News Afgoi Media

News Afgoi Media Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de News Afgoi Media, Création digitale, 1 Square Maurice Ravel, Beauvais.

🎥 Ku soo dhowow News Afgoi Media — bog soo gudbiya muuqaallo madadaalo, hido iyo dhaqan, sports, wareysiyo iyo caawinta bulshada.
🎬 Content 100% original ah oo ka imanaya gudaha Soomaaliya 🇸🇴
Waxaan u heellanahay soo saarista muuqaallo original ah🙏🏻

13/01/2026

Bariga dhexe iyo gantaalaha ciyaarta manta Afgooye ka dhacday
Kulanka manta maxa laga bartay
Sii shere garey
Barito arbacada dabsaar iyo halgan
゚viralシ ゚viralシ

12/01/2026

Kulanka barito talaadada
Bariga dhexe iyo gantaalaha
Yaa guuleysan doona saadaali
Sii shere garey

Furitan ka koobka so dhaweynta Xilka loo magacabay mudane Ahmed Ibrahim yuusuf madaxa dhalanyarada iyo ciyaaraha ee jali...
12/01/2026

Furitan ka koobka so dhaweynta Xilka loo magacabay mudane Ahmed Ibrahim yuusuf madaxa dhalanyarada iyo ciyaaraha ee jaliyada koonfur galbeed somaliya ee dalka builgam
Waxana furi doona barito talaadada
BARIGA DHEXE IYO GANTAALAHA
Saadaali kulanka yaa adkan dooono?
News Afgoi Media folow like shere

09/01/2026

CAJIIB Macalin muqtaar qof ka cod macan afgooye ma joogo
Jazakallah yaa mucalim
Sii shere garey kalamka alle

🌸💖 Hambalyo  Hambalyo 💖🌸Qalbi farxad leh ayaan u hambalyeynayaa🌹 Ustaad Mohamed Ali Ahmed 🌹iyo🌺 Marwadiisa qaaliga ah 🌺💎...
09/01/2026

🌸💖 Hambalyo Hambalyo 💖🌸
Qalbi farxad leh ayaan u hambalyeynayaa
🌹 Ustaad Mohamed Ali Ahmed 🌹
iyo
🌺 Marwadiisa qaaliga ah 🌺
💎 Drs. Barwaaqo Hussein Bule 💎
✨ Waxaan Alle ka baryayaa in guurkiinnu noqdo mid:
❤️ jacayl iyo kalgacal ku dhisan,
🤝 isfaham iyo ixtiraam joogto ah,
🏡 hoy nabad iyo farxad leh,
🌈 barako iyo kheyr ku dheehan.
🤲 Ugu dambeyntii, Ilaahay ha idinka dhigo
🌿 lamaane ku wada noolaada nolol waarta,
👶 ubad suuban idinka dhasha,
kana idin barakeeyo dhammaan talaabooyinka noloshiinna
🌍 adduun iyo aakhiroba.
💐✨ Hambalyo Guur Wacan ✨💐
🤍 Aamiin Ya Rabbal Caalimiin 🤍

08/01/2026

“Afgooye Oo Martigelinaysa Koob Lagu Maamuusayo Madaxa Dhalinyarada & Ciyaaraha” ee koonfur galbeed somaliya
Ee dalka builgam
“Koob kan ayaa qaban qaabiyey mudane Ahmed yuusuf oo ah madaxa dhalanyarada ciyaaraha jaliyada koonfur galbeed somaliya
Imisa kooxood ayaa ka qeyb galeysa
Sii SHERE GAREY
hormar sports
゚viralシ ゚viralシfypシ゚viralシalシfypシ゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシfypシ゚ ゚viralシfypシ゚viralシalシ

02/01/2026

Somalida qof ka caawinaad u baahan ma caawiyan wiilkan Yar wajiga qaliin ka geli rabaa balse hooyo iyo aabe ma awoodan
Aan wax isku darno waxad awoodo nambarkani ku tuur +252 61 5640497 waadna kala XIRIIRI karta mise u shere garey ilaahey dartiisa 😭😭🥺😭🥺



Dahir Alasow Hormuud Telecom Munasar Maxamed
゚viralシ

30/12/2025

GABDHO QURUX BADAN REER AFGOOYE AH AYAA SI QURUX BADAN USO DHAWEYEY GABAR SOMALIYED MUQDISHO KA TIMID
AFGOOYE WAA DHUL NABADEED IYO BARWAAQO IYO DALXIISKA KU FIICAN
SII SHERE GAREEY
News Afgoi Media FOLOW LIKE SHERE
، ، ゚viralシ

29/12/2025

Gabar qiiimo badan Ayan manta Afgooye kuso dhaweynay
Team ka so dhaweynta way ku mahadsan yhiin sida quruxda badan ad uso dhaweysen
Like saar siina shere garey
MIDNIMADa an kawada shaqeyno

29/12/2025

LATALIYAHA KHAASKA AH madaxweynaha TikTokerska afgooye Cali Afgooye ahna milkiilaha page ka News Afgoi Media aya u hambalyeeyey madaxweynaha hadda la doortay
Wuxuna ugu baaqay In uu midnimada ka shaqeeeyo dhalanyarada ne si fican u mamulo kana shaqeeyo arimaha safamafalka dadka dhibaateysan si loosoo gudbiyo
Maxaa kaga baxay
Sii shere garey
News Afgoi Media folow like shere
゚viralシ ゚viralシfypシ゚ ゚viralシfypシ゚viralシalシfypシ゚viralシfypシ゚viralシalシ

Ahmed lbrahim Yusuf maame aya loo magacabay Madaxa Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Jaaliyadda KoonfurGalbeed Soomaaliya ee...
28/12/2025

Ahmed lbrahim Yusuf maame aya loo magacabay Madaxa Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Jaaliyadda Koonfur
Galbeed Soomaaliya ee dalka Belgium.
Waxan leenahay hambalyo WAA guul weyn 🫡


Hambalyo sxp halkaa Kasii wad dadaalka Usoo hambalyeeya saxibkeyga
28/12/2025

Hambalyo sxp halkaa Kasii wad dadaalka
Usoo hambalyeeya saxibkeyga

Adresse

1 Square Maurice Ravel
Beauvais
60000

Téléphone

+252618498968

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque News Afgoi Media publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager