City Polyclinic Center

City Polyclinic Center wixi ku saabsan suaalo caafimaad iyo talo bixin halkaan nagula wadaag

Kaniinigaan faaidadiisa waxaa kamid ah1 Inow dheefshiidka isku dheela tiro wanaajiyana2 Inow gubo dufanka oo waxay u ist...
20/04/2025

Kaniinigaan faaidadiisa waxaa kamid ah

1 Inow dheefshiidka isku dheela tiro wanaajiyana

2 Inow gubo dufanka oo waxay u isticmaalaan inay isku caateenyaan

3 Inow tamarta kor u qaado oo tamar aa ka hesho

4 Inow yareeyo baahida badan oo cunta qaadasho badan kaga maaranto saa isku caatayso

Kaniinigaan maxaa loo isticmaalaa?
15/04/2025

Kaniinigaan maxaa loo isticmaalaa?

Cuntooyinka u fcn qofka sokorta ama macaanka qabo
13/04/2025

Cuntooyinka u fcn qofka sokorta ama macaanka qabo

TikTok | Make Your Day

11/04/2025

Jumca wanaagsan dhamaan umada soomaaliyeed meelkastaa joogtiin follow soo dhaha page kaan fadlan

VITAMIN B12 FAAIDADIISA MAXAY TAHAY?Samaynta Unugyada Dhiiga Cas: Waxay muhiim u tahay samaynta unugyada dhiigga cas kuw...
10/04/2025

VITAMIN B12 FAAIDADIISA MAXAY TAHAY?

Samaynta Unugyada Dhiiga Cas: Waxay muhiim u tahay samaynta unugyada dhiigga cas kuwaas oo qaada ogsijiinta jirka oo dhan.

Shaqada Dareemaha: Waxay muhiim u tahay ilaalinta unugyada neerfaha caafimaadka qaba iyo shaqada.

DNA Synthesis: Waxay door ka ciyaartaa isku-dhafka DNA-da, walxaha hidde-socodka ee dhammaan unugyada.

Dheef-shiid kiimikaad: Waxay ka caawisaa jirku inuu cuntada u beddelo tamar.

Adresse

Carcassonne

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque City Polyclinic Center publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager