicis ah, sababtoo ah kuma jirto dufan. 2- Ma ogtahay: Hal qof ayaa cabba labo...
12/11/2024

1- Ma ogtahay: Sonkortu ma laha taariikh dhicis ah, sababtoo ah kuma jirto dufan.

2- Ma ogtahay: Hal qof ayaa cabba labo tan oo biyo ah sanadkii.

3- Ma ogtahay: Harada ugu saafisan aduunka waa harada McDonald, Montana, oo ah haro cusub oo ka dhalatay dhalaalka barafka.

4- Ma ogtahay: Caaradu ma jecla dhiiga bini'aadamka, sidaa awgeed malaha wax sabab ah oo ay kuugu soo dhawaadaan inta aad huruddo.

5- Ma ogtahay: Xariijimaha Jidhka Zebra-ga in ay la mid yihiin Farahaaga oo kale, in aanay jirin laba dameer oo isku mid ah.

6 – Ma ogtahay: Gorayadu waxa ay noolaataa ilaa 75 sano, wayna sii tarmi kartaa ilaa ay ka gaadho 50 jir.

7- Ma ogtahay: Qudhaanjadu marka ay hindhiso ayaa miyir doorsooma

8-Hurdada 9 saacadood iyo ka badan maalintii waxay ku keentaa hurdo badan waxayna kordhisaa halista wadne xanuunka.

9-Maskaxda bini aadamka waxay isticmaashaa tamar u dhiganta tamarta ay isticmaasho guluubka 20-watt ah.

10- Ha ku socon Lugtaada hana ku Tiirin gacantaada marka ay caajis tahay waxaana laga yaabaa inay jabto adigoon ogeyn.

11-Ma awoodid inaad xasuusato 95% riyadaada sababtoo ah isbedelada qaar ee maskaxda ku dhaca xilliga hurdada oo aan ogolayn in la keydiyo qayb badan oo xog ah.

12- Dimples wejiga, inkastuu dadka qaar u arka inay qurux badan yihiin, marka laga eego dhanka caafimaadka, waxaa lagu tiriyaa muruq qalloocan.

Gudoomiya mustaqbalka dhaw ee degmada cadaadle mudne anas cabdi digaale.
10/11/2024

Gudoomiya mustaqbalka dhaw ee degmada cadaadle mudne anas cabdi digaale.

Ceelberde bakool soomaaliya📸 BBadrudin Elbarde Chanal
24/10/2024

Ceelberde bakool soomaaliya

📸 BBadrudin Elbarde Chanal

29/07/2024

Sodohdiisa “Gabadha uu qabay hooyadeed” ayaa Ku dishay magaalada Boosaaso

Hogaamiyaha TPLF ayaa kaso Jawaabay Hadalkii Abiy ahmed ee Ahaa in dagaal lagu Laban doono Hadii ay Sharciga Xisbinimo Q...
27/07/2024

Hogaamiyaha TPLF ayaa kaso Jawaabay Hadalkii Abiy ahmed ee Ahaa in dagaal lagu Laban doono Hadii ay Sharciga Xisbinimo Qaadan wayaan TPlF.

Gudomiyaha TPLF Debretsion Gebremichael, ayaa ka Jawaabay hadalkii abiy ahmed Raiisal wasaaraha Ethiopia wuxuuna Yiri.

Waxaan wada hadal La yeeshay Raiisal wasaare abiy ahmed labo maalin kahor adis ababa ayaana ku kulanay.

Waxaana Heshiis fiican la gaadhnay Dawlada federalka ah Sidaas darteed, ma dhici doono dagaal iyo colaad ka dhalata qabashada shirwaynaha sidaas waxaa yiri Gudomiyaha TPLf.

Sidee u aragtaa.

Ogaden Media

Deg Deg Allaha unaxariistee waxaa Geeriyooday Gudoomiyihii h**e ee Barlamaanka Somalia Prof. Jawaari.Prof. Wuxuu ahaa aq...
28/06/2024

Deg Deg Allaha unaxariistee waxaa Geeriyooday Gudoomiyihii h**e ee Barlamaanka Somalia Prof. Jawaari.

Prof. Wuxuu ahaa aqoonyahan, Siyaasi Iyo khabiir wax badan ka yaqiinnay dawladnimada iyo taariikhda Somalida.

TODOB TV

Adresse

Paris

Téléphone

+251915016111

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque TODOB TV publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à TODOB TV:

Partager