05/03/2023
Daawadayaal kaalaya aynu wada cawaynee.
Barnaamijka waxaa ku lammaan barnaamij samafal ah , kaasoo ah inaad ku deeqdo toban riyaal si aynu wax ugu qabanno masaakiinta si kulankeenu u noqdo mid danyarta taakulo u ah.