Ahmed Sakaawe

Ahmed Sakaawe .

Wasiir Xaange: "Waa fadeexad siyaasadeed ah in Madaxweyne Deni oo u taagan xilka ugu sarreeya Soomaaliya uu ka dhuunto d...
31/12/2025

Wasiir Xaange: "Waa fadeexad siyaasadeed ah in Madaxweyne Deni oo u taagan xilka ugu sarreeya Soomaaliya uu ka dhuunto dalkii oo la kala goynayo, horay ayuu u taageeray Soomaali diidka wuxuna sheegay in u kala shaqaynayo si kasta oo ay ku helayaan gooni-goosadka

Sakaawe Media

18/10/2025

DEG DEG Beesha Warsangali oo Gurmad horle udirtay Shidan

18/10/2025

Toos Udaawo Dagaalka Cirshiido malayshiyada Beesha Isaaq oo Lalayey

TURKIGA: Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Xil.Maxamuud Gesood ayaa ka qayb-galay Shirweynaha Ganacsiga iyo ...
18/10/2025

TURKIGA: Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Xil.Maxamuud Gesood ayaa ka qayb-galay Shirweynaha Ganacsiga iyo DhaqaalahaTurkiga iyo Afrika.

Shirkan heerka sare ah ayaa ahaa mid muhiim ah oo lagu xoojiyay iskaashiga dhaqaale, ganacsi iyo maalgashi ee u dhexeeya Turkiga iyo dalalka Afrika, iyadoo lagu falanqeeyay fursadaha horumarineed iyo iskaashiga mustaqbalka ee labada dhinac.

Intii uu shirka socday, Wasiirku waxa uu sidoo kale ka qaybgalay Shirka Wasiirrada oo uu guddoomiyay Wasiirka Ganacsiga Turkiga, Mudane Prof. Ömer Bolat, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga ganacsi, fududeynta maalgashiga iyo kobcinta xiriirka ganacsi ee Turkiga iyo qaaradda Afrika.

Ahmed Sakaawe

Caasimada Waqooyi Bari Laascanod
10/10/2025

Caasimada Waqooyi Bari Laascanod

jawiga Galabta Boosaaso deeqa
09/10/2025

jawiga Galabta Boosaaso deeqa

08/10/2025

Badhan Afhayeenka Ciidamada Puntland oo ka hadlay Manasabadii Tababar loogu furay ciidan

07/10/2025

Badhan Ciidanka Puntland oo Gaaray

Osoite

Tesoma
Tampere
33300

Nettisivu

Hälytykset

Tiedä ensimmäisenä ja anna meille oikeus lähettää sinulle sähköpostitse uutisia ja promootioita Ahmed Sakaawe :ltä. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua milloin tahansa.

Jaa