Warsan News

Warsan News Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Warsan News, Media- tai uutisyhtiö, Lehtikankaantie5-9c, Mogadishu.

02/03/2026

DEG DEG: Diyaarado Mareykan leeyahay oo Kuwait ku burburay. Iran oo kahadashay ayagana waxay sheegeen iney soo rideen dhowr diyaarado Mareykan ah.

02/03/2026

Xildhibaan abdinasir xaaji shirwac oo kulan afur ah usamey qaar kamid ah dhalinyarada Beesha Xusen maxamed kaas oo leyskaga wareystay xaaladaha Abaaraha ee dalka kajiro

01/03/2026

Gantaallada Iiraan ayaa maanta burbur xoog leh ka dhaliyay gudaha Israa’iil, iyadoo wargeyska Times of Israel uu ku warramay 9 Israa’iiliyiin ah inay ku dhinteen gantaal ku dhacay magaalada Beit Shemesh , halka ay wali jiraan tobannaan qof oo burburka dhismayaasha laga hoos raadinayo.

🚨🔥DEG DEG: Sacuudiga waxaa hadda kusocda duqeen culus. Bariga Dhexe xaalad adag ayuu galay.
28/02/2026

🚨🔥DEG DEG: Sacuudiga waxaa hadda kusocda duqeen culus.

Bariga Dhexe xaalad adag ayuu galay.

DEG DEG: Trump ayaa hada bartiisa bulsho kusoo qoray in Khamenei ladilay.
28/02/2026

DEG DEG: Trump ayaa hada bartiisa bulsho kusoo qoray in Khamenei ladilay.

28/02/2026

21 qof in ka badan ayay sheegatay Telaviv oo dhaawacyo ah kuwaas oo Gantalada iran wax yeleyeen.

🚨QADAR, IMAARAAD, BAXRAIN, ISRAIL iyo KUWAIT WAXAA HADA KU HOOBANAYA GANTAALO
28/02/2026

🚨QADAR, IMAARAAD, BAXRAIN, ISRAIL iyo KUWAIT WAXAA HADA KU HOOBANAYA GANTAALO

28/02/2026

Muqaal kale Talaabiib waxaa ku dhacay gantaalka ballistic. Qasaaro badan ayaa jira ayay leeyihiin saxaafada IsraIl.

28/02/2026

Dubai—Garoonkii diyaaradaha Dubai waalagu kala tagay. Waxay noqotay goob dagaal oo furin ah wayo

28/02/2026

Update Talabiib oo gubaneyso.

28/02/2026

Yaab. Mid meeshaan Baxrain wuxuu duubay drone ku dhaceyso dabaqa qeybta ka koreyso.

Afhayeenka wasaaraha arrimaha dibadda Iiraan, Esmail Baghai ayaa hadda Sky news u sheegay in hoggaamiyeyaal sare oo ka t...
28/02/2026

Afhayeenka wasaaraha arrimaha dibadda Iiraan, Esmail Baghai ayaa hadda Sky news u sheegay in hoggaamiyeyaal sare oo ka tirsan dawladda Iiraan in lagu dilay duullaanka Mareykanka iyo Israa’iil ay ku qaadeen gudaha Iiraaa , halka uu sheegay in hoggaamiyaha sare ee Iiraan Cali Khamenei, iyo Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ay labaduba nool yihiin oo xaaladdoodu wanaagsan tahay.

Address

Lehtikankaantie5-9c
Mogadishu
87300

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsan News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share